Home » Qoraallada Halkudhegga "Suudaan"

Warbixin: Ardayda wax ka barata dalka Sudan

May 27, 2012
Xaflad ballaaran oo si heersare ah loo soo agaasimay isla markaana ay kasoo qeybgaleen Ardayda Wadankaan Suudaan wax ka barata iyo xubnaha jaaliyada Soomaaliyeed isla markaana lagu soo dhaweynayey Wafuuda Dowladda FKMG ah iyo Hay’adda Maareynta iyo ka hortaga masiibooyinka ayaa lagu qabtay Hoolka Shirarka Caalamiga ah ee Jaamacada Africa. Halkan ka daawo sawirada Ururka Ardayda Soomaaliyeed iyo... 
Halkudheg: ,

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka oo Gaarey magaalada Baydhaba ee ay haystaan Gumeysiga Itoobiya

Mar 18, 2012
Iyo Sh. shariif oo u dhoofay Suudaan iyo C/lahi Axmed Caddow oo gaarey Xamar iyo Gaas oo qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika… Guddoomiyihii hore ee ay xilka ka qaadeen Baarlamaanka Soomaaliya, Shariif Xasan sh. Aaden, ayaa maanta (Axad Maarso 18, 2012) waxa uu gaarey magaalada Baydhaba oo ay dhawaanta qabsadeen ciidamada Gumeysiga Itoobiya. Si rasmi ah warbaahinta... 
Halkudheg: , ,

Warbixin: Booqashadii Sh. Maxamed Idiris ee Jaaliyadda Soomaaliyeed Suudaan, Muxaadarona u jeediyey

Nov 10, 2010
Waxaa habeen nimadii arbacada ee taariikhdu ahayd 20/10/2010 dalka Sudan booqasho gaaban ku soo gaaray fadiilatu Sh.MAXMED IDIRIS AXMED, sheekha oo sudan ay ku marti qaaday kuna soo dhawaysay Raabidada Ardada Soomaaliyeed ee Caalamiga ah ayaa wuxuu durbaba bilaabay nashaadaad dacwi ah oo lagu tawjiihinayo jaaliyadda soomaaliyeed, sheekha ayaa habeen nimadii Sabtida 22/10/2010 muxaadaro wayn oo siwayn... 
Halkudheg:

Xaflad ballaaran oo ay qabteen Raabidada Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan

Sep 14, 2010
iyo Xafladdii Ardayda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Shiinaha….. SUUDAAN: Raabidada  Ardayda Soomaaliyeed ee Caalamiga ah ayaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan ku qabtay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay munaasabadda Ciidul fidriga ee barakaysan , Raabidadan oo metesha jamaacadda Ictisaam ayaa kulankan cinwaan uga dhigtay “Midnimaddu waa aasaaska  sharafta... 
Halkudheg: , ,

147 Aryday Somaliyeed oo Ka qalin jabiyay Sudan

Sep 24, 2009
147 Arday oo Somali ah ayaa waxay ka qalin jabiyeen jaamcaddaha ku yaalla dalka Sudan . xalay ayaa waxaa loo sameeyay Ardadaas xaflad qalin jabin oo si heer sare ah loo soo agaasimay . Bandhig aad u heer sareeyay ayuu soo badhigay Midawga Ardada Somalia ee ka jira dalka sudan iyadoo la adeeg sanayo qalab casri ah ayaa mid mid waxaa dhalo wayn oo ay si fiican u wada arkayeen ka soo qayb galayaashii... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...