Home » Qoraallada Halkudhegga "Badda"

Kenya oo Lagu Daray Guddiga Sharci Dejinta Socdaalka Badaha Adduunka

Dec 10, 2009
Kenya oo Kursi ku yeelatay Guddiga Sharci Dejinta Socdaalka Badaha Adduunka Guddiga (IMO) ee Sharci Dejinta u kala gooshidda Badaha waxa uu hoos yimaadaa Qarammada Midoobay Kenya ayaa loo doortay in ay xubin ka noqoto Guddiga Caalamiga ah ee sharci dejinta Socdaalka badaha adduunka ee loo yaqaan IMO (International Maritime Organization), arrintaasi waxay Kenya ka dhigeysaa in ay saamayn ku yeelato,... 
Halkudheg:

Sheikh Shariif ”waxaa la idiin tababarayaa in aad Badda Soomaaliya ka difaacdaan kooxaha Burcad Badeedka”

Dec 10, 2009
Sheikh Shariif Sheikh Axmed”waxaa la idiin tababarayaa in aad Badda Soomaaliya ka difaacdaan kooxaha Burcad Badeedka” Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha DFKMG Soomaaliya ayaa la hadlay ciidammada Badda Soomaaliya, isagoo ka dalbaday inay isku diyaariyaan sidii ay u difaaci lahaayeen Badda Soomaaliya ayna hortegi lahaayeen burcadbadeeda.waayadaan dhibaato... 
Halkudheg:

Nuur Cadde oo Lagu Abaal Mariyey in Soomaalidu aysan Xuquuq yeelan

Nov 15, 2009
Nuur Cadde oo Lagu Abaal Mariyey in Dadka Soomaaliyeed aysan Xuquuq ku yeelan Dhulka Soomaaliyeed? Dhammaadkii sannadkii 2008, ayaa heshiis waxaa kala saxiixday xukuumaddii uu ra’iisul wasaaraha ka ahaa Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) iyo Midowga Yurub. Waxaa heshiiskaas DFKMG u saxiixay safiirka u fadhiya Nairobi. Sida aan hoos ku arki doono waxaa heshiiskaas la saxiixay xilli aan DFKMG lahayn... 
Halkudheg:

Xildhibaan Qanyare: Reer Yurub oo Cumar Cabdirashiid ka dalbaday in..

Nov 8, 2009
Hadalkii Qanyare ka dhegeyso Halkan Xildhibaan Qanyare: Waxaad ka hadleysaan qayb Baddii Soomaaliya oo la bixiyey waxaad ogaataan in Baddii Soomaaliya lala wareegey Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo November 8, 2009 magaalada Muqdisho kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu hayo nuqul heshiis qarsoodi ahaa oo dhex maray xukuumaddii Nuur Cadde iyo dalalka reer Yurub, heshiiskaas oo la saxiixay... 
Halkudheg:

Xafiiska Walad Cabdalla oo Qiray inaan Heshiiska Is-afgarad Lagu Qasbin Dowlada Kumeelgaarka ah iyo Norway Shidaal ka baari doonta Xadka marka lacabiro

Nov 5, 2009
Soomaalida shardi kuma ahayn, mana jirto cid ku khasabtay (in ay saxiixdo heshiiska is afgarad ee Soomaaliya iyo Kenya): Xafiiska Ergeyga Gaarka ee Qarammada Midoobay ee Soomaaliya… SomaliTalk.com | November 6, 2009 Xog laga soo xigtey saraakiisha Xafiiska Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay (QM), Axmed Walad Cabdalla, ayaa sheegaysa in heshiiskii Is-afgarad ee xuduudaha... 
Halkudheg:

Risiqiinna Ilaah baa Qaba ee Hadla | Muxamed Idris

Nov 4, 2009
بسم الله الرحمن الرحيم RIZIQIINNA ILAAH BAA QABA E HADLA! W/Q: Muxamed Idris Axmad Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna korkiisa ha ahaato. Waxaan filayaa Soomaali kasta oo la socdey bilihii la soo dhaafay doodii ku saabsanayd Badda Soomaaliyeed ee Dawladda Keenya cabbiratay, inuu ka marag kacayo in Bahda Somalitalk si xirfadi ku dheehantahay u soo bandhigtay,... 
Halkudheg: ,

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Aaden Madoobe ka Dalbaday in uu Toddoba Casho Gudahood Shir isugu yeero Golaha Baarlamaanka

