Home » Archive Maalinta February 7th, 2010

Maxkamad la saari lahaa ciidamo Burundi ah oo dib loo dhigay

Feb 7, 2010
Ciidamo Burundi ah oo tiradoodu gaareyso ilaa iyo 35 askari oo dhawaan laga qaaday Magaalada Muqdisho ayaa la filayaa in maxkamad lagu soo taago dalka Burundi kadib markii ciidamadaani ay sameeyeen gadood iyo shaqo joojin. Ciidamadaan oo ka hawgalayey Magaalada Muqdisho ayaa gadoodkoodu waxa uu ku saleysnaa markii aan in mudo ah la siin wax mushaaro ah sidoo kale waxay ciidamadaasi sameeyeen amar diido... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...