Home » Archive Maalinta September 2nd, 2014

Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Geeeska Afrika oo yimid Muqdisho sheegeyna in ay ka qayb qaadanayaan Dagaalka lagula jiro Alshabaab.

Sep 2, 2014
Waxaa Magaalada Muqdisho soo gaarey Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Geeska Afrika Generaal Well Grisp oo Fadhigiisu yahay Wadanka Jabuuti ayaa soo gaarey Magaalada Muqdisho waxaana uu Kulan la yeeshey Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya Generaal Daahir Aadan Cilmi ( Indho Qarshe waxaana uu Kulnakaan uu ka dhacay Villa Baydhabo , waxay Labada Dhinac iskula soo qaaden Kulankooda arrimo... 

Ciidamada Dowladda oo u dhaqaaqey Dhinaca Degmada Baraawe

Sep 2, 2014
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeelada Hoose waxay seegayaan in Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Amisom ay u dhaqaaqeen Degmada Baraawe iyadoo maalintii Shaley ay Ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda Federaalka ay qabsadeen Degmada Kuntuwaarey, Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada hoose oo u Waramayey Warbaahinta ayaa sheegey in Saacadaha soo socda ay la wareegayaan Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...