Nov 3, 2009
Muqdisho: 60 Xildhibaan oo Shir ku yeeshay Muqdisho Xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG ayaa shir jaraa’id oo ay Muqdisho ku qabteen isniintii November 2, 2009 waxay shaaca ka qaadeen in ay Guddoomiyaha Baarlamaanka DFKMG, Sheikh Aaden Maxamed Nuur “Aaden Madoobe” ka dalbadeen in muddo toddoba casho gudahood ah uu shir isugu yeero Golaha Baarlamaanaka si loo dhamaystiro Ajende-yaasha... 
Halkudheg:

Kenya oo Xogteedii QM ka hor Akhrisay, Cuskatayna Heshiiskii Is-afgarad iyo Warqadii Loo Saxiixay Cumar C/rashiid

Nov 3, 2009
Warbixin ay soo saareen Guddiga Xadaynta Badaha Adduunka Tarjumadii, warbixintii iyo faalladii: SomaliTalk.com | Nov 3, 2009 Shabakadda Qarammada Midoobey qaybteeda xeerarka Badaha adduunka ayaa October 31, 2009 waxaa lagu faafiyey qoraal ka soo baxay Guddoomiyaha Guddiga Xadaynta Qalfoofka Qaaradda. Qoraalkaas oo tibaaxay halka uu marayo go’aan ka gaaristii akhbaartii la xiriirtey xuduudaha... 
Halkudheg:

Profasoorka Aqoon xumoow Somalitalk ma taag darnee garo

Nov 2, 2009
Wasiirkii gaadiidka dhulka iyo cirka ee xukuumaddii Cali khaliif ayaan xafiiskiisa ugu soo galay asagoo ilmo ku taagan tahay , markuu noo sheegay dhibaato markaas kaligiis dareen sanaa ahayd se dhibaato Qarankii Somalia wixii la oran jiray haysatay ayuu qalbigu i ruxmay waxaa laba kacleeyay nacayb aan u qabay UN ka . Cabdi Guuleed wuxuu war fidiyeenka u sheegay in xafiiska wasaaradiisa ee la socodka... 
Halkudheg:

Caweyskii Cumar Sharmaake ee London iyo Ceebihii ku Gaddaan | Muxyadiin

Oct 31, 2009
CAWEYSKII CUMAR SHARMAARKE EE LONDON IYO CEEBIHII KU GADDAANAA Waxa ay aheyd dharaartii iigu horeysay oo aan tago fagaare ay imanayaan Madaxda Dowlad Soomaaliyeed, tan iyo 1991-kii marna iima suuragalin in aan majlis iskugu tagno rag sheeganaya Hogaanka Soomaaliya, balse waxaan usoo hubqaatay 28/10/2009, u kuurgalka masuuliyiintan iyo indha indheynta dareenka guud ee Bulshaweynta Soomaaliyeed, kuwaasoo... 
Halkudheg:

Dowladda FKMG oo Qiratay in lagu Khiyaamay Heshiiskii Badda

Oct 31, 2009
VIDEO Qirashadii DFKMG in la khiyaamay Halkan ka daawo…. Cumar C/rashiid: Kenya waxay VIOLATION (Xad Gudub) ku samaysay International Law (ee xuduudda badda) – maqal iyo muuqaal C/raxmaan C/shakuur: Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke amarkiisa ayaan aniga ku saxiixay heshiiska ( ku saabsan badda)…. Oct 28, 2009: Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo muujiyey in lagu Khalday heshiiska Is-afgaradka Oct... 
Halkudheg:

Ra’iisul wasaaraha DFKMG: Dowlada Kenya waxay si Qaldan u rabtey inay nagu Qiyaanto (Heshiiska Is-afgarad ee badda)

Oct 29, 2009
Cumar C/rashiid  oo sheegay in Kenya Doonaysay in ay DFKMG ku Khiyaamayso Heshiiskii Is-fahamka Xuduudda Badda Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaake oo kulan la yeeshay Jaaliyaadda Soomaalida London (28/10/2009) ayaa ka hadlay arrinta ku saabsan heshiiskii Is-afgarad ee dhexmaray Soomaaliya iyo Kenya ee ku saabsanaa badda Soomaaliya, waxana uu sheegay in Kenya ay doonaysay in ay khiyaamayso Soomaaliya. Isagoo... 
Halkudheg:

Cumar C/rashiid: Dawladdu waxay u Hoggaansameysaa Go’aanka Barlamaanka (Arrinta Heshiiskii Is-Afgarad ee Badda Soomaaliya)

