Home » Archive Maalinta September 16th, 2014

Sweden: Guushii doorashada iyo mahadcelin

Sep 16, 2014
Asalaama caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu! Waxaa dhowaan la soo afjaray doorashadii guud ee dalka Sweden. Doorashada ayaa waxaa ku tartamaayey xisbiyo badan. Waxaan ka mid ahaa musharaxiinta xisbiga shaqaalaha ( socialdemokraterna) ee u tartamaayey ka mid noqoshada xildhibaanada baarlmaanka qaranka iyo kan degmada aan ku noolahay ee Eskilstuna. Haddaba olole aad u adag iyo howl badan... 

Madaxweynha Soomaaliya oo Xariga ka jarey Shirkii Dib u Heshiisiinta ee Jubooyinka oo ka furmey Kismaayo

Sep 16, 2014
Iyo Ra’iisul wasaaraha DFS oo gaaray magaalada London – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Jubada Hoose waxay sheegayaan in Madaxweynaha Dowladda Federaalka uu maanta halkaas uu gaarey waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Madax ka tirsan Maamulka Jubba oo uu Horkacayey Madaxweynaha Maamulka Jubbada Axmed Madoobe. Ka dib Madaxweynaha waxaa gaarey halkii lagu qabanayey Shirweynaha... 

Tacsi: Marxuun Gen Maxamed Xuseen Dauud.

Sep 16, 2014
Jaaliyada beesha Yuusuf Daarood ee Magaalada San diego gobolka California waxay si tiiraanyo leh uga tacsiyeynayaan geeridii naxdinta lahayd eeku timid Marxuun Gen Maxamed Xuseen Dauud. Waxan si gaar ah isla tacsidaas ugu diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagey marxuumka iyo dhamaan umada soomaliyeed. Waxaan Marxuumka Ilahay Uga Baryeynaa Inuu Qabriga U Wasiciyo, Su’aashana qabriga Fududeeyo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...