Home » Faallo
Wargeyskii Dowladda oo Afka Sharooto laga saarey!!
Laga soo bilaabo Xiligii Wasiirka uu ka ahaa Wasaarada Warfaafinta Cabdikarim Xasan Jaamac waxaa la Dareemayey in Wasaaradu Qaybaheeda kala duwan uu Isbedel Deg deg ah ku imaanayo , sababtoo ah waxaa uu kiciyey Qaybo dansanaa sida TV-ga Qaran iyo Wargeyska dalka oo isagu Todobaadkii si joogto ah u soo bixi jirey iyadoo lagu soo daabaci jirey Magaalada Nairiobi
Read More →
DHAQ-DHAQAAQA ISBEDDEL-DOONKA DAL-UDUG
DHAMBAALKII 1-aad
Sida uu u bukoodo qofka aadamiga ah ayaa bulshaduna ay u bukootaa. Qofka xanuunsan wuxuu doontaa daawo uu ku caafimaado, isaga oo ka beeg qaadanaya hadba inta uu taakta cudurku yahay. Haddii kale wuxuu og-yahay in xanuunku uu ku sii kordhayo, dabadeed ama uu u dhimanayo ama uu howl-gab u noqonayo. Waxaa sidaas lamid ah bulshada xanuunsan oo haddii ayan caafimaad doonan loo yaabaa...
Soomaaliya waa beec ee imisaa lagu iibinayaa (arimaha badda IWM)? | Qore: Muna Abshir Abdi
Baddenu waa 350 mayl (nautical mile) ee ma aha 12 mayl
Qof kasta oo aqrista ciwaankaan waxaa dhici karta in uu la yaabo oo is yiraahdo toloow maxuu qoraagu ula jeedaa ciwaaankaan. Laakiin xaqiiqda dhabta ah Dalkeenii hooyo waa iib ama Beec hadba kaayd jeceyshahay.
Maxaa daliil u ah in dalkeenu Beec yahay?
Waxaa la yiri maayd yaa u danbeeyey , saa la yiri kaa la sii sido.Inagoon meel kale ka doon doonin...
Conflicts of interest surrounding the adoption of an Exclusive Economic Zone for Somalia (EEZ).
“Once Somalia adopts the EEZ under the UNCLOS regime, Somalia and Kenya would be required to initiate a separate process to negotiate a mutually acceptable maritime boundary. This would open the possibility of an adjustment of the maritime boundary from its perpendicular position towards a position following the line of latitude. Such a shift would effectively place some if not all of the disputed...
Reer Denmark oo diraya tacsi: Xaaji Jamac Maxamed Xasan (Jaamac dheer) oo Geeriyoodey
انا لله وانا اليه راجعون
كل نفس ذائقة الموت
Waxaanu halkan tacsi uga diraynaa anagoo ah jaaliyada Denmark gaar ahaan magaalada Randers ehelkii iyo qaraabadii iyo saaxiibadii uu ka geeriyoodey Alla hawnaxariiistee Xaaji Jamac Maxamed Xasan (Jaamac dheer) oo galabta ku geeriyoodey magaalada gaalkacayo oo uu bilahan jirey. Marxuumka oo katirsanaa odayaashayada reer...
Warqad furan oo ku socota Culimadda Soomaliyeed gaar ahaan, Sh Umal, Sh Bashiir Ahmed Salaad iyo Sh Ali Warsame
Sh Hassan Daahir waxaa xukumey Shabaab waxaana lagu xukumey daarul Xadiis Nairobi memberkiisa, kadiban wuu maalin cad kasoo tagey shabaab iyo ehelkiisa, waxaana uu gacanta u galey shabaab sharciyeysan ee maxay tahay doorka culimida?
Sh Hassan Daahir miyaanan lagu qiimeyneyn ka hor imaadkii uu ka hor yimid Dowladii Maxamed Siyaad, isagoo hadafkiisu yahay diin. Miyaaanan lagu xasuusaneyn markii Soomaalidu...
Dunnida Seddexaad Dacwaan Ka Qabaa ?
HORUDHAC:
Akhristoow bishii Agusto,2008 ayaan Baabuur Caasi ah ka soo raacday magaalada Addis Ababa ee Xarunta Wadanka Ethiopia ,Annigoo u socda Maagaaladda Jig Jigga ee Ismaamulka Soomaalida Ogaadeynya.
Safarkii Wuxuu qaatay in ka badan 11 saacadood, Jidku Wuxuu ahaa labo line oo iska hor imaanayaa, taas macnaheedu waa Hal line u socda Jig Jigga Iyo Hal line oo u soo socda Addis Ababa.
Read More →
Cuyuban Siyaasadeed!
Siyaasiyiintu way diideen inay ku dhaqmaan nidaamkii siyaasadeed ee Ilaahay u dajiyey muslimiinta, waxayna doorbideen nidaam gaalo dagsatay oo lagu magacaabo Dimoqraadi. Awoodooda waxay isugu geeyeen siday muslimiinta ugu khasbi lahaayeen nidaamkaas. Goortii uu u meelmaray ayay haddana diideen natiijadiisii; waayo waxaa ku guuleystay dad Ilaahay yeelay. Waa sida hadda Masar ka dhacdaye.
