Home » Archive Maalinta September 1st, 2014

Maxkamadda Hague oo soo bandhigtay Dacwaddii Xuduudda Badda ee ay u gudbisey Dawladda Federaalka Soomaaliya

Sep 1, 2014
Dacwadda DFS u gudbisey Hague waa mid lagu tirtirayo Law no. 37, laguna xagal daacinayo Baarlamaanka Soomaaliya? Maxkamadda Qaramada Midoobey (QM) ee Hague ayaa website-keeda ku daabacday dacwaddii Xadka Badda ee ay u gudsatey Dawladda Federaalka Soomaaliya (DFS), taas oo ka kooban 17 bog, oo la sheegay in laga dacwoonayo Kenya oo ay sheegeen in ay bad ku haysato. Laakiin marka la dhuuxo qoraalkaas... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...