Home » Warar
Ururka Xisbul Islaam Oo Ku Dhawaaqay In Dib U Fureen Dekedda Ceelmacaan Iyo Garoonka Cisiley Ee Duleedka Muqdisho
Ururka Xisbul Islaam Oo Ku Dhawaaqay In Dib U Fureen Dekedda Ceelmacaan Iyo Garoonka Cisiley Ee Duleedka Muqdisho
Halkan ka daado sawiro dheeraad ah
Ururka Xisbul Islaam ayaa maanta shaaca ka qaaday inay dib u fureen garoonka Diyaaradaha ee Cisileey iyo weliba Dekedda macmilka ah Ceel Macaan ee duleedka magaalada caasimada ah ee Muqdisho.
Afhayeenka Ururka Xisbul Islaam Sh, Maxamed Macalin...
Dowladda Hoose ee Boosaaso oo soo bandhigay qashin ay ka uruuriyeen qaybo ka mid ah xaafadaha magaalada iyo warar kale ee Bosaso
Dowladda Hoose ee magaalada Boosaaso oo soo bandhigay qashin ay ka uruuriyeen qaybo ka mid ah xaafadaha magaalada Boosaaso.
Siyaasi Cali Cabdi Awaare oo Dib ugu soo Laabtay Puntland iyo isagoo Baaq u diray Bulshada Reer Puntland.
Munaasabad Balaaran oo xariga looga Jaray Shirkada Cusub ee Golden Standard Company(GSC) oo lagu Qabtey Bosaso
Dowladda Hoose ee magaalada Boosaaso oo soo bandhigay qashin...
Xaflad Loo Qabtay 7 Arday oo Quraanka Isku Mar Xifdiyey
– Xaflad Loo Qabtay 7 Arday oo Quraanka Isku Mar Xifdiyey + Sawiro
– Furitaanka Xafiiska Hay’adda Wadaniga ah ee MDG oo Lagu Qabtay Magaalada Badhan.
Halkan ka daado sawiro dheeraad ah
Badhan : Galabnimadii Arbacada ayaa hoolka weyn ee dugsiga Al-Furqaan ee magaalada Badhan waxa lagu qabtay xaflad lagu maamuusay 7 arday oo quraanka xifdiyey. Ardaydan oo ka koobnaa 6 wiil iyo hal gabadh...
Caleema saarkii Suldaan Ahmed Kaynaan Cabdulle Galeyr (Suldaanka beesha Daauud)
Halkan ka akhri warka oo dhamaystiran…
Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 20/11/2009 lagu caleemo saaray tuuladda Godobyar Suldaan. Ahmed Kaynaan Cabdulle (Suldaanka beesha Daauud)
kaasoo ay ka soo qaybgaleen marti sharaf badan oo ay si aad ah uga dhex muuqatay beesha
waxaan jeclahay inaan xuso dhawr qodob oo ay ugu horayso in Suldaanka Ahmed aanu ka dhaxlin jagadda hadda loo doortay aabihii,inaanu...
Taliyaha Ciidamada mariiniska somaliyeed “Anagu waxaan leenaha kaluunkeena ha naloo daayo burcad badeeduna sahqada ha joojiso ,
Taliyaha Ciidamada mariiniska somaliyeed “Anagu waxaan leenaha kaluunkeena ha naloo daayo burcad badeeduna sahqada ha joojiso ,
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Meel u jirto dakada Muqdisho 7 mail hadii kaluunkeena la dhacayo maxaad u maleyneysaa goobaha ka fog maxaad u maleyneysaa ayuu is weydiiyey taliyuhu , xeebta dakada Muqdisho meel u jirto 7 mail ayaan ka soo qabanay qalab maraakiibtu ay...
Sweden: Hormuudka jaamacada Puntland iyo kulankii jaamacada Mälardalen
Sweden: Hormuudka jaamacada Puntland iyo kulankii jaamacada Mälardalen
Hordhac
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Hormuudka jaamacada Puntland ee ku taal magaalada Garoowe mudane Maxamuud Sheekh Xaamud ayaa bisha november 2009, booqasho ku yimid dalka Sweden. Mudane Maxamud sh. Xaamud waxaa uu intii aanu iman wadanka sweden horay usoo maray wadanka Mareykanka gaar ahaan gobolka Minneapolis...
