Home » Archive Maalinta May 21st, 2012

Fight over oil revenues would harm Somalia peace prospects

May 21, 2012
(Reuters) – Somalia’s embattled central government will not argue with semi-autonomous Puntland over potential oil revenues for fear of scuttling a fragile peace process, but a top official said on Monday the law made clear control lay with Mogadishu. Canadian firm Horn Petroleum, majority-owned by Vancouver-listed Africa Oil Corp., and its exploration partners started drilling in March... 
Halkudheg:

TACSI ka Socota GUDDIDA HORUMARINTA GOBOLKA TOGDHEER (Tacsida Dr. Cabdishakuur Sh. Cali Jawhar)

May 21, 2012
TACSI Tiiraanyo Leh Guddida Iskaa wax u Qabso ee Gobolka Togdheer: Maxamuud Aaden Dheri, Maxamed Xuseen Aden Xirsi Maxamed Cilmi, Dr. Abdiraxman Axmed Raage, Xassan Caalin, Eng. Faarax Xuseen Axmed, Eng. Suleiman Nuux Cali, Aar Saxardiid, Saciid Axmed Jaar, Aden Axmed Caarre, Faarax Xadhigle, Shariif Abokor, Sh. Cabdillaahi Baashe iyo Suldan Jama Nuh: Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii,... 
Halkudheg:

Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya oo Goos Goos ah

May 21, 2012
–  Saxiixayaasha Road Map-ka oo  Shir ugu ka Furmey Magaalada Adis-Ababa – Wasiirka Dastuurka oo Caddeeyey in Dastuurka Qabyada ay Qoristiisa kala qayb qaateen dad Ajaanib – Qarax Goor dhow lala beegsadey Ciidamo Kenyaati ah oo Marayey Mandheere – Shiikh Shariif “Ciidamada AMISOM Waxay Naftooda iyo Dhiigooda ku Bixiyeen soo Celinta Nabada Soomaaliya – Maamulka... 
Halkudheg:

Distoorka iyo Diinta | Abuxamsa

May 21, 2012
بسم الله الرحمن الرحيم Macnaha Distoor Asalka Ereyga Distoor Asalka  distoor wuxuu ka soo jeedaa reer Faariskii hore  , waxaa loo isticmaali jiray diiwaanka lagu ururiyo  awaamirta  impradoorku soo saaro,   haddana waxaa loo isticjmaaly  diwaanka lagu qoro  magcyada ciidnka dawladda waxaanu soo maray isbedello badan ilaa uu hadda soo gaadhay macnahan uu xanbaarsanyahay ee... 
Halkudheg:

Hay’adda Dhallinyarada Muslimiinta waxayn $40 Milyan oo doolar ku bixiyeen abbaartii ku dhufatey Wadamadda Geeska Afrika

May 21, 2012
Ku Xigeenka Madaxa Hay’adda Kulanka Dhalinyaradda Muslimiinta Caalamka WAMY Ee Dalka Jabuuti Cabdull-waarith Cali Aadan “WAMY Gargaarka ay Bixisay Wuxuu Gaarayaa In Kabadan $40, Milyan oo Doolar…” Ra’iisul wasaaraha dalka Jabuuti Md. Delleyta Maxamed Delleyta, xubno ka mid ah golihiisa wasiiradda iyo qaar ka mid ah Denjirayaasha caalamka ee fadhigoodu yahay dalka Jabuuti, ayaa 17/05/2012-ka,... 
Halkudheg:

Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisey Jaamacad ku taala dalka Malaysia.

May 21, 2012
Sanadkan 2012  waxaa Jaamacadda Universiti Teknologi Malaysia ee loo soo gaabiyo UTM   ka qalin jabiyay tiro arday  Soomaali ah oo dhameestay  bachelor degree iyo Master degree. Ardayda Soomaaliyeed ee sanadkan ka qalin jabisey Jaamacadda Universiti Teknologi Malaysia (UTM) ayaa nasiib u yeeshay in ay ka mid noqdaan boqolaalka arday ee dalalka kala duwan ee dunida ka yimid ee sanadkan 2012 dhameesta... 
Halkudheg:

Munaasabad Lagu Xusayay Maalinta 15ka May oo Lagu qabtay Magaalada GOUDA ee Wadanka Holland

May 21, 2012
Xaflad si Heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen Soomaali Fara badan oo ka kala yimiday Dhamaan Gobolada Dalka Holland ayaa Dhawaan Lagu Qabtay Xaruunta Ururka WARSAN oo ka Dhisan Magaalada Gouda ee Dalka Holland. Halkan ka daawo Sawirada jaaliyadda Holland Munaasabadan oo ay si Wadajir ah u soo wada qaban qaabiyeen,Ururada kala ah:Stichting Warsan,Somali Next Generation,Ururka Wadaniga... 

AL-ANDALUSTA QARNIGAN (Somaliya)

May 21, 2012
Qormadii: Nuur Cilmi Xalane Email: warsan54@gmail.com, elmi5754@hotmail.com   Magaca Al-Andalus iyo taariikhda ku hoos-aassan waa hubaal ah in qeyb yar oo Qowmiyaddeenna ka mid ahi ay wax ka og yihiin. Waxa aad taariikhdan ula socda, gaar ahaan culimada Somaaliyeed ee diinta Islaamka ku fogaatay iyo aqoonyahanno faro-ku-tirisa oo taariikhda Islaamka bartay. Magaca oo afka Carabiga ka soo jeeda,... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...