Taas waa markay...
QANDARAAS HOOSAAD: DAYACTIRKA DUGSIGA SARE EE MACALIM JAAMAC
WARGELIN QANDARAASKA DHISMAHA DUGSIGA SARE EE MACALLIN JAAMAC
DOWLADA FEDERAALKA SOOMAALIYA
WASAARADDA HORMARINTA IYO ADEEGA BULSHADA
AGAASINKA WAXBARASHADA, HIDDAHA IYO TACLIINTA SARE
JUBA FOUNDATION
__________________________________________________________________________________
QANDARAAS HOOSAAD: DAYACTIRKA DUGSIGA SARE EE MACALIM JAAMAC
DEGMADA XAMAR WYNE EE GOBOLKA BANADIR
MARTIQAAD KA...
Fariin ku Socota Madaxweynaha , Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Raiisul Wasaaraha oo ka Timid Dadka Deegaanka Afisyooni
Waxaa Qoraal naga soo gaarey Dadka Degen Deegaanka Affisyooni ee Xaafadda Xamar jabajab ee Magaalada Muqdisho kuwaas oo ah Qoysaskii Ciidamadii Hore , Kuwa Hadda Safka hore ku jira iyo Xoogaa Shacab oo halkaas ku soo Barakacay ,waxayna fariin Cabasho ah u Dirayaan Madaxweyne Xasan Shiikh , Gudoomiyaha Baarlamanka Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari iyo Raiisul Wasaare Saacid Waxayna Cabashadooda u Qorneyd...
Shiikh Xasan Daahir Aweys iyo Tagistiisii Cadaado Maxaa Xigi Doona?
Shiikh Xasan Daahir Aways wixii ka dambeeyey markii laga adkaaday Ciidamadii Midowga Maxkamadaha Islaamka oo ay Dalka soo galeen Ciidamadii Milatariga Itoobiya dabayaaqadii sanadkii 2006-dii waxa uu ka mid ahaa Madaxdii u carartey Koofurta Soomaaliyaa waxayna uga sii gudbeen Magaalada Asmara ee dalka Eretariya halkaas oo lagu Aasaaasay Isbahaysigii ARS ee loo yiqiin Isbahaysigii Asmara oo si cad uga...
Qisada Xaajib Al-Mansoor waa duruus taariikheed
Salaamu alaykum. Maanta iyo qoraalkeena waa qiso xiiso badan, gaar ahaan isbadal doonka iyo dadka himada leh.
Halyeyga sheekadeena waa wiil da’yar oo taarikhda kugalay magaca Xaajib Al-Mansoor walow loo yaqaanay dameerle!
Taariikhda Xaajib Al-Mansoor waa mid laga wadanka Spain guud ahaan gaar ahaan Muslimiinta.Taariikhda Andulus iyo meesha ay kudanbaysay waa sheeko kale oo kuxasuusinayso xaalada...
Ciidamada Xooga oo Qar ka laa-laada!!
Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed waxaa la Aas-aasey 12 kii Abriil Sannadkii 1960 kii , markii uu jirey Saddex Sanno ayaa waxaa uu Dagaal la galey Ciidamadii Itoobiya oo islahaa yeeysan Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed kuugu Xoogeysan , hase yeeshee waa la ogaa Wacdaraha iyo Casharadii ay u dhigeen Ciidamadii Itoobiya ee ku soo Xadgudbey Ciida Soomaaliya , waxaan Xiligaas Ciidamada Somaaliya ay...
FEDERAAL, DOWLAD-GOBOLEEDYO IYO QABYO-QORAALOOW DANTEE LA IDINKA LAHAA?!
HORDHAC
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh. nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, aqristaha sharafta badanoow, anigoon gogol-dhig dheer waxba kugu daalin, bal aan si toos ah u galo dulucda qormada.
Read More →
Taknoolojiga Casriga: Isticmaalka Solar iyo faa’iidooyinka laga dhaxlo
SIDA LOOGA FAA’IIDEYSO TEKNOOLOJIGA CASRIGA AH.
Tan iyo intii benu aadamku soo jiray markastaba waxaa soo kordhahayey horumarka benu aadamka, iyo ilbaxanimada rabaaniga ah ee illaahay dad yar siiyey kadibna ummado badan ay ka faa’iideysteen, taasoo qaar ka mid ah ay horumariyeen, sida kuwa wax ku daray ama wax ka badalay si loo fududeeyo adeegsiga shay muhiim u ah, ummaddaha adduunka ku nool.
Muddooyinkaas...
Boqolka halaagsamay halka ka badbaaday bilaan noqday!
Dad ka dhaadhiciya inay TAHRIIBAAN oo isugu jira qandaraaslayaal iyo dhoohanayaal bilaash ku shaqeeya ayaa jira. Waxaa dabayaal kuwo dalkooda ka xarraasa oo geeya “meel daran iyo reero muskood”. Waa meel aan talo faro ugu jirin oo yeelis mooyee aysan diidmo lahayn. Dhalinyarada markii lagu hubsado gacanta kooxaha qawlaysatada ah waxay markiiba isu badalayaan MAFAACIIL halkay awal faaciliin...
