Home » Qoraallada Halkudhegga "koronto"

Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Hooyo Luul Cali Cismaan oo la hor keenay Maxakamada Racfaanka

Feb 21, 2013
Dood Kulul oo Dhexmartey Qareenada u Doodaya Cabdicasiis Koronto iyo Hooyo Luul iyo Xeer Ilaaliyha Guud ee Qaranka  Waxaa maanta Maxakamada Racfaanka ee Gobolka Banaadir ka furantey Dacwadii Wariye Cabdi Casiis Cabdi Nuur Ibraahim (Koronto) iyo Haweeneydii la Kufsadey ama lagu Xadgudbey Luul Cali Cismaan ka dib markii Maxkamadii Derajada Koowaad ee Gobolka Banaadir ay labadooda ku Xukuntey Min hal... 
Halkudheg:

Dhibanayaal lagu Abaal Mariyay Xarig!!

Feb 8, 2013
Hadal heyntii ugu ballaarneyd ee muddooyinkaan dambe ka socotay magaalada Muqdisho iyo meelo badan oo caalamka ka mid ah ayaa Dhawaan soo af xirantay, waxaana sheekadaasi oo la xariirtay kufsi la sheegay inuu ka dhacay magaalada Muqdisho soo afjartay Maxkamadda Gobolka Banaadir oo iyadu la tilmaamay inay ridday xukun lagu sheegay inaanu cadaalad ku dhisneyn, kaddib markii ay Maxkamaddaasi soo saartay... 
Halkudheg:

Aabbe Muxyadiin “Xaaskeyga waa la Kufsadey, Xukunkii Shalayna wuxuu ahaa mid Cadaalodaro ah

Feb 7, 2013
Dowladda , Garsoorka,Xeer Ilaaliyaha iyo Booliiska oo ku Goobtey Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Hooyo Luul Ban Ki Mon”Aad buu ii Niyad jabyey Xukunkii lagu ridey Cabdicasiis Koronto iyo Hooyo Luul” Wariye Cali Muuse Cabdi “ Xeer Ilaalinta Qaranka waxay noo Muujisey Cadaawada ay u Hayaan Saxaafadda Dowladda Mareykanka oo Xukunkii Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Luul ku Tilmaamey mid Goodis ahaa. Caydiid... 
Halkudheg:

Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Haweeneydii la Kufsadey oo Min Hal Sanno oo Xarig ah lagu Xukumey

Feb 6, 2013
Qareenada u Doodayey Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Hooyo Luul oo Racfaan ka qaatey Xukunkaasi Cabdulaahi Shiikh Xasan, Xasan Cali Geesey, Maxamed Ibraahim Bakistaan iyo Eng Sidow Xasan Mahdi oo Xukunkaasi ku Tilmaamey Cadaalodarro tii ugu Weyneyd “Waxyaabaha la yaabka lahaa ee Xeer Ilaaliyaha uu halkaa ka sheegey waxay ahayd markii Hooyo Luul Canuga ay Nuujineyso uu ku tilmaamey mid iyada... 
Halkudheg:

Dacwadii loo haystey Wariye Cabdicasiis Koronto oo lagu Tilmaamey Dacwad Dhinac u Janjeerta

Feb 3, 2013
Hooyo Luul “Qoraalkii aad iga Sameysey ayaan ku heley Xoriyadaan yar “ Dacwada oo mar kale dib la isugu soo laaban doono Maalinta Talaada Waxaa Maanta Markii Sadexaad Maxakamada ka soo Hor muuqdey Wariye CabdiCasiis Maxamed Nuur oo loo yaqaan CabdiCasiis Koronto iyo Afar ruux oo kale oo lagu haysto in ay Sameeyeen ma iska kaashadeen Fal been Abuur ah oo ku saabsan Kufsi balse mar ay ka hor hadleen... 
Halkudheg: ,

Haweeneydii la sheegey in la Kufsadey oo Maxakamada ka hor caddeysey in la Kufsadey, maxkamadana ka codsatay caddaalad

Jan 30, 2013
Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Dadkii kale ee la xirnaa oo mar kale la Hor keeney Maxkamad. Gabar ka mid Dadkii la Xirnaa Cabdicasiis Koronto oo uu Awoowe u yahay Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed oo la sii Daayey Jan 29, 2013 Maxkamadda Sare ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta la horkeeney Wariye Cabdicasiis Nuur Maxamed (Korornto) iyo Shan Qof oo kale kuwaas oo Ciidamada Booliiska ku eedeeyeen in... 
Halkudheg:

Wariye Cabadicasiis Koronto oo Maanta Xeer Ilaalinta Qaranka u Gudbisey Xabsiga Dhexe

Jan 26, 2013
Xasan Cali Geeseey iyo Layla Maxamuud Cabdulle oo sheegey in Cabdicasiis Koronto uu u Xiran yahay si Sharcidarro oo la iska haysto. Waxaa Maanta (Sabti Jan 26, 2013) mar kale Xeer Ilaalinta la horkeeney Wariye Cabdicasiis Maxamed Nuur Koronto iyo Afar kale oo ay Xeer ilaalintu sheegeen in ay ku lug lahaayeen Dacwad ka timid Ciidanka Booliiska oo ku saabsan Arrimo Kufsi . Wariye Cabdicasiis oo Muddo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...