Home » Archive Maalinta July 4th, 2013

Ra’iisul wasaaraha ayaa daah-furay qorshe wax looga qabanayo Amaanka Muqdisho

Jul 4, 2013
iyo Ra’iisul Wasaare Saacid oo Booqdey halka lagu Hayo Shiikh Xasan Daahir Aweys iyo Ra’iisul Wasaarah oo boqday dakadda iyo garoonka diyaradaha ee Muqdisho Muqdisho, 04, July, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon ( Saacid) oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirada, Gudoomiyaha gobolka banaadir, Taliyayaasha ciidamada, iyo gudoomiyeyaasha... 

Shirweynihii shuurada caamka ah ee Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaabi Wasshunnah oo maanta ku soo gabagaboobay magaalada Muqdisho.

Jul 4, 2013
Shirweynihii 18aad ee golaha shuurada Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaab Wassunnah oo halkudheggiisu ahaa “Aan wada xaqiijino horukac dacwadeed ” ayaa maanta ku soo gabagaboobay magaalada Muqdisho. Shirweynahaan waxaa ka soo qaybgalay madaxda Jamaacada, culumadeeda iyo aqoonyahankeeda oo isaga yimid dalka gudihiisa iyo dubadiisa, waxaana lagaga hadlay arrimo badan oo khuseeya diinta iyo... 

Col. Barre Hiiraale oo Sheegay in Isaga iyo Shabaab ay Hal Cadow Wada leeyihiin.

Jul 4, 2013
Barre Aadan Shire oo ka mid ahaa Raggii Sheeganayay Madaxweyninimada Maamulka Jubbaland oo Saxaafadda qaarkeed la hadlay ayaa sheegay in xiligan uu ku sugan yahay Duleedka Magaalada kismaayo waliba qiyaas Magaalada u jirta Illaa Shan Kiilo Mitir. Barre Hiiraale ayaa intaa ku daray in halkaas uu ka wado abaabul Ciidan dhawaana uu doonayo in maadaama Magaalada Kismaayo Dagaal looga soo saaray inuu isaguna... 

QANDARAAS HOOSAAD: DAYACTIRKA DUGSIGA SARE EE MACALIM JAAMAC

Jul 4, 2013
WARGELIN QANDARAASKA DHISMAHA DUGSIGA SARE EE MACALLIN JAAMAC DOWLADA FEDERAALKA SOOMAALIYA WASAARADDA HORMARINTA IYO ADEEGA BULSHADA AGAASINKA WAXBARASHADA, HIDDAHA IYO TACLIINTA SARE JUBA FOUNDATION __________________________________________________________________________________ QANDARAAS HOOSAAD: DAYACTIRKA DUGSIGA SARE EE MACALIM JAAMAC   DEGMADA XAMAR WYNE EE GOBOLKA BANADIR MARTIQAAD KA... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...