Home » Archive Sannadka 2009

Tacsi wadaadadii lagu laayey Gaalkacayo

Aug 12, 2009
JAALIYADA SWEDEN EE REER PUNTLAND Waxaan aad uga xunahay sida waxashnimada ah ee lagula kacay culumada tabliiqa ah ee lagu dilay magaalada galkacayo anga oo ah dadka reer sweden waxaan cambaaraynaynaa falka loo gaystay culimada waxaan halkan tacsi uga diraynaa dadkii iyo eheladii ay ka geeriyoodeen culumadaasi. 1: cabdi xakiim ismaciil beeldaaje 2: Dr. Cabdirashiid Axmed ceegaag 3: Dr. yaasiin... 

Dilka culimada Dareen Naxdinleh| Abul Fadli

Aug 12, 2009
Dilka culimada Dareen Naxdinleh, fariina Xanbaarsan (inaa lillaahi wa inaa illayhi raajicuun)..Waxaa wax laga xumaada ah,dareen naxdinlehna ah,falka waxshinimana ah oo lagu xasuuqay culimada tabliiqa ah.sida uu nabarayo manhajka rabaaniga ah,in dadku haday u hogaansami waayaan una dhaga nuglaan waayaan allihii abuuray,maraana dariiq qilaafsan kii uu u jideeyay,inay la kulmayaan cawaaqib xumo iyo wax... 

Maalinta dhalinyarada aduunka 12 August oo maanta Mogadishu laga xusay

Aug 12, 2009
Maalinta dhalinyarada aduunka 12 August oo maanta Mogadishu laga xusay Munaasibad lagu xusay maalinta dhalinyarada aduunka oo ay ka soo qeyb galeen mas.uuliyiinta labada gole ee barlamanka iyo xildhibaanada dowlada ayaa maanta algu qabtay magaalada Muqdisho ee gobolka banadir . Xuska loo sameeyey maalinta 12 August 12, 2009 ayaa waxaa soo qabanqaabiyey heya.adda soyden iyo hey.adda UNFPA waxaana lagu... 

Garoowe:Siminaar ay soo qaban qaabisay hay’ada UN OCHA

Aug 12, 2009
Siminaar ay soo qaban qaabisay hay’ada UN OCHA oo maanta si rasmi ah ugu dhacay Xarunta Jaamacada PSU ee Magaaladda Garoowe. Sawiro kaloo dheeraad ah daawo Siminaarkani oo ay soo qaban qaabisay hay’ada UN OCHA Somalia ayaa maanta waxa uu si rasmi ah uga dhacay Hoolka weyn ee jaamacada PSU ee gudaha magaalada Garoowe ee Caasumada Puntland. Siminaarkani oo ahaa mid si weyn loo soo agaasimay ayaa... 

Cambaarayn iyo Muqdisho ayaa qaadaysa Masuuliyada Dilka wadaada

Aug 12, 2009
CAMBAARAYN, TACSI IYO CALOOLXUMO! Ilaahay wuxuu Kitaabkiisa ku yiri (( Ruuxii u Dila Mu’min si Kas ah, Abaalkiisu waa Jahannamo oo u ku waaro dhexdeeda, Wuuna u Cadhoon Eebe wuuna Lacnadi wuxuuna u darbi Cadaab wayn)). Falka xasuuqaa ee foosha xun ee lala beegsaday Saaka 12/8 Salaaddii fajar ka hor magaalada Gaalkacayo Culimo ducaada oo martiya oo u dhalatay walaaleheen Muslimiinta Baakistaan,... 

