Home » Archive Maalinta June 18th, 2013

Khudbadii Ra’iisal Wasaaraha ee furitaankii Shirkii Waxbarashada: Dib-u Noolaynta Waxbarashada Soomaaliya

Jun 18, 2013
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta [June 18, 2013) magaalada Muqdisho ka furay shir Qaran oo looga arrinsanayo dib-u-habaynta waxbarashada Soomaaliya. Waxaana soo qabanqaabiyey Wasaaradda Horumarinta iyo Adeegga Bulshada, Hay’adaha UNESCO iyo UNICEF. Hoos ka akhri khudbaddii Ra’iisul wasaaraha DFS iyo warbixin:  Read More →

Shir Sanadeedki Beesha Karanle oo lagu soo Gabagabeebey Magaalada Bristol ee Cariga Ingiriiska

Jun 18, 2013
Shirweynihi Beesha Karanle oo Sannadlaha ahaa ayaa waxaa Sanadkan Martigelyey Jaaliyadda Beesha ee Magaalada Bristol,shirkaas oo ay ka soo qeybgaleen Dhamaan Ergooyinka Gobolada Wadanka Uk, Shirkaas Ajendayaasha looga hadlayey ay ka mid ahaayeen Dib u eegidda waxyaabihii u qabsoomay beesha Snadki la soo dhaafay. Warbixnno laga Dhageystay Gudigi hore iyo Gudoomiyahooda. Doorashada Gudoomiyaha Sanadka... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...