Home » Archive Bisha November, 2009

Risiqiinna Ilaah baa Qaba ee Hadla | Muxamed Idris

Nov 4, 2009
بسم الله الرحمن الرحيم RIZIQIINNA ILAAH BAA QABA E HADLA! W/Q: Muxamed Idris Axmad Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna korkiisa ha ahaato. Waxaan filayaa Soomaali kasta oo la socdey bilihii la soo dhaafay doodii ku saabsanayd Badda Soomaaliyeed ee Dawladda Keenya cabbiratay, inuu ka marag kacayo in Bahda Somalitalk si xirfadi ku dheehantahay u soo bandhigtay,... 
Halkudheg: ,

Gabdhaha Soomaaliyeed ee Sweden oo kaalmo lacageed soo gaarsiiyay Xarunta Jimciyada Xanaanada Caruurta Agoonta ah ee Afooye

Nov 4, 2009
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Gabdhaha Dalka Sweden oo kaalmo lacageed soo gaarsiiyay Xarunta Jimciyada Xanaanada Caruurta Agoonta ah ee Al- Nahreyn (Orphanage Care Union) ee degmadda Afooye Gobolka Shabeelaha Hoose. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Jaaliyadda gabdhaha Soomaaliyeed eek u dhaqan Dalka Sweden gaar ahaan magaalada Yatakori ayaa kaalmo lacageed soo gaarsiiyay Xarunta Jimciyada Xanaanada... 
Halkudheg:

London: Wafti uu hogaaminayo Cumar C/rashiid oo u dhoofay Dubai

Nov 4, 2009
Wafdigii uu hoogaaminayey Ra’isul wasaaraha Somalia Dr. Cumar C/rashid Cali Sharmarke oo beryahan booqanyey wadamo Europe ah, ayaa caawo lagu sagootiyey magaalada London iyagoo u duulay magaalada Dubai.  Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah London, Oct 4, 2009: Wafidga Ra’isul wasaaraha oo ka koobnaa dhowr xubnood oo ka tirsan xukuumadiisa, ayaa muddo todobaad ah waxay booqashooyin ku kala... 

Todobaadka daryeelka haweenka iyo caruurta oo ka bilawdey magaalada Gaarissa.

Nov 4, 2009
Todobaadka daryeelka haweenka iyo caruurta oo ka bilawdey magaalada Gaarissa. Todobaadka daryeelka caafimaadka caruurta iyo haweenka oo lagu magacaabo Malezi Bora ayaa magaalada Gaarissa si rasmi ah xariga uga jarey kuxigeenka guddoomiyaha gobolka waqooyi bari Kenya Mr. Thomas Saka. Xaflada barnaamijkan xariga lagaga jarayey oo lagu qabtey isbitaalka guud ee magaalada Gaarisa ayey saraakiisha caafimaadka... 

Madaxwaynaha Punland oo Kulan la Qaatay Taliyaha Ciidamada Police-ka DKMG

Nov 4, 2009
Somalitalk:Bosaaso: Madaxawayanaha Dowlada Goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa Kulan Aad u Muhiimsan La Qaatay Taliyaha Ciidamada Police-ka Dowlada KMG Somaliya Cabdi Cawaale Qaybdiid, Kulankaasi ay wada Qateen ayaa Qaatay Mudo Saacadaha Waxayna Kulafa Gureen Arimo Badan oo Quseeya Cidamada Somaliyeed ee lagu Tababarayo Kuliyada Carmo ee gobolka Bari. Taliyaha Ciidamaada Police-ka... 
Halkudheg:

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Aaden Madoobe ka Dalbaday in uu Toddoba Casho Gudahood Shir isugu yeero Golaha Baarlamaanka

Nov 3, 2009
Muqdisho: 60 Xildhibaan oo Shir ku yeeshay Muqdisho Xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG ayaa shir jaraa’id oo ay Muqdisho ku qabteen isniintii November 2, 2009 waxay shaaca ka qaadeen in ay Guddoomiyaha Baarlamaanka DFKMG, Sheikh Aaden Maxamed Nuur “Aaden Madoobe” ka dalbadeen in muddo toddoba casho gudahood ah uu shir isugu yeero Golaha Baarlamaanaka si loo dhamaystiro Ajende-yaasha... 
Halkudheg:

Muqdisho oo ay ka sameysmeen Harooyin waaweyn iyo Afgoooye: Dhaqatar loo dilay Xabad Sigaar ah oo uu shitay

Nov 3, 2009
Afgoooye: Dhaqatar loo dilay Xabad Sigaar ah oo uu shitay Wararka ka imaanaya Magaalada Afgooye waxay sheegayaan in maalintii shalay ahayd Magaaladaasi lagu dilay Dhakhtar si aad ah looga yaqaanay Magaaladaasi oo lagu magacaabi jiray Dr. Sagaarey. Dilkaan ayaa waxaa gaystay nin ka mid ah Ciidamada Ururka Xisbul Islaam kadib markii Dhakhtarka lagu amray in uu damiyo Sigaar u shidnaa, hase yeeshee dhakhtarka... 
Halkudheg:

FAALLO: Burcad badeeda Somalida xal ma loo hili karaa?

