Home » Archive Maalinta March 29th, 2013

Warsaxaafadeed Wadahadalada Kismaayo (Dhegeysi shirka jaraa’id)

Mar 29, 2013
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa caawa shir jaraa’id ugu qabtay warbaahinta hotelka Tawakal oo ay degan yihiin wafdiga ballaaran ee uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.  Read More →

U hiilinta afka hooyo

Mar 29, 2013
Waxaa marag ma doonto ah in ummad kasta jiritaankeedu ku xiran yahay siday u xannaanayso una hor mariso dhaqankeedda, afkeeda iyo waxyaalaha ka marag kacaya jiritaankeeda, taasoo haaddii laga tago marag ma doonto ah inay ummadaasi ka baxayso taariikhda kuna biirayso bogagga dad laga sheekeeyo inay waayo hore jiri jireen, mark augu dambaysana noqda kuwo awoow ka sheekee ah. 17 ilaa 22kii December 2012... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...