Home » Qoraallada Halkudhegga "xaydar"
GAARISA JIGJIGADII LABAAD!: “Duulaanka Kenye ee Soomaaliya wuxuu sabab unoqonayaa in Kenya ay waydo gobolka NFD ama North Eastern mutaqbalka dhow”
Hordhac:
Soomaaliya waa dhulwayn oo ka kooban shan qaybood siday uqaybiyeen gumaystayaashii hore.
1- Italian Somaliland (Koonfurta soomaaliya oo ay kujirto puntland)
2- British Somaliland
3- Jabuuti (French Somaliland)
4- Soomaali Galbeed (Kilka shanaad)
5- NFD (Hadda gobolka wuqooyi bari Kenya)
Yaynan kudaalin siday unoqdeen mid kasta, soomaalidu inbadan way ka dharagsan yihiin kala qaybinta loogaystay...
Muqdisho Magaaladii Islaamka Badbaadisay
Taariikh ku saabsan Muqdisho oo ka dahsoon Soomaali badan – “Haddii aysan Muqdisho jerteen Maka iyo Madiina waxay ahaan lahaayeen ama kujiri lahaayeen gacanta saliibiyiinta” Buugga Majdī Naṣīf.
SII AKHRI
Read More →