Home » Archive Maalinta February 18th, 2016

Masjid jaamicii ugu horreeyey degmaada Shibis (Bilaaja carab) oo dib loo dhisayo

Feb 18, 2016
Masjid jaamica Ibbi ee degmada Shibis markii ugu horeysay waxaa la dhisay sanadkii 1933kii, waxaana dib loo dhisay 1971kii. Masjidku wuxuu ku fadhiyaa 900 m2, waxaana markiiba ku tukan kara 1000 qof, wuxuuna leeyahay qayb dumarka loogu talogalay iyo qayb kale oo isugu jirta maktabad, guriga mu’adinka, madaraso, hool muxaadarooyin, xamaamyo iyo meeshii weesada. Masjidkaan oo ah mid taariikhi... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...