Home » Qoraallada Halkudhegga "ximan"

Wafdi Magaalada London uga yimid Horumarinta Waxbarashada Maamulka Ximan iyo Xeeb oo gaarey Magaalada Cadaado

Oct 30, 2012
Waxaa Xarunta Maamul Goboleedka Ximan Iiyo Xeeb ee Cadaado gaarey wafdi dhinaca waxbarashada oo uu Hagaaminayey Gudoomiyaha Gudoonka Sare Musa’sasada iyo Horumarinta ee Iftin ee Fadhigeedu yahay Magaalada London Cismaan Macalin Xasan Geele waxaana Magaalada Cadaado ku soo dhaweeyey Ardeyda wax ka barata Dugsiyada waxbarashada ee Mu’asasadaasi Xubnhii kale ee Soo Dhaweeyey Wafdiagaasi waxaa... 
Halkudheg:

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo Ku Goodiyay In ay Dagaal Ku qaadayaan Degaanada ay ku sugan yihiin Ahlu Sunna Wal Jamaaca

Dec 18, 2011
iyo Xaaladda Magaalada caabud Waaq oo Deggan Ka Gadaal Dagaalo Halkaa Ka Dhacay…. Warbixin: Maamulka Ximan iyo Xeeb oo oo Goodiyay… Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Hagafeey ayaa ka war bixiyay Daan daansi uu sheegey beryahanba in maamulkoodu ay ku hayeen ahlu sunada Gobolada Dhexe. Afhayeenka ayaa sheegey inays an jirin wax u dhaxeeya iyaga iyo ahlu sunna, dhul... 
Halkudheg: ,

Sheikh Shariif oo Cambaareeyey Weerarkii Ahlu Sunah ku qaadeen Magaalada Cadaado

Oct 15, 2010
Wararka ugu dambeeya oo ka imanaya Cadaado ayaa sheegaya in maamulka ximan iyo xeeb ay dib ula wareegaan magaalada cadaado… Warbixinadii hore ee weerarkii Ahlu Sunah ku qaadeen Cadaado hoos ka akhri. Xaruntii Maamulka Ximan iyo Xeeb ee Degmada Cadaado oo  lala wareegey ka dib markii ay Duulaan ku soo qaadeen Ahlu Sunnah… Wararka naga soo gaaraya Degmada Cadaado ee Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa... 
Halkudheg:

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Ximan iyo Xeeb oo kulan ku qaatey Degmada Cadaado

Jul 25, 2010
Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb Mudane Maxamed C/llaahi Macallin Aadan “Tiiceey” ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Cadaado ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Madaxweynaha Galmudug Mudane Maxamed Axmed Caalin oo booqasho gaaban ku yimid magaalada Cadaado. Masuuliyiinta labada maamul ayaa ka wada hadalay sidii loo hagaajin lahaa xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya labada maamul oo ay... 
Halkudheg:

Maamulka Ximan Xeeb oo caalamka ka codsaday in ay kala qeyb qaataan bad-baadinta Lamaanaga Ingiriiska.

Feb 17, 2010
Maamulka Ximan iyo Xeeb oo ka mid ah Maamullada ka jira koonfurta Dalka Soomaaliya ayaa ka hadleen Xaalada Lamaanayaasha u dhashay Dalka Ingiriiska ee ku jira Gacanta Kooxaha Burcad Badeeda Soomaaliya, isagoo xariga lammaanahaas ku timlmaamay mid xaqdarro ah, kaas oo ka soo horjeeda shareecada Islaamka, dhaqanka soo jireenka ah ee  Soomaaliyeed iyo baaqa caalamiga ah ee xaquuqada Aaadanaha.  Afhayeenka... 
Halkudheg:

Afhayeenka Ximan iyo Xeeb oo soo kormeeyay Mashaariic ka socota Degmadda Cadaado

Dec 9, 2009
  Afahayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Mudane Maxamed Cumar Hagafey ayaa maanta kormeer ku soo kala bixiyay qaar ka mida dhismooyinka maamulka, dugsiyo iyo isbitaalka magaalada Cadaado oo ay ka socdeen howlo dhismo iyo shaqooyin kale. Mudane Maxamed Cumar ayaa ugu horreyntii soo kormeeray xarunta cusub ee Maxadtooyada oo dayactir lagu hayay uu ku dhow yahay gebagebo, wuxuuna ka qaybgalay howl iskaa... 
Halkudheg:

Cadaado: Nabadoon Cali Geeddi Afeey oo Geeriyooday

Oct 24, 2009
Allaha u naxariistee Caaqil Cali Geeddi Afeey oo ah Nabaddoon si wanaagsan looga yaqaan gobollada dhexe ayaa maalinadii Jimcadii 23-ka Oktoobar 2009, ku geeriyooday magaalo madaxda maamulka Ximan iyo Xeeb ee Cadaado. Caaqil Cali Geeddi ayaa waxaa lagu xasuustaa inuu ahaa oday nabaddoon ah, oo waqtigiisa intiisa badan ku qaatay nabadaynta beelaha Soomaaliyeed ee wada dega gobollada dhexe. Bishii aanu... 
Halkudheg:

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo Waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in maamulkoodu abaabulato dagaal dhan ka ah maamulka Galmudug

Oct 18, 2009
MAAMULKA XIMAN IYO XEEB OO WAXBA KAMA JIRAAN KU TILMAAMAYEY WARARKA SHEEGAYA IN MAAMULKOODA UU ABAABULAYO DAGAAL DHAN KA AH MAAMULKA GALMUDUG EE KOONFURTA GAALKACYO. Afhayeenka maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Hagafeey. Maamulka ximan iyo Xeeb ee ka arimiya qaybo ka mid gobollada Mudug iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa si xoog leh u beeniyey warar lagu faafiyey saxaafada Soomaalida... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...