Nov 3, 2009
FAALLO: Burcad badeeda Somalida xal ma loo hili karaa? Burcad Badeeda Somalida marka aad fakir ahaan aad U Maqashid Qayb waxa ay lee yihiiy Dadwaynaha Somalida, burcad badeeda somalida waa ay ku sax san yihiin wax ay sameenyaan qayb kalena wax ay lee yihiin waa wax qalad waxa ay ku dhaqaaqayaan Burcad Badedda Somalida. Burcad Badeeda Somaliada waxay Maalinba Maalinta ka danbaysa ka sii badanyaan sida... 
Halkudheg:

FSNAU Food Security & Nutrition Quarterly Brief – Nov. 2 ’09

Nov 3, 2009
FSNAU has just released the Quarterly Food Security & Nutrition Brief: Focus on Deyr Season Early Warning. This brief provides sector updates on Climate, Civil Insecurity, Agriculture, Livestock, Markets and Nutrition, as well as highlights the following new developments: · Localized and flash flooding along the Shabelle River in last week of Oct., with some displacement and destruction of assets ·... 
Halkudheg:

UN agency to help create Somali coast guard

Nov 3, 2009
IMO to support Somalia to repress piracy Briefing 32/2009 2 November 2009 IMO to support Somalia to repress piracy International Maritime Organization (IMO) Secretary-General Mr. Efthimios Mitropoulos has reiterated IMO’s assurance to the Prime Minister of the Transitional Federal Government (TFG) of Somalia, Mr. Omar Abdirashid Sharmarke, that the Organization stands ready to assist Somalia in... 

Puntland: Persecution of and Trading in Refugees from the Ogaden: Illegal and Immoral

Nov 3, 2009
Date: 03rd October 2009 Ref: OHRC/PR1/1109 PRESS RELEASE PUNTLAND: PERSECUTION OF AND TRADING IN REFUGEES FROM THE OGADEN: ILLEGAL AND IMMORAL Recently, the pro-Ethiopian clan based entities of Puntland and Somaliland have stepped up their unlawful and inhumane acts against civilians hailing from the Ogaden. As usual, the two Ethiopian satellites are outbidding each other on maltreating and repatriating... 
Halkudheg:

Kenya oo Xogteedii QM ka hor Akhrisay, Cuskatayna Heshiiskii Is-afgarad iyo Warqadii Loo Saxiixay Cumar C/rashiid

Nov 3, 2009
Warbixin ay soo saareen Guddiga Xadaynta Badaha Adduunka Tarjumadii, warbixintii iyo faalladii: SomaliTalk.com | Nov 3, 2009 Shabakadda Qarammada Midoobey qaybteeda xeerarka Badaha adduunka ayaa October 31, 2009 waxaa lagu faafiyey qoraal ka soo baxay Guddoomiyaha Guddiga Xadaynta Qalfoofka Qaaradda. Qoraalkaas oo tibaaxay halka uu marayo go’aan ka gaaristii akhbaartii la xiriirtey xuduudaha... 
Halkudheg:

Boosaaso: Maxaabiis lagu xukumay xabsi dheer iyo PL oo u digtay suxufiyiinta Ajnabiga

Nov 3, 2009
Maxkamada Darajada Kowaad ee Bosaasoo oo Xukun ku Fulisay Rag lagu soo Oogay Argagaxiso . Somalitalk: Bosaaso: Maxakamada Darajada kowaad ee Magaalada Bosaaso ayaa Maanta   waxay Xukun ku Fulisay Rag lagu eedayey in ay ku Lug laheen Qaraxyadii ka Dhacay  Magaalatada Bosaaso, Waxayna sidoo kale Maxakamada Darajada Kowaad ee Bosaaso Ragaasi ku sheegtay  in ay yihiin Rag Xiriir la leh Kana mid ah... 

