Home » Qoraallada Halkudhegga "Caafimaad"

Khatarta uu ummul-raacu u leeyahay hooyooyinka uurka leh iyo qaabka ugu habboon ee looga hortagi karo

Aug 8, 2012
SAKIRIYE WEYRAX WARSAME OO AH ARDAY WAX KA BARTA JAAMACADDA CAAFIMAADKA EE CARDIFF, UK OO SOO BANDHIGAY WAR-BIXIN CAAFIMAAD OO AAD MUHIIM U AH Sakariye Wayrax Warsame oo ah arday wax ka barta Jaamacadda Caafimaadka ee ku taallo Magaalada Cardif ee waddankaan UK ayaa kulan uu ku qabtay magaalada Birmingham  waxaa uu  kusoo bandhigay warbixin dheer la xiriirta baaritaanno Caafimaad oo uu in muddo ahba... 
Halkudheg: ,

Isbitaalka Daru-Shifaa oo maanta 200 oo qof oo barakacayaal ah u sameeyey adeeeg Caafimaad

Aug 25, 2011
Isbitaalka Daru-Shifaa oo ka mid ah isbitaalada ka shaqeeya Magaalada Muqdisho ayaa maanta wuxuu qaabilay 200 oo qofood oo u badnaa haween iyo carruur kuwaas o ka tirsanaa dadka barakacayaasha ah ee dhibaatadu ka soo gaartay abaaraha iyo colaaddaha kuwaas o uu isbtaalku u qabtay adeegyo caafimaad oo lacag la’aan ah sida Baaritaan guud, Raajo, Shey Baar iyo daao lacag la’aan ah.   Adeegaan caafimaad... 
Halkudheg:

Wasiirrada Caafimaadka DFKMG iyo DGPL oo wadajir usoo saaray Bayaan Istiraatiijiyada Nafaqeynta Soomaaliya

Dec 16, 2010
iyo Shir ay isugu yimaadeen Ururada Bulshada rayidka Somaliland iyo Puntland oo ka socda Hotel Kempinski ee  Jabuuti – Waraysi Wasiirka Caafimaadka DFKMG…. Shir looga hadlayo  Istratijiyada Nafaqeynta Somaaliya   2011 – 2013 oo ay si wada jir ah iska kaashadeen Urur Goboleedka IGAD iyo Hay’adda WFP, islamarkaana ay ka soo qayb galeen xubno uu horkacayo Wasiirka Caafimaadka DFKMG... 
Halkudheg:

Caafimaadka: Shiishad- oo la mida 100 sigaar ah qof cabay maalin walba

Oct 28, 2010
Waxa baryahan dambe dhalinyaro badani ay caado ka dhigatay in ay cabaan Shiishada. Tan oo aad ugu sii fidaysa dhalinyarada soomaaliyeed meel kasta oo ay hada joogaan. Cabitaanka Shiishada ayaa waxa ay dhowr sano ka hor noqotay mid aad looga cabo wadanka England. Taas oo hada u eeg in ay ku fiday meelo badan oo soomaalidu qurbaha ka joogto. Waxa la isla dhexmaraa warbixin qalada ah oo ah in Shiishadu... 
Halkudheg:

Barnaamij Caafimaad oo ku saabsan Halista Sigaarka

Oct 11, 2010
DR.KHALID SULEIMAN KALIB. GUDOOMIYAHA DHAKHAATIIRTA PAKISTAN/ISLAMABAD. khaaliduu@hotmail.com Qoraalka oo Sawirro wata ka daalaco: Qaab Magazine ah ama Qaab PDF ah sigaarku halkay ka timid asal ahaan? Sigaarku ma ahayn wax caalamku yaqiinay wixi ka horreeyay heliddii qaaradda Ameerika, dabadeedna gumaystayaashii reer yurub ee qaaraddaas qabsaday ayaa usoo qaaday yurub, halkaasna kaga sii faaftay dunida... 
Halkudheg: ,

Wax ka Bedelidda Daryeelka Caafimaadka USA (Healthcare) oo ka gudbey Caqabad Weyn

Mar 21, 2010
Xisbiga Dimoqraadiga oo ku guulaystay Codbixintii Aqalka Congreska ee Wax ka bedelka Daryeelka Caafimaadka Health Care Reform: (HAA 219  –  MAYA 212) (SomaliTalk.com, USA: March 21, 2010): Dood muddo dheer socotey kaddib waxaa habeenimadii Axadda (21-kii Maarso 2010) Aqalka Congress-ka (House) ayaa codbixin u  qaaday in la qabalo xeerkii Senate-ka ee lagu hirgelinayo wax ka bedelidda daryeelka... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...