Home » Archive Maalinta February 8th, 2012

Xukuumadda DFKMG oo cambaareysay weerar qarax ahaa oo ka dhacay Muqdisho

Feb 8, 2012
Xukuumadda Soomaaliya ayaa cambaareysay weerar uu qof naftii-hallige ah uu u adeegsaday gaari yar oo ay ka buuxeen waxyaabaha qarxa. Weerarkaas waxaa ku geeriyooday 13 qof oo rayid ah, halka ay ku dhaawacmeen 11 kale oo joogay goobo ganacsi oo ku yaalla degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho. Dadka ay wax gaareen waxay u badnaayeen shacab isugu jira tima-jarayaal, taksilayaal, adeegayaal maqaayadda... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub

Feb 8, 2012
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub Alexander Rondes oo ay la socdeen Madaxa EU ee Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale. Kulankan waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Difaaca Mudane Hussein Arab Isse, Wasiiru Dowlayaasha Arrimaha Dibedda iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha. Ra’iisul... 
Halkudheg:

Kulan Dhexmarey Odoyaasha Magaaladda Beledweyne iyo Ciidamada Itoobiya oo Fashil ku dhamaadey ka dib..

Feb 8, 2012
Iyadoo weli Magaaladda Beled weyne ee Gobolka Hiraan ay Ciidamadda Itoobiya Ku hayaan Bandow aan hore loogu arag Magaaladaas ayaa haddana wararka ka imaanaya Magaaladaas waxay sheegayaan in Ciidamadda Itoobiya ay Shuruud ku xireen ka qaadista Bandowga Magaaladaas waxaana hadalkaan ka saoo yeerey Ciidamadda Itoobiya uu shaaca ka qaadey Sarkaal la Hadley Warbaahinta Magaaladda Beled weyne ka dib markii... 
Halkudheg:

Jerry Rowling oo Dhexdhexadin ka dhex Bilaabey Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee khilaafka u Dhaxeeyo

Feb 8, 2012
Jerry Rowling ayaa dhexdhexaadin ka dhex Bilaabey Xildhibaanada Baarlamaanka oo muddooyinkaa uu u dhaxeeyey muran muddo soo jiitamayey kaasoo ka dhashey markii Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ay xilkii ka qaadeen Shariif Xasan Shiikh Aadan oo isna ku tilmaamey mid Sharcidaro ah oo Xadgudubna ku ah heshiiskii Kambala Jerry Rowling oo ah ergeyga gaarka ah ee Midowga afrika una dhashey Wadanka... 
Halkudheg:

Culumada oo loo qaybiyo Rabaaniyiin iyo Culuma’usuu waa kalmad xaq ah oo loola jeedo baadil: Qaybtii 2-aad

Feb 8, 2012
 Qormadii  hore waxaan uga hadalay sumada iyo calaamada lagu kala garto rabaaniyiin iyo culumaa’u suu, (culimada fiican iyo kuwa xun), ka dibna waxaan ka hadalay tilmaamaha rabaaniyiinta. Qormadaan waxaan ku qaadaa dhigaynaa tilmaamaha culumaa’u suu, culimada xunxun allah ha inaga badbaadiyee, waxaa suurta gal ah in  loo qaybiyo sadex qaybood siday u qaybiyeen qaar ahlu cilmiga ka mid ah;  Caalim... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...