Dugsiga Jaabir Bin Xayaan oo ku guuleystey Tartankii Dugsiyada Gobolka Banaadir
Halkan ka daawo sawirro dheeraad ah
Dugsiga Jaabir Bin Xayaan ayaa ku guuleystay tartankii loo qabtay dugsiyada gobalka Banaadir ee uu soo qaban qaabiyay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta laguna maamuusayay maalinta macalinka Soomaaliyeed
Tartankan ayaa lagu waday in ay ka qeyb galaan dhamaan dugisyada gobalka Banaadir laakin hada 8 dugsi oo keliya ayaa ka qeyb galay iyadoo sababtuna ay tahay Magaalda...
Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo gaarey Degmada Cadaado
Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo gaarey Degmada Cadaado
Wafdi ka socda Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ee Qaramada Midoobey ayaa soo gabagabeeyay booqasho 3 cisho ah oo ay ku joogeen magaalada Cadaado.
Wafdigaan oo ka koobnaa 3 xubnood ayaa kormeeerkoodu ku salaysnaa qiimayn ay ku soo samaynayeen heerka ay gaarsiisan tahay abaaraha ka jira deegaanadda Ximan iyo Xeeb.
Wafigaan oo sitay diyaarad...
BAAQA Jaaliyadda Puntland iyo Jubaland ee Gobolka Massachusetts, USA
BAAQA
Jaaliyadaha Puntland iyo Jubaland ee Gobolka Massachusetts, United States of America
Ku: Madaxweynaha Dowladda Puntland.
Ku: Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland.
Ku: Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland.
Ku: Golaha Walkiilada Dowladda Puntland.
Ku: Odey dhaqameedyada deeganadda Puntland.
Og: Shacabiweynaha Puntland Gudaha iyo Dibada.
Ujeedo: Talo bixin
Haddii aynu nahay waxgaradka, Culimaa;udiinka,...
Wiil yar oo wadnuhu daloolo oo Caawin ubaahan
Aabe dhalay ilmo wadnuhu daloolo oo dalbanaya gar gaar deg de ah
Maxu’d Axme’d Yuusuf (Jabiye) oo ah aabe dhaliyay ilmo yar oo dhaqaatiirtu cadeeyay in uu daloolo wadnihiisu una baahan yahay in lasoo caawiyo cidii wax uqaban karta wiilkaas yare e xanuunsan .
Ilmahan yar ayaa jira labo sano mana helin wiilkaasi yar caafimaad toos ah waxana uu intabadan ahaa ilmo dhul yaal ah waxaana dhaqaatiirta...
GabdhahaToronto oo kaalmo lacageed gaarsiiyay Naafada ku nool Isbitaal Martiini
Gabdho Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Toronto ee dalka Canada oo kaalmo lacageed gaarsiiyay Naafada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku nool Isbitaalkii Martiini
Gabdho Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa waxay kaalmo lacageed gaarsiiyeen Naafada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku nool Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho.
Halkan kadaawo sawiro kale oo dheeraad ah
Kaalmada...
Kaalintii ay Soomaalidu ku lahayd madashii Sacuudiga iyo Bariga Afrika
(Addis Ababa ) Kulan ay soo qabanqaabisay Boqortooyada Sucuudi Carabiya oo ay iskaashi dhaqaale iyo ganacsi kula yeelaneyso dalalka Bariga Afrika ee kala ah Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Ruwanda, Soomaaliya, Yugandha iyo Tanzaaniya, oo soconayay 14kii illaa 17kii November 2009 ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Addis Ababa. Waxaa shirkaasi ka soo qeybgalay madaxweynayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya, Raysal-wasaarayaasha...
