Home » Archive Sannadka 2009

Dugsiga Jaabir Bin Xayaan oo ku guuleystey Tartankii Dugsiyada Gobolka Banaadir

Nov 21, 2009
Halkan ka daawo sawirro dheeraad ah Dugsiga Jaabir Bin Xayaan ayaa ku guuleystay tartankii loo qabtay dugsiyada gobalka Banaadir ee uu soo qaban qaabiyay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta laguna maamuusayay maalinta macalinka Soomaaliyeed Tartankan ayaa lagu waday in ay ka qeyb galaan dhamaan dugisyada gobalka Banaadir laakin hada 8 dugsi oo keliya ayaa ka qeyb galay iyadoo sababtuna ay tahay Magaalda... 
Halkudheg:

Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo gaarey Degmada Cadaado

Nov 21, 2009
Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo gaarey Degmada Cadaado Wafdi ka socda Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ee Qaramada Midoobey ayaa soo gabagabeeyay booqasho 3 cisho ah oo ay ku joogeen magaalada Cadaado. Wafdigaan oo ka koobnaa 3 xubnood ayaa kormeeerkoodu ku salaysnaa qiimayn ay ku soo samaynayeen heerka ay gaarsiisan tahay abaaraha ka jira deegaanadda Ximan iyo Xeeb. Wafigaan oo sitay diyaarad... 

BAAQA Jaaliyadda Puntland iyo Jubaland ee Gobolka Massachusetts, USA

Nov 21, 2009
BAAQA Jaaliyadaha Puntland iyo Jubaland ee Gobolka Massachusetts, United States of America Ku: Madaxweynaha Dowladda Puntland. Ku: Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland. Ku: Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland. Ku: Golaha Walkiilada Dowladda Puntland. Ku: Odey dhaqameedyada deeganadda Puntland. Og: Shacabiweynaha Puntland Gudaha iyo Dibada. Ujeedo: Talo bixin Haddii aynu nahay waxgaradka, Culimaa;udiinka,... 

Wiil yar oo wadnuhu daloolo oo Caawin ubaahan

Nov 20, 2009
Aabe dhalay ilmo wadnuