Home » Archive Maalinta December 22nd, 2012

Kulankii Calasow iyo Kibaki: in dib loo celiyo Qaxootiga Soomaaliyeed

Dec 22, 2012
iyo Raila Odinga oo magacaabay Ibraahim Axmed Rashiid in uu lataliye uga noqdo arrimaha Soomaaliya …. Madaxweynaha Dawladda Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Maxamuud Calasow oo gaarey magaalada Nairobi, kulana la qaaday Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki ayaa waxaa kulankooda ka soo baxay in ay ku heshiiyeen 11 qodob. Qodobada 11 ah ee ay ku heshiiyeen Calasow iyo Kibaki waxaa ka mid aha “in... 

55 Qof oo Tahriib ah ayaa Looga cabsi Qabaa in ay ku Qaraqmeen Badda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Yemen

Dec 22, 2012
55 qof oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan ayaa ku qaraqmay ama la la’yahay kaddib marki Talaadadii la soo dhaafay doontii ay saarnaayeen ay ku degtey badda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Yemen, arrintaas oo dhacdadii ugu xumayd oo muddo sanad ah ka dhacdaa halkaas, sidaas waxaa yiri Qaramada Midoobey. Qaramada Midoobay waxay sheegeen in ay arrintani tahay “Dhacdadii ugu weyneynad ee lagu... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...