Home » Archive Maalinta February 19th, 2017

Ra’iisul wasaaraha ay Soomaaliya maanta u baahan tahay oo Samatabixin kara Dadka iyo Dalka

Feb 19, 2017
Dr. Baadiyow Badbaadinta Qaranka – (Rescuing A Nation). -Samatabixinta Dadkayga iyo Dalkayga. Ra’iisul wasaare uu dalku maanta u baahan yahay. Dr. Baadiyow wuxuu noqon lahaa Ra’iisul wasaare ay shacabka Soomaaliyed jecel yihiin balse aysan jecleyn shisheeyaha sida Madaxweyne Farmaajo oo kale. Hadii ay noqoto xaga wada shaqeeynta labada  ninba mudo dheer ayaan aqaanay waa ay... 
Halkudheg:

Madaxweyne Farmaajoow Sidan aad ugu Fiirso Xulashada Raysalwasaarahaaga

Feb 19, 2017
HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. AFEEF IYO CUDURDAAR Maadaama dalkeena aanu laheyd nidaamka axsaabta, iyo xisbiyo ukala tartama xukumka dalka, oo illaa hadda waxa lagu dhaqmayo tahay nidaamka qabaliga ah ee 4.5-ka, waxaan lahureyn in qabaa’illo magacyadooda lasheego iyadoo asluubeeysan, illeen hadii... 

Garashada fog iyo gabbaannimada 

Feb 19, 2017
Garashadu waa deeq Eebbe bixiyo waxaana dadka loogu qaybiyey sida loogu qaybiyey deeqaha kale ee Eebbe baxsho; ubadka, xoolaha, quruxda iwm. Garashadu maaha wax qofku isagu keensado, oo uu la yimaado, ee waa dhalan Waaqa weyni isagu siiyo midka uu la doono.Garaadku waa saldhiga garashadu ka soo fusho, maskaxduna waa weelka dhiteysa jaadadka kala duwan ee garashada. Garashadu waa kortaa,hadba  waaga... 

KILIKTAAN KA RABAA !!

Feb 19, 2017
Nin Saaxiibkey ah ayaa isagoo daawanaya Web ka mid aha Web-site  Soomaalida ayuu damcey in Kilik yiraahdo War Cinwaankisia uu ahaa “Siyaasi Duur Joog ahaa oo dib ugu laabtey Muqdisho” markaas baan ku iri  Saaxiin ha Furin “ markaan buu yiri “ Saaxiib waa war Muhiim ah  sidee wax u jiraan ”  adaa ogaan doonee ee  Fur “  Markii uu furey oo uu akhriyey kuna Jahwareerey Qoraalkii kana... 

Blue skies over Somalia

Feb 19, 2017
Abukar Arman is a Somali political analyst, writer and former diplomat. The stage seemed set for a ceremonial rubber-stamping of the status quo. Some of the new parliamentarians, many of who came through a corrupt process supported by domestic and foreign elements, started to arrive late and, at times, act unprofessionally on the floor. Key officials, including the speakers of both chambers of the... 

Baarlamaanka Soomaaliya hasoo saaro dastuur ka yimid una adeegaya shacabka

Feb 19, 2017
Maaddaama baarlamaanka 10-aad uu howshiisa bilaabay horraanta 2017 islamarkaana madaxweyne u doortay Maxamed Cabdullahi ‘Farmaajo’, Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda waxa uu rajeynayaa xildhibaannada cusub, siyaasiyiinta heer federaal iyo heer gobol iyo bulshada rayidka ah in ay ahmiyad siin doonaan dhamaystirka dastuurka. Machadka waxa uu soo bandhigayaa qormadii ugu horreysay warbixinno... 

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhambaallo hambalyo ah ka kala helay Boqorka Sacuudiga iyo Dhaxal sugayaashiisa

Feb 19, 2017
Muqdisho, February 16, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa guddoomay dhambaal hambalyo ah oo ka yimid U adeegaha labada Xaram , Boqorka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Salman bin Abdulaziz Al Saud. Boqor Salman ayaa ku yiri dhambaalkiisa “ Aniga oo ku hadlaya Magaca shacabka iyo Xukuumadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya... 

Madaxweyne Farmaajo oo Si Rasmi ah ula wareegay Xafiiska

Feb 19, 2017
Muqdisho (16ka febraayo, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah xilka uga la wareegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud keddib xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya. Intii ay xilwareejinta socotay ayaa madaxweynihii hore Mudane Xasan Sheekh Maxamuud... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...