Home » Archive Maalinta September 12th, 2011

Xukuumadda FKMG oo 19-ka December 2011 ka Tanaasuli doonta Xeerkii Badda Soomaaliya ee soo jirey 40-sano

Sep 12, 2011
DFKMG oo soo saareysa Sharci Lagu Tirtiraayo xeerkii Badda Soomaaliyeed ee Law no. 37 ee 1972 — Go’aamadii ka soo baxay shirkii “wada tashiga” ee ay soo qabanqaabisay Qarammada Midoobey, laguna qabtay magaalada Muqdisho (August 4 – 6, 2011) ayaa waxaa kamid ah in 19-ka December 2011 lagu dhawaaqi doono xuduud badeedka Soomaaliya ee loo yaqaan  “EEZ” (Exculisive Economic Zone) ama... 
Halkudheg:

Wafdi ballaaran oo Muqdisho u yimid mashaariic horumarineed iyo gaarsiinta deeq gargaar

Sep 12, 2011
Wafdi ka kooban 213 xubnood oo ka socda dalka Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho si ay wax uga ogaadaan baahida dalka iyo fursadaha ganacsi ee dalka ka jira. Waa wafdigii ugu ballaarnaa ee noociisa ah ee dalka yimaada tan 1991kii. Wafdigan wuxuu ka kooban yahay mas’uuliyiin ka kala socota wasaaradaha Arrimaha Dibedda; Deegaanka iyo Qorsheynta Magaalooyinka; Cuntada Beeraha iyo Xoolaha;... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo u dhoofay Newyork si uu uga qeybgalo shirka UN ka.

Sep 12, 2011
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa galabta ka dhoofay garoonka Aadan-cadde International ee magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda magaalada Newyork ee dalka Mareykanka halkaasoo uu uga qeybgali doono September 23.2011 shirka Guud ee sanadlaha Q/midoobay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hor inta uusan ka qeybgelin... 
Halkudheg:

Xukuumadda oo faahfaahisay Waxqabadkeedii

Sep 12, 2011
Xukuumadda Federalka KMG ah ayaa faahfaahin ka bixisay horumarka baaxadda leh ee laga sameeyey dhanka amniga, dib-u-heshiisiinta, gar-gaarka bani’aadanimo, wadatashiga Soomaalida iyo xiriirka Dowladda Dhexe iyo maamulada dalka ka jira. Lataliyaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Af-Hayeenka Xukuumadda Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in ay jiraan horumar fara badan oo laga sameeyey... 
Halkudheg:

Dhacadooyinkii la Yaabka lahaa ee Shirka Wada Tashiga Soomaaliyeed

Sep 12, 2011
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey Shir  Saddex Maalmood ah shirkaasoo loogu Magacdarey Shirka Wada tashiga Soomaaliyeed markaad Fiirisid Magaca uu Huwan yahay shirka ee ah Shirka Wadatashiga Soomaaliyeed marka la fiiriyo Magaca uu Huwan yahay  ee ah la tashi waxaa loo baahnaa  in Shirkaan ka qayb galaan Cid kasta oo Soomaaliyeed ee lagala tashan karo Masiirka Ummadda Soomaaliyeed... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...