Home » Qoraallada Halkudhegga "Liibiya"

Tirada Muhaajiriinta Soomaaliyeed ee ku jirta Xabsiyada Libya oo kor u kacday

May 7, 2012
  (Tripoli):- Qunsulka Safaaradda Soomaalida ee dalka Libya Md.Muxyaddiin M.Kaalmoy, ayaa shalay(5/5/2012) 10 Muhaajiriin Soomaali ah,ka soo daayay Xabsi KMG ah oo ku yaalla Degmada ‘Nasma’ oo 200 km.xagga koonfurta kaga aaddan Tripoli. Muhaajiriintan oo kala ahaa 5 rag ah iyo 5 dumar ah, ayaa muddo lagu hayay degmadaas, ka-gadaal markii ay rag kuwa wax tahriibiya ah ku soo daadiyeen,... 
Halkudheg: ,

Tahriibayaal Soomaaliyeed kuwii ugu badnaa oo laga sii daayay Xabsiga ‘Garyaan’ ee Libya

Apr 13, 2012
  (Taripoli):-Tahriibayaal Soomaaliyeed, oo wada Dhallinyaro ahaa, ayaa maanta(12/04/2012) laga sii daayay Xabsiga weyn ee ‘Garyaan’ oo 70 km. xagga Koonfureed kaga aaddan Magaalada Tripoli ee dalka Libya.   Halkan ka daawo sawirada Tahriibayaashan, oo in muddo ah ku jiray Xabsigan, ayay tiradoodu ahayd 266 qof, oo isugu jiray 76 dumar ah iyo 190 rag ah. Muhaajiriintan ayaa badankood... 
Halkudheg: ,

Warar ku saabsan Tahriibayaal Soomaali ah oo si Xun loola Dhaqmey ka dib markii lagu Gubey Gaarigii ay Saarnaayeen

Mar 24, 2012
Wararka naga soo gaaraya Dalka Liibiya ayaa sheegaya in ay Geeryoodeen Shan iyo Labaatan Tahriibayaal Soomaali ah oo ku soo jeeday Dalka Liibiya.Tahriibayaashan ayaa ka soo gudbayay lama Degaanka u dhaxeeya Dalalka Suuddaan iyo Liibiya kuwaasoo doonayay in si dhuumashaal ah ay ku galaan Dalka Liibiya. Tahriibayaashan Soomaalida ah ayaa isugu jiray Rag iyo Dumar iyo waliba Caruur kuwaasoo si sharci... 
Halkudheg: ,

Dib u eegista 2011 iyo dhacdoyinkii ugu waa weynaa.

Jan 1, 2012
Waxay ahayd subax jimca ah 17/12/2010 dhamaadkii sanadkii hore markii uu dab jirkiisa qabadsiiyay wiil udhashay dalka tuunis, isala bishaasi 18keedii waxaa kacdoon sameeyay shacabkii magaalada uu kudhashay wiilkaasi, kacdoonkaasi cirka ayuu isku shareeray waxa uuna soo gaaray magaalooyinkii waaweeynaa sida caasimada tuunis. 14 bishii koobaad ee sanadka ayaa waxaa orad isku taabtay oo cagaha wax ka... 
Halkudheg: ,

Soomaaliya oo Magan galyo Siyaasadeed Siisay Safiirka Liibiya u fadhiya Muqdisho

Mar 2, 2011
Warsaxaafadeed ay ka soo baxay DFKMG ayaa sheegay in safiirkii Liibiya u fadhiyey Muqdisho in la siiyey magan-galyo siyaasadeed kaddib markii uu iska casilay safiirnimadiisii… Warsaxaafadeedkaas hoos ka akhri. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada FKMG Soomaaliya  iyo Safiirka Liibiya u fadhiya dalka Soomaaliya oo baaq wada jir ah u jeediyay shacabka Liibiya 01.03.2011——–Ra’iisul... 
Halkudheg:

Soomaalida Deggan Liibiya Wax lug ah kuma laha Dagaalada ka socda Liibiya

Feb 25, 2011
Soomaalida ku dhaqan Liibiya waxay caddaynayaan in aysan waxba kajirin wararka ay sheegayaan warbaahinta qaar ee ku hadlo afka carabiga warkaas oo ah in ay soomaalida kujirto dagaalka looga soo horjeedo in xukunka looga tuuro korneyl qadaafi… Soomaalida haddii ay sheegato carab dowladaa ladagaalami, haddii ay afrikaan sheegatana waxaa la dagaalami mucaaradka….. Warbixin: Soomaalida kunool... 
Halkudheg:

Tripoli: Shirkii Ururada arimaha bulshada dalalka Greate Sahra oo arimaha somalia lagu falan qeeyay

Feb 27, 2010
Waxaa  lagu soo xiray magaalada Tripoli ee dalka Libya, shirwayihii 5 ee dallada Ururada arimaha bulshada ee wadamada Greate Sahara . shirkaas waxaa kasoo qayb galay 400 oo isugu jira NGO iyo odayaal dhaqameed iyo culuma udiin iyo aqoon yahan. Halkan ka daawo sawirada   Shirkkaan balaaran oo socday 3 malmood ayaa waxaa looga hadlay arima badan oo khuseeya wadamada Sahara wayn, oo ay dhamaan wadamada... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...