Profasoorka Aqoon xumoow Somalitalk ma taag darnee garo

Nov 2, 2009
Wasiirkii gaadiidka dhulka iyo cirka ee xukuumaddii Cali khaliif ayaan xafiiskiisa ugu soo galay asagoo ilmo ku taagan tahay , markuu noo sheegay dhibaato markaas kaligiis dareen sanaa ahayd se dhibaato Qarankii Somalia wixii la oran jiray haysatay ayuu qalbigu i ruxmay waxaa laba kacleeyay nacayb aan u qabay UN ka . Cabdi Guuleed wuxuu war fidiyeenka u sheegay in xafiiska wasaaradiisa ee la socodka... 
Halkudheg:

Somalia under UN Transitional Administration | by Uluso

Nov 2, 2009
Somalia under UN Transitional Administration Mr. Mohamud M Uluso mohamuduluso@gmail.com With this month’s (October) transition from non- extendable five (5) years’ term of Transitional Federal Government (TFG) to two (2) years’ term of Transitional Federal Unity Government (TFUG), Somalia lost the right for self-Government and fell under the authority of United Nations Transitional Administration... 
Halkudheg:

Puntland: Saylada Somali Galbeed !| Aadan Cige

Nov 2, 2009
W/Q: Aadan Cige Cali . EMAIL: softhair05@hotmail.com 1991 berisamaadkii dabadeed iyo burburkii dawladii dhexe ee somalia,waxaa meesha ka baxay haykalkii dawladnimo iyo haybaddii qaranimo, ka gadaal markii hanaankii siyaasadeed ee ummadu hogga dheer ku shalwaday. Dadkii iyo dalkii somaliyed waxay noqdeen hilib bisil oo cid waliba u hungurooto, hanashadiisana u hanqaltaagto haba ugu horreeyeen dalalka... 
Halkudheg: , ,

42 Arday Soomaaliyeed oo ka Qalin jebiyey Jaamacadaha Malaysia

Nov 2, 2009
42 Arday Soomaaliyeed oo ka Qalin jebiyey Jaamacadaha Malaysia Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah oo ardayda qalinjebisey Waxaa sanadkaan 2009 ka qalinjabiyay dalkaan Malaysia Ardaydii ugu tirade badnayd ee abid ka qalin jabisa Jaamacadaha ku kala yaala dalkaan Malaysia, Ardaydaas ayaa waxay tiradoodu ahayd 42 Arday, waxyna ka kala qalin jabiyeen jaamacado kale duwan, Ardaydan ayaa waxay dhamaysteen... 
Halkudheg:

Ardayda Reer Puntland ee Sudan oo Xalaf Sanad Guura ah ku qabsadeen Magaaladda kharduum

Nov 2, 2009
Ardayda Reer Puntland ee Sudan oo Xalaf Sanad Guura ah ku qabsadeen Magaaladda kharduum Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah Maalinimaddi Taariikhdu ku beegnayd 30.Oct. ayaa xaflad balaaran oo aad loo soo agaasimay ka dhacday caasimada dalka suudaan ee kharduum , iyadoo lagu maamuusayey aasaaskii koowaad ee ururka dhalinyarada puntland ee suudaan puntland somali youth congress . Xafladaan oo ahayd mid... 
Halkudheg:

Festifaalka Soomaalida London | Goorma: November 13

Nov 1, 2009
Festifaalka Soomaalida London Warbaahin Saxaafadeed – London Goorma: November 13, 2009 Guddiga Qabanqaabada Festifaalka London ee Soomaalida wuxuu soo tebinayaa in dhacdada lagu shaacinayo barnaamijkaasi ay noqon doonto maalinta Jimcaha 13 Noofambar 2009, saacaddu 5ta ilaa 10ka fiidnimo, Goobta: Hampstead Town Hall Centre, 213 Haverstock Hill, London NW3 40P. Dad tiradoodu kor u dhaafayso 250... 
Halkudheg:

Dabinkii la inoo dhigaba ma ku dhacaynaa? | Sh Axmed C/samad

Nov 1, 2009
Axmed C/samad alwaqaar@hotmail.com Ma yara dabinada la inoo qoolay oo aynu badankooda ku dhacnay, walina aynaan ka bixin iyo kuwa aynu hadda ku sii soconoba. Iyada oo muddo aynu ku jirnay laandayro marar kala duwan ina la kacay, xargo badana ina ku xirxiranyihiin, oo cadaaweheenu hadba meeshii uu doono ina ka cantuugayo ayaa Alle mahaddi si aan la filayn mar loo hinqaday, xargihii badnaana bar la iska... 
Halkudheg: