Home » Archive Maalinta May 19th, 2012

Musharaxa Madaxweynaha Xaaji Maxamed Yaasiin oo eedeyay saxiixayaasha Roadmap-ka.

May 19, 2012
Musharaxa madaxtimada Soomaaliya u taagan Xaaji Maxamed Yaasiin ayaa sheegay in saxiixayaasha heshiiskii qariiradda kala wareega (Road Map) ay faraha kula jiraan odayaal dhaqameedyada ku shirayay magalada Muqdisho. Isagoo ka hadlayay shir jaraa’id uu ku qabtey magalada Nairobi, waxa uu Xaaji Yaasiin sheegay in xubnaha saxiixay heshiiska uu ku jiro hami siyaasadeed, isla markaane ay doonayaan ku cadaadinayaan... 
Halkudheg:

Madaxweynaha DFKMG oo gaarey Dalka Burunddi Berrina ku Fool leh Adis-Ababa si uu uga qabgalo Shir lagu soo Af Jarayo..

May 19, 2012
Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo maalmihii u dambeeyay Booqasho ku kala bixinayay dalal Caalamka ah ayaa soo gaaray Dalka Burunddi.Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa markii ay soo gareen Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Bujunbuura waxaa halkaa si diiran ugu soo dhaweeyay Madaxweyne ku Xigeenka Dalkaas iyo Saraakiil sar sare oo ka tirsan Ciidamada Dawladda. Wafdigan... 
Halkudheg:

Warar ku saabsan Xisaabiyihii Shirkada SKA Xafiiskeedka Soomaaliya oo Lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Wajeer….

May 19, 2012
Iyadoo Shalay gelinkii hore ay soo baxayeen Warar Sheegaya in Khasnajigii Shirkadda SKA ee Xafiiskeeda Magaalada Muqdishu uu la goostay Lacago ayaa haddana wararkii u dambeeyay waxaa ay sheegeen in Khasnijigaas lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Wajeer oo Duulimaadka Magaalada Muqdisho ka baxa uu sii maro laguna Baaro. Ninkan oo shirkaddaas SKA ee laga leeyahay Dalka Koofur Afrika u shaqaynayay... 
Halkudheg:

Warbixin: Shirka Golaha Wasiirada Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ee IGAD oo lagu qabtay Jabuuti

May 19, 2012
Shir Ay Lahaayeen Wasiiradda Beeraha iyo Xannaanadda Xoolaha Dowladaha Urur Goboleedka IGAD, Qaramadda Midoobey Iyo Urur Goboleedka IGAD oo War-murtiyeed Xasaasi Ah Ka Soo Saarey Shir ay si wadajir ah isaga kaashadeen Qaramadda Midoobay iyo Urur Goboleedka IGAD oo ujeedadiisu ahayd sidii loo dhameyn lahaa xaaladaha deg dega ah ee ay keenaan abaaruhu oo Wasiiradda Urur Goboleedka IGAD, Qaramada Midoobey,... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...