Ciidamada Faransiis-ka oo Burcad badeeda ku wareejiyey Maamulka Puntland
Ciidamada Faransiis-ka oo Burcad badeeda ku wareejiyey Maamulka Puntland
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah (Hub, qalab)
Ciidamada Faransiiska ee jooga Xeebaha Somaliya ku dhaw dhw ayaa waxa ay Gacanta ku soo dhigeen 12 Burcad badeed oo ay ku soo Warejiyeen Cidamaada Ilaalada Xeebaha Puntland, waxayna sidoo kale Ciidamada Faransiska ee Markaakiibta dagaal ee jooga Xeebaha Somaliya 12 burcad baddeed...
warsaxaafadeed : Ujeedo Jiritaanka TFG-da & dhibaatada ay ku heyso shacabka Somaliyeed
Shir ay isugu yimaadaan qaar ka tirsan odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye oo laga soo saaray qodobbo iyo baaq dhinacyo badan taabanaya gabagabadii shirka ayaa xooghayahay guud ee golaha sheekh isxaaq ayaa aqriyey warqada sidaan u qoreyd:
warsaxaafadeed : Ujeedo Jiritaanka TFG-da & dhibaatada ay ku heyso shacabka Somaliyeed
18/11/2009 ,shair balaarqan oo ay isugu yimaadeen Golaha dhexe...
Siminaar Soconayey Sadex Maalmood Oo Ay Ka Qayb Galeen Odayaal Dhaqameed Soomaaliyeed Oo Maanta Soo Gabagaabobay
Siminaar Soconayey Sadex Maalmood Oo Ay Ka Qayb Galeen Odayaal Dhaqameed Soomaaliyeed Oo Maanta Soo Gabagaabobay
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Siminaar soconayey mudo sadex maalmood ah oo ay soo qaban qaabiyeen ururka xisbul islaami islamarkaana ay ka qayb qaadanayeen odayaal dhaqameed soomaaliyeed oo ku baranayey xoojinta iyo ku dhaqanka shareecada islaamka ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada...
Baaq uu soo saaray af-hayeenka beelaha kuul carre
Baaq uu soo saaray af-hayeenka beelaha kuul carre
Bismillaahi raxmnnaani raxiim.
Anigoo ah, af-hayeenka beelaha Kuul Carre mudane Maxamed Jaamac Cawil.
Waxaan ku wargelinayaa dhammaanba beelaha Kuul Carre, ee ku kala hoyda dunida hareereheeda
Inay u dyaargaroobaan sidii ay uga qayb gelilahaayeen shirweynaha, ka dhici doon magaalada Burco
Somaliland 20/1/2010.
shirkaasi oo beelweynta Habar Yoonis ku...
Dowlada Sucuudiga oo ku dhawaaqday Nov 27, 09 inay ciidtahay
Dhalashada Bisha Dul-Xija oo laga arkay Sucuudiga
Waxaa u cadaatay Maxkammada Sare arigtida bisha Arrafo -Dul-Xija- galabta oo Talaado ah oo taariikhdu tahay 29 bisha Dul-Qacda sanadka 1430H, kadib Arigtada tiro Caadiliin ah kana arkay Gobolo kala duwan. Sidaa daraadeed maalinta barri ah -Arbaco- oo ku beega Nov 18,09 waa maalintii ugu horaysay Bisha Dul-Xija, Istaaga Maalinta Carrafana wuxuu noqonayaa...
Ergeyga Gaarka ah ee Qarammadda Midoobay oo ku baaqay in si wadajir ah loo wajaho taageerida Soomaaliya
WAR-SAXAAFADEED 031/2009
Ergeyga Gaarka ah ee Qarammadda Midoobay oo ku baaqay in si wadajir ah loo wajaho taageerida Soomaaliya
Nayroobi, 16 November 2009 – Ergeyga Gaarka ah ee Qarammadda Midoobay u Qaabilsan Arrimmah Soomaaliya, Ahmedou Ould-Abdallah, SRSG, ayaa kulan la yeeshay Louise Arbour, oo ah madaxweynaha iyo CEO-da Kooxda Caalamiga ee meelaha qalalaasaha (ICG) uu ka jiro. Kulanka wuxuu...
Madax horay uga tirsanayd TFG oo Booqasho ku tegey magalada London iyo warar kale
Xaflad casho lagu soo dhoweynayo madax horay uga tirsanayd TFG oo lagu qabtay magalada London.
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Xafladan oo ay soo qabanqabiyeen ururka Somali Peace Council (S.P.C) aya Kadhacday Makhaayada Blue Ocean ee Kutaal Xaafada shepherd bush Dadka lagu casumay xafladan ee martida ahaa waxaa ka mid ahaa wasirki hore ee arrimaha gudaha iyo amniga Maxamuud Ahmed Guuled Gacmo dheere...