Culumadii lagu lagu laayey Gaalkacayo oo la aasay

Aug 12, 2009
Culumadii lagu laayey Gaalkacayo oo la aasay Waxaa abaare afartii galabnimo bacdal casar laga qaadey maydadka culumadii la xasuuqay isbitaalka dhaga cade ee magaalada Gaalkacyo loona sii galbiyey qabuuraha cirjiife ee bariga magaalada. Waxaa aaska ka qaybgalay kumanayaal dadwaynaha reergaalkacyood ah oo isugu jira culumo, waxgarad, ganacsato,dhalinyaro iyo waliba qaybo kamida maamulka . dadwaynahaas... 
Halkudheg:

Ururka Rajo Charts oo Deeq lacageed gaarsiiyay curyaamiinta ku jirta Cusbitaal Martiini

Aug 12, 2009
Ururka Rajo Charts oo maanta Deeq lacageed gaarsiiyay curyaamiinta ku jirta Cusbitaal Martiini ee magaalada Muqdisho. Waxaa manta Deeq Lacageed oo ka timid Gabdho Soomaliyeed oo ku dhaqan dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada Leicester Curyaamiinta ku jirta Cusbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho. Gabdhahaan oo ka tirsan Ururka Rajo Charts ayaa waxaa gudoomiye u ah Drs. Cosob Cali Kulane, mana... 

Turkish frigate captures five pirates off Somalia: army

Aug 12, 2009
ANKARA — A Turkish frigate intercepted a skiff off Somalia and captured five pirates Tuesday on suspicion that they were preparing for attacks, the Turkish military said. The Gaziantep, operating with NATO forces in the region, seized the skiff in the Gulf of Aden with the help of a helicopter and amphibian commandos, the statement said. The operation was launched after intelligence that the boat... 

Foreign hostages held by kidnappers in Somalia are Released

Aug 12, 2009
Aug 11 (Reuters) – Somali kidnappers released six foreigners on Tuesday seized in November in central Somalia, an official told Reuters. Here is a timeline of kidnappings of foreigners being held in Somalia: April 2008 – A Briton and a Kenyan working on a U.N.-funded project were seized by gunmen and taken to Jilib town, 280 km (175 miles) south of Mogadishu. They are still being held. August... 

11-da Agoosto Maalin xasuus ma hadho ku ah Bahadda Saxaafadda Soomaaliyeed.

Aug 11, 2009
11-da Agoosto Maalin xasuus ma hadho ku ah Bahadda Saxaafadda Soomaaliyeed. Hotel Amiira ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay xaflad baroordiiq ah oo loo sameynayey agaasimhii Idaacadda Horn Afrik Cali Iimaan Sharmaake iyo Agaasimihii Idaacadda Capital Voice Mahad Axmed Cilmi oo iyagu la dilay 11-kii Agoosto 2007, waxaana xafladdaan ka soo qaybgalay mas’uuliyiin ka socotay Dowladda Federaalka,... 

Why I fear for Somalia|Nuradin

Aug 11, 2009
The wave of radicalisation targeting young Somali children everywhere is threatening hopes for the country’s future stability Over 20 years, I have watched Somalia disintegrate politically, crumble economically and fragment socially. But my hope for Somalia’s future was always entrusted in its younger generation. Our struggle was to invest in our youth inside Somalia to develop a culture... 
Halkudheg:

Al-Barakaat: Dadkii lacaguhu ka maqnaayeen hanala soo xiriireen

Aug 11, 2009
Ogaysiis deg deg ah oo ku socda dadkii ay lacagaha uga xayirmeen Bangigii Barakaat . Waxaa laga codsanayaa macaamiishii ay lacaguhu uga maqnaayeen Bangiga Barakaat in haatan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan Xafiiskooda oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyagoo kala soo xiriiri kara Emailka bsmog2009@hotmail.com. Ama Teleefonada kala ah 002521-652930 002521-5500979 0025215477708 002521-5350000.  Read More →

Pakistaaniyiin Tabliiqa oo Gaalkacayo lagu laayey

Aug 11, 2009
Gaalkacayo: Masaajid ku yaala magaalada Gaalkcayo ayaa saaka salaadii subax lagu dilay shan nin oo dhalashadooda lagu sheegay Paskistaaniyiin. Waxaa iyana la dhaawacay laba nin oo kale, oo dhalashadooda Somali iyo Pakistani la gu wada sheegay. Wadaadan ayaa ahaa Jamaacada Tabliiqa halkaasna u joogay faafinta dacwada, sida ay caanka ku tahay Jameecada Tabliiqa. Warar hor dhac ah oo halkaas kasoo baxaya... 

