Home » Archive Maalinta February 17th, 2016

Xasuustaydii Nabad Sugiddii (N.S.S 1976 – 1991)

Feb 17, 2016
Markay Ruushka, Kuubaanka, Yement , Liibiyaanka iyo Jarmal jabiyeen Xooggii Dalka Soomaaliyeed ee sida geesinimada ah uga adkaaday Xoogaggii Xabashida , waxaa nagu habsaday ceeryaamo ciil iyo caro , waxaa jiray Cabsi xoog ah oo ay saraakiisha Ammaanku ka qabeen inay Ruushanku Xuduud beenaadka soo dhaafiyaan Xabashida markaasna aan gumoowno , xaalad adag ayay xafiisyada nabad galyadu ku jireen . Waxaa... 
Halkudheg:

Xasuustaydii Nabad Sugiddii (N.S.S 1976 – 1991)

Feb 17, 2016
Maarso 1978 Dii ayaa waxaan Taliyahagii isu raacnay Xafiiska Maxadwayne Siyaad , Sheeko iyo shah ka dib waxaa la iisheegay inaan aaadayo Jazaa’ir subaxa , warsan iyo guddoon , markaas oo kale la isma waydiiyo maxaa ka jira iyo maxaan ka doonayaa , hawl dhamaad ah ayaa la doonayaa inaad dhamayso , waxaan habaynkii seexday Aqalkii Hooyaday , Aabahay wuxuu ku maqnaa dhulka Barakaysan Xijaas ( Sucuudi... 
Halkudheg:

Maansadii Gocasho – Dr. Khadar Jaamac

Feb 17, 2016
Maansaday waxa layidhaa gocasho wayna ka awaalo waramaysaa xaalada ay marayso ummada Soomaaliyeen. Qayb ka mid ah hore ayaan u faafiyey haddana waa iyadii oo dhamaystiran. 1:Aduunyadu waa giraan 2:Guyaal badan soo jirtoo 3:Walina waa geedi socod 4:Guntiyo baarkiyo salkaba 5:Dadbaa gaadiidsadoo 6:Intay guudka u bexeen 7:Dusheeda gurboodka dhigay 8: Bad waynta kuwaa galoo 9: Gunteeda u dhaadhacoo 10:... 
Halkudheg:

Kacaanka, Toosinta. Federaalka, Toosinta.

Feb 17, 2016
1985 ayaa Xisbigii Hantiwadaagga Kacaanka Somaliyeed XHKS ee kaligi wadanka Xisbi ahaan uga jiray xiligaas,Isku soo qaaday in Siyaasadda Kacaanka wax si ka yihiin, waxaa laga falanqooday in wax la saxo oo aan loo fadhin sidaana ayna ku sii socon, Waxaa la yiri Barnaamij iyo qorshe haloo sameeyo Arintaas, waxaa la isku soo qaaday Magacii loo bixinlahaa Barnaamijka, waxaa Afka la soo marin waayay... 

Khudbaddii R.Wasaare K/Xigeenka ee Kulanka Horu-marka iyo Dib u Dhiska Kaabayaasha Dhaqaale ee Dalka (SDRF)

Feb 17, 2016
Muqdisho, February 15, 2016——Ra’iisal Wasaare ku-Xigeenka XFS Mudane Maxamed Cumar Carte oo maanta shir gudoominayay shirkii Horu-marinta iyo dib-dhiska kaabayaasha dhaqaale ee dalka (SDRF Meeting) ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan qorshayaasha horu-marineed ee ka socda guud ahaan dalka Somaliya. Kulankan waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka socda dawlad goboleedyada sida Puntland, Galmudug,... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...