Sucuudiga oo bilaabay dhoofintii xoolaha Soomaaliya oo xayirneed mudo 9 sano ah
Sucuudiga oo bilaabay dhoofintii xoolaha Soomaaliya oo xayirneed mudo 9 sano ah
Dowladda Sucuudiga ayaa dhawaan waxay ku dhawaaqday in ay xayiraaddii ka qaaday dhoofinta xoolihii Soomaliya kaas oo xayirnaa mudo 9 sano ah, waxayna arrintaani ku timid kadib markii codsiyo fara badan ay gaareen Dowladda Sucuudiga oo looga dalbanayo in ay xayiraadda ka qaadaan Xoolaha Soomaaliya, maadaama ay yihiin xoolo...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden oo Dugsi Qur’aan ka hergelisay Deegaaanka Waxara-cadde ee Huriwaa, Muqdisho
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah ee dugsiga
Waxaa maanta si rasmi ah loogaga furay deegaanka Waxara-cadde ee degmadda Huriwaa ee magaladda Muqdisho Dugsi Qur’aan oo ay wax ku baranaayaan arday Soomaaliyeed oo iskugu jira Agon iyo Masaakiin kaaas oo ay halkasi ka dhiseen Gabdhaha Jaaliayadda Soomaliyeed ee ku dhaqan dalkaasi Sweden Gaar ahaan magaaladda Yatakoori, kaas oo ay haatan wax ka abartaan...
Horukac laga muujiyey waxbarashada carruurta Puntland iyo Maamulka G/Nugaal oo dhismayaal burburiyey
Ururka Wadatashiga Ardayda Puntland ee PSCA ayaa horukac ka muujiyey barnaamijka wadashaqaynta carruurta Puntland,
Maamulka Gobolka Nugaal oo hawlo dhisme burburin ah ka sameeyey Gudaha Magaalada Garoowe.
Dakada Magaalada bosaaso oo laga Dhoofiyey Xoolo Nool.
Wasiirkuxigeenka Beeraha ee Puntland oo oo lagu soo dhaweeyey Leicester.
Ururka Wadatashiga Ardayda Puntland ee PSCA ayaa horukac ka muujiyey...
Ururka Xisbul Islaam Oo Siminaar Lagu Baranayo Shareecada islaamka U Qabtay Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed
Halkan ka daawo sawirro dheeraad ah
Siminaar ay soo qaban qaabiyeen ururka xisbul islaam oo loo qabtay odayaasha dhaqanka soomaaliyeed oo ka koobnaa ilaa konton oday dhaqameed ayaa (Nov 16, 2009) ka dhacay magaalada caasimada ah ee muqdisho kaasoo lagu soo bandhigay ku dhaqanka shareecada islaamka .
Siminaarkan oo uu gudoominayey madaxa arimaha bulshada ururka xisbul islaam sh.salmaan sahal Muuse...
Nuur Cadde oo Lagu Abaal Mariyey in Soomaalidu aysan Xuquuq yeelan
Nuur Cadde oo Lagu Abaal Mariyey in Dadka Soomaaliyeed aysan Xuquuq ku yeelan Dhulka Soomaaliyeed?
Dhammaadkii sannadkii 2008, ayaa heshiis waxaa kala saxiixday xukuumaddii uu ra’iisul wasaaraha ka ahaa Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) iyo Midowga Yurub. Waxaa heshiiskaas DFKMG u saxiixay safiirka u fadhiya Nairobi. Sida aan hoos ku arki doono waxaa heshiiskaas la saxiixay xilli aan DFKMG lahayn...
Nairobi: C/raxmaan Faroole oo la Kulmay Cumar C/rashiid iyo Diplomaasiyiin
Madaxweynaha Puntland oo la kumey Ra’isal Wasaare Cumar Cabdirashid & Diplomaasiyiin
Faafin:
Xafiiska Madaxweynaha Puntland.
Garowe, Somalia
Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah
Kadib markii khilaaf xoogan soo kala dhexgaley Dowladda Puntland iyo DFKMG ah ayaa Madaxweynaha Farole kulamo kala duwan uu la leeyahay Diplomasiyiinta wadamada beesha caalamka ka jooga Nairobi iyo siyaasiyiin kale.
Madaxweynaha...