The Free Bashir Makhtal Coalition

Aug 11, 2009
Canadian Somali congress & The Free Bashir Makhtal Coalition Would like to invite you to join Ottawa Canadian Somalis in a peaceful demonstration to demand that the Canadian Government bring Bashir Makhtal back to Canada & show our support for the Makhtal Family. When: Monday August 17, 2009 1:00 PM to 3:00 PM Where: Starting at 151 Slater Street and proceeding to the Prime Minister’s... 

Sh.C/qaadir oo ku baaqay in laga qayb qaato dhamaystirka Markazka Dacwada iyo Tacliinta

Aug 11, 2009
Fadiilatu Sh.C/qaadir Nuur Faarax (xafidahullaah) oo ku baaqay in laga qayb qaato dhamaystirka Markazka Dacwada iyo  Tacliinta ee Al-Xikma ee kawado Gaalkacayo. Sawiro kaloo dheeraad ah daawo Waxaa allaah mahadiis ah in dhismaha markazka Alxikma ee la dhagax dhigay 15/6/2009 uu marayo meel lagu farxo uuna gooyey masaafo dheer waxaana la shubay dabaqii koowaad bilawgii bishaan Ogosto een ku jiro, qaybtii... 

Hantiilayaasha caydha ah|Sh. Maxamed Idris

Aug 11, 2009
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato. Ma maqasheen, mase aragteen Hantiilayaasha Caydha ah ee gaajada u dhintay? Haddaydaan hora u maqal waa: Soomaalida dadka la yiraahdo!!!! Adduunka Socodkiisu waa cibro iyo casharo waaweyn. Soomaaliduna horay ayey u tiri: “Nimaan Dhul Marin Dhaaya Ma leh”. Adduunka intaan socdaalka ku ahay waxaan wax badan u... 
Halkudheg:

Australia Ardayda Soomaaliyeed Malaysiya wax haku barteen

Aug 10, 2009
Dawlada Australia Oo Tixgelin Siisay Qorshe Uu U Bandhigay Safiirka Soomaaliya U Fadhiya Indonesia. Sida aan ka soo xigtay jariirad la yiraahdo The Age, taasoo ka soo baxda dalka Australia ayaa waxa ay war bixin ka qortay kulan muhiin ah oo dhex maray Safiirka Soomaaliya u fadhiya wadanka Indonesia Md. Maxamuud Colow Barrow iyo mas’uul sare oo ka tirsan waaxda arrimaha dibadda ee dalkaasi Australia... 
Halkudheg: ,

Somali students plan for Malaysia

Aug 10, 2009
Somali students plan for Malaysia Misha Schubert August 7, 2009 AUSTRALIA is considering offering Somali students scholarships in Malaysia – rather than inviting them to study here – to increase the chances that they will return home rather than resettle in Australia. A senior government MP has written to Foreign Minister Stephen Smith with the proposal, after the Somali ambassador to Indonesia... 
Halkudheg: ,

Sweden: Shir looga hadlay Qurba joogta iyo Maalgashiga PL

Aug 10, 2009
Shir balaaran oo looga hadlayey arimaha Puntlanad ayaa maanta ka dhacay magaalada Stockholm ee dalka Sweden. Shirkaan ayaa loga hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa maalgashiga dadka qurbo joogta ah ay wadaan iyo sidii diirada lagu saari lahaa in laga fekero in laga shaqeeyo sidii maamulka looga kaabi lahaa dhinacayo badan. Dr Yaasiin Faarax Cartan... 
Halkudheg: ,