Qiimaha Cadaalada
W/Q Ahmed Mohamed Roble
Hordhac
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Diinta islaamka Cadaalada waxa ay kaga jirtaa door muhiim ah Waa mowduuc aad u weyn oo xiriir la yeelanaya dhaqaalaha, bulshada, hogaanka iwm. waxaana lagu sheegay quraanka & sunaha sidoo kale waxaa jira aayado iyo xadiisyo badan oo kusoo arooray in cadaaladu...
STIRRING THE SOMALI WATERS: TOWARD A MARITIME OIL WAR?
For many armchair analysts, East Africa appears to have enough problems. Plagued by pirates riding the waves of the Indian Ocean, and bullied by al Qaeda-linked al Shabaab militants that threaten the very foundation of Somalia, the region has been a constant focal point for insecurity. To be fair, the pirates are starting to let up. Moreover, the latest reports paint a picture of an al Shabaab on...
Qormadii uu DONALD KIPKORIR Soomaalida ugu gafay, dhulka Soomaaliyeedna Kenya iyo Itoobiya u kala qeybiyay – Qore Aden Colujoog
ARAR: Dhamaan dadka Soomaaliyeed meel ay joogaanba waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka, Asalaamu Caleykum Waraxma tulaahi wa barakaatuhu, bacda salaam, codsi iiga yimid qaar ka mid ah asxaabteyda iyo kuwo ku xiran qoraaladeyda awgood, waxaan halkaan kusoo gudbinayaa qoraal aan turjumay, kaasoo ah mid horay dadka Soomaaliyeed ee akhristay iyo intii maqashayba si weyn uga careysiiyay.
Qoraalkaas...
“Noocyada Kalluunka Badda” – VIDEO: Cali Shabeele Caga-yare
“Magacaygu waa Cali Shabeele Caga-yare, waa la iga yaqaan Geeska Afrika oo dhan” – Cagayare waxa uu ka sheekeynayaa Magacyada ay u kala baxaan Kalluunka ku jira badda Soomaaliyeed. Caga-yare waxa uu muddo dheer ka hawl-galayey badda ku xeeran Laasqoray. Waxaana video faafiyey SPR FM.
Read More →
Jariidadda Standard oo soo Bandhigtay Caddaynta Saxiixii Labada Wasiir (Fowsiya & Aamina), kuna tilmaantay MoU ay kala saxiixdeen labada wasiir ee Arrimaha Dibadda
Jariidadda Standard oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ka Xaqiijisay Saxiixii Fawsiya ku Eedaysay SomaliTalk.com – Saxiix xaqiiq ah –
“Soomaaliya ayaa diidey dalabkii Kenya ku doonaysay in ay markale la furto wada hadal ku saabsan xadaynta xuduudaha Badda” Satandard
Jariidadda Standard ee ka soo baxda Nairobi ayaa warbixin dheer ka qortay qoraalkii ay kala saxiixdeen Wasiirrada...
KENYA – Political and Economic Snapshot
Kenya entered modern history as a colony of Great Britain,
ruled by the British until its independence in 1963. The
constitution established upon independence underwent a
number of changes over almost five decades. The original constitution
gave the country a multi-party parliamentary system and installed
Joma Kenyatta as the first prime minister. One year later Kenyatta
became Kenya’s first president...
Somalia Cabinet rejects appeal for talks on border dispute with Kenya
Standard Newspapers: On May 31, Foreign Affairs Cabinet Secretary Amina Mohamed raised the issue with her Somali counterpart Fauzia Yusuf Adam in the hope of winning approval of the current, internationally recognised government.
According to a joint statement signed by Mohamed and Adam, “the two ministers underlined the need to work on a framework of modalities for embarking on maritime demarcation.”
Cast...
Prof. Jawaari: “Asaga (Madaxweynaha) Weydii” – in Badda Soomaaliya cabbirkeedu yahay 200 miles ama in…
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la weydiiyey fikirkiisa ku aadan cabbirka badda Soomaaliya ayaan si toos ah uga jawaabin..
Waraysi Gudoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari uu June 4, 2013 la yeeshay weriye Cabdikariin Cali Kaar ee Telefishanka Somali Channel ayaa wax ka weydiiyey safarkiisii Norway iyo fikrika guddoomiyaha ee ku aadan cabbirka badda Soomaaliya. (VIDEO...
Xukuumadda Soomaaliya oo Aqbashay Sharciga Badda Soomaaliya ee Law no. 37
Go’aanka Golaha Wasiirada DFS ee ku aadan dhererka xadka badda Soomaaliya –
Golaha Wasiiradu waxay shirkoodii todobaadlaha ahaa ee maanta ka soo sareen go’aamada hoos ku xusan ee la xiriira arrimaha badda Soomaaliya:-
1. Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya waxay ayid-san-tahay go’aankii Baarlamaanka Soomaaliyeed uu gaaray August 1, 2009, ayna xildhibaanadu ku diideen is-fahmakii doodda...