Oct 26, 2009
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Jaaliyadda reer London ma u cadayn doonaa Mowqifkiisa ku aadan warqaddii loo saxiixay… ee garabka siinaysay heshiiska Is-faham…. Xafiiska Afhayeenka Dawladda Federaalka KMG Soomaaliya war uu faafiyey ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha DFKMG uu  yiri waxaa Dawladdu u hoggaansamaysaa go’aankii baarlamaanku ee ku saabsanaa heshiiska Is-fahamka ee... 
Halkudheg:

Gablan talo aduuneey|Dhaguuf

Oct 17, 2009
Nin aan u malaynayo inuusan waligii magaalo ka bixin baa waxaa laga hayaa indhihiii dhiman waayaa geel dhalaayana waa ku tusaan. Waxaan filayaa inaan ruuxna hore u suureysan in Shariif sheekh Axmed oran doono masaajida daroogaa caruurta lagu siiyaa. GABLAN TALO ADUUNEEY MAXAY GALABA HEER JOOGTEY. Bal aan yara dul istaagno dhowrkan qodob oo ka mid ah qodbadii madaxweynaha. Masaajida Shaki kuma jiro... 
Halkudheg:

Xildhibaanada Barlamaanka oo xukuumada Cumar Cabdirashid Ku eedeeyey in ay dib u soo nooleysay Heshiiskii Is Afgarad ee Kenya iyo Soomaaliya – Shir jaraa’id

Oct 13, 2009
Xildhibaanada Barlamaanka oo xukuumada Cumar Cabdirashid Cali Ku eedeeyey in ay dib u soo nooleysay Heshiiskii Is Afgarad ee ay kala saxiixdeen dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ka dibna uu Barlamaanku si qayaxan u diiday… Shirkii Jaraa’id oo uu akhrinayo Xildhibaan Sulaymaan Maxamed Ibraahim iyo waraysi Xildhibaan Cabdinaasir Gaarane Maxamed: Halkan ka dhegeyso ama Halkan ka soo rogo (mp3) Xildhibaano... 
Halkudheg:

Xildhibaan Nageeye: Barlamaanku waa Wakiilka, Af-hayeenka Rasmiga ah ee Shacabka.

Oct 13, 2009
Xildhibaan Nageeye: Go’aankii Baarlamaanka kadib Heshiiskii Is-afgarad wax sharciyad oo uu leeyahay majirto, waa waxba kama jiraan Baarlamaan waa shacabkoo lasoo yareeyay, Mudane walba tiro dad ah ayaa codkooda si xor ah ugu soo wakiishay inuu danahooda difaaco, codkooda gaarsiiyo una soo qaado madasha Golaha go,aan ay wax ku leeyihiin,ayagoo ku qanacsanna u hoggaansamaan. Aniga golaha aan xubinta... 
Halkudheg:

Heshiiska Badda ee Soomaaliya iyo Kenya “Waxaan kasoo saari doonaa war rasmi ah”: Wasiiru-Dalwaha Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka ee Puntland

Oct 12, 2009
Heshiiska Badda ee Soomaaliya iyo Kenya “waxaanu si rasmi ah war uga soo saaraynaa marka uu dhanka dawladda Federaalka ka soo dhammaado”: Wasiiru-Dawlaha Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka u qaabilsan Puntland Waraysiga Dhegeyso halkan ama Soo rogo (mp3) SomaliTalk ayaa October 12, 2009 magaalada Minneapolis waraysi kula yeelatay wasiiru-dawladaha Dastuurka iyo arrimaha Federaalka ee... 
Halkudheg:

Ururka Midowga Qurba joogta Soomaaliyeed oo ka hadlay Xaaladda Wadanka, Dowlada Meelkugaarka ahna u soo jeediyey in ay is casisho

Oct 3, 2009
Ururka Qurba joogta Soomaaliyeed (United Somali Diaspora) Warsaxaafadeed:  October 04, 2009  USD# 0005|MNUSA Ururka Midowga Qurba joogta Soomaaliyeed United Somali Diaspora (USD) ee saldhigiisu yahay Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, wuxuu mudooyinkan u kuur galayey xaaladaha wadanka , gaar ahaan marxaladaha wajida cusub ee wadanka Soomaaliya galay. Marxaladahaas oo ay adagtahay in sida... 

