Home » Archive Maalinta September 17th, 2014

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in uusan jirin Khilaaf kala Dhaxeeya Madaxweynaha

Sep 17, 2014
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed oo Magaalada Brigimham ee Dalka Ingiriiska kula kulmay Jaaliyadda Soomaalida ayaa kulankaas ka sheegay in sanadkan 2014ka inta uusan dhamaan Shabaab guud ahaan Dalka laga saari doono meelaha ay kaga sugan yihiin. Ra’iisulwasaaraha oo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa halkaa ka jeediyay ayaa sheegey in ay bilowdeen hawlgaladii ugu horeeyay... 

WARBIXIN: Waayeel Iyo Wadani Waajib Gudanaayo La Waayey

Sep 17, 2014
Salaan kadib Waxan rabaa in aan ka hadlo ama ka sheekeeyo safarkeeygii Somalia Iyo waxyaabahii aan la soo kulmay Iyo sida aan u arko marxaladaha ka jiro dalkii Hooyo. 1- Amaanka Waxan ku bilaabayaa marka hore amaanka maadaamo uu amaanka yahay furaha nolosha (no peace no life). Amaanka guud ee dalka maahin mid degan oo la saadalin Karo, waa sida dabeesha oo kale marba dhinac ka imaaneeyso, inkastoo... 

Suldaan Deeqow: Kenya Waxay Jubbaland u Gashay in muran la geliyo Kismaayo, si markaas loo ilaawo NFD

Sep 17, 2014
Waraysi taariikhi ah: “Sababta kale ee Kenya u gashay Jubbaland waa Khayraadka Badda (marine resources)” “Gaarisa Waa Dhul ay Leedahay Soomaaliya”… “waxay NFD u aamustay waayo Geeska Afrika ayaa burbursan, arrinta NFD waa masalo taagan.”  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...