Home » Archive Bisha June, 2013

Hay’adda Hormuud Telecom Foundation oo Barnaamij Shaqo Abuur ah u Sameysey qaar ka mid ah Naafada.

Jun 1, 2013
Hay’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa fulisay Mashruucii ugu Horeeyey kaasoo shaqo loogu Abuurayo qaar kamid ah Dadka Naafada ah ee ku Nool Dalalka. Mashruucaan ay fulineyso Hay’ada Hormuud Telecom Foundation ayaa waxaa ka Faa’iideystay 20 Qofood oo Naafada Garguuratada ah.  Read More →