Xafladda Qalinjibinta Ardaydii ugu badneyd Kuwait

Aug 10, 2009
Xafladda Qalinjibinta Ardaydii ugu badneyd Taariikhda Jaaliyadda somaaliyed ee kunool dalka Kuwait Sawiro kale oo dheeraada daawo Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay qaban qabadeedana ay lahaayeen Safaaradda soomaaliddu ku leedahay dalak Kuwait oo ugu horeeyo Danjire : Abdulkadir Amiin shekh iyo lataliya yaashiisa kala ah Abdulkadir sufi Mohamed (muriidigolf) lataliyaha Arrimaha Siyaasadda... 
Halkudheg: , , ,

Sheekh Shariif oo ka warbixiyey Safarkiisii Nairobi

Aug 10, 2009
Madaxweynaha Dowladda KMG ah Oo Maanta Shir Jaraa’id Kaga War Bixiyey Kulamadii uu Dhowaan Nairobi kulala Lahaa Hilary Clinton Madaxweynaha dowladda FKMG ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta shir jaraa,id oo uu kaga hadlayo kulankii ay dhowaan ku wada yeesheen magaalada Nairobi xoghayaha arimaha dibada dalka maraykanka Hilary Cilinton ku qabtay xarunta madaxtooyada ee villa soomaaliya... 

Caruurta iyo goobaha kulanka Internedka|Siciid

Aug 10, 2009
Caruurta iyo goobaha kulanka Internedka Dhawaan waxa aan akhriyay warbixin dheer oo joornaalka la yidhaa Newyork times uu ka qoray dhaliinyaro Soomaaliyeed oo mudooyinkii danbe ay wararku sheegayeen in ay ka guureen wadanka Maraykanka kuna noqdeen Soomaaliya si ay uga ag dagaalamaan ururka Al-Shabaab. Qayb wayn oo ka mida wararka uu joornaalkani soo bandhigay ee ku saabsan xogta dhaliinyaradan waxa... 

War-baahinta Soomaaliyeed ha garato danaha ummadeeda burburtay|Sooyaan

Aug 10, 2009
War-baahinta Soomaaliyeed ha garato danaha ummadeeda burburtay. Intii ay gobanimmada qaadatay illaa iyo maantadan la joogo ayaad moodaa in guud ahaan xukuumadaha qaaradda Afrika ay dhibaato ka haysato xeerarka iyo sida ay ula dhaqmayaan Suxufiyiinta, ma aha wax ceeba ah dunida 3aad dalalka loogu yeero ama kuwa horu marayba inaad aragto nin weriye oo la handadayo, la xiray, la garaacayo, ama la dilayba,... 

Haddii aad i doorataan Q-2aad|Suldan

Aug 10, 2009
Haddii aad i doorataan! Qaybtii Labaad Haykalka Dowladnimo Your browser may not support display of this image. Haddaba, haddii aad na doorataan, waxaannu idinku haggaynaa horukac iyo hiraal dheer [insha Allaah], waxaannu muujinayaa xilkasnimo, caddaalad, sinaan, maamul wanaag iyo hoggaamin dhab ah. Waxaanuna idinka saaraynaa wakhtiga xun ee lagu jiro, annagoo Ilaahay la kaashanaya, qorshe iyo hindisena... 

Somali Week London oo maalintii Shanaad ka soconaya

Aug 10, 2009
Somali Week London oo maalintii Sadaxaad ,Afaraad iyo Shanaad ka soconaya Garoonka New River . London 09.08.2009: Garoonka New River ayaa waxaa si habsami ah uga socda ciyaaraha Somali Week London oo ka furmay asbuucii hore bartamihiisa Waqooyiga magaalada London. Ciyaaro aad u xiisa badan ayaa waxaa isaga hor yimid kooxaha kale ah : Holand B V Ilamos, Liecester Stars V Nabadda, Wembley United... 
Halkudheg: ,