Yaasiin Garaad: Qofkii C/laahi Yuusuf Mabd’a uga soo horjeedeyow, Shariifkaa ka daran

Sep 19, 2009
Yaasiin Garaad: Qofkii C/laahi Yuusuf Mabd’a uga soo horjeedeyow, Shariifkaa ka daran Telefishinka Somali Media ee magaaladda Minneapolis ayaa Jimcadii (Sept 19, 2009) waraysi uu la yeeshay Yaasiin Garaad, oo ka mid ah aqoonyahanka Soomaaliyeed ee deggan magaalada Minneapolis. Waxana uu tibaaxay qofkii Sheikh Shariif aan ku raacin mabda’ ee ku jeclaa dano shakhsiyadeed, in uu dabaal-dego... 
Halkudheg:

Cumar C/rashiid oo Qarammada Midoobay u Gudbiyey Waraaq Burinaysa Go’aankii Baarlamaanka, Kenyana u ogolaanaysa Badda Soomaaliya ee ay Cabiratay

Sep 16, 2009
Cumar C/rashiid oo Qarammada Midoobay u Gudbiyey Waraaq Burinaysa Go’aankii Baarlamaanka, Kenyana u ogolaanaysa Badda Soomaaliya ee ay Cabiratay! Warbixin, Faallo iyo Tarjumadii SomaliTalk.com | Sept 16, 2009 Website-ka Guddiga Qarammada Midoobay u qaabilsan Xadaynta Badaha ayaa lagu daabacay warqad ku taariikhaysan August 19, 2009. Warqaddaas waxaa ku cad in ay ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul... 

In Somalia, UN Manufactures Consent As AMISOM Shoots Camels as Insurgents

Sep 15, 2009
In Somalia, UN Manufactures Consent As AMISOM Shoots Camels as Insurgents By Matthew Russell Lee UNITED NATIONS, September 15 — The UN, which nearly invariably uses as a defense against inaction on human rights abuses that only works in countries upon invitation, views Somalia through a different prism, it seems. How else to explain the dismissive response of the head of the UN’s Department... 
Halkudheg:

Dr Ibbi ma Dulaalbaa mise waa Masuul Dowladeed | Farah Aw-Osman

Sep 12, 2009
Dr. Ibbi ma Dulaalbaa mise waa Mas’uul Dowladeed   Madaxda iyo masùuliyiinta caalamka waxaa lagu yaqaaney inay yihiin afraad ku caan baxay xilkasnimo iyo u heelanaan difaaca danaha dalkooda iyo dadkooda.  Sidoo kale waxaa caado u ahayd dowladaha caalamka kolkii xubin ka mid ah gollaha wasiirada uu kagalo shacabka iyo dalka khalad saamayn ku yeelankara aayaha iyo sharafta dalkaasi in shaqada... 
Halkudheg: ,

Khilaaf ku saabsan Badda Soomaaliya oo soo Kala Dhexgalay Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif iyo Ra’iisul wasaarahiisa

Sep 12, 2009
Khilaaf ku saabsan Badda Soomaaliya oo soo Kala Dhexgalay Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif iyo Ra’iisul wasaarahiisa Axmed Walad Cabdalla oo Booqday Hargeysa iyo Garoowe Mudaharaad ka dhacay Hargeysa oo dad ku dhinteen Dr. Faroole oo fariin adag u dhiibtey Axmed Walad Cabdalla (Puntland waxay kalsoonida kala laabanaysaa DFKMG haddii aan…..) Warar laga helayo ilo wargal ah ayaa tibaaxay... 
Halkudheg:

“..Heshiiskii Isfaham uma baahneyn in Baarlamaanka la geeyo…” Wareysi – Wasiirka Tiknaloojiyada iyo Cilmibaarista DKMG Xagaa

Sep 11, 2009
Wasiirka Tiknaloojiyada iyo Cilmibaarista DKMG Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa “…heshiiska Isfaham uma baahneyn in Baarlamaanka la geeyo…” wareysi xiiso badan XAGAA: “madaxweynuhuna waa ka hadlay  waxaa uu yiri, arrintaasi Baarlamaanku si khaldan ayey u fahmeen…” Wasiirka Tiknaloojiyada iyo Cilmi Baarista Dowlada Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cali Xagaa oo aan wareysi gaaban... 
Halkudheg:

Sheikh Shariif oo Imanaya Maraykanka xilli ay dhici karto in UN ay Goaan ka Gaaraan heshiiskii Isfahamka ee Kenya-Somalia

Sep 10, 2009
 UN: Go’aankii Baarlamaanku waa go’aan Soomaaliyeed UN: Go’aanada ka soo baxa guddiga xadaynta badaha waa go’aana aan rafcaan laga qaadan Karin Warbaahinta: Norway waxay Kenya siisay $200 million si uu u hirgalo heshiiska isfaham ee Somalia-Kenya Sheikh Shariif oo Imanaya Maraykanka, Xilli laga yaabo in Qarammada Midoobay go’aan ka gaaraan Dukumiintihii ay Kenya u gudbsatey UN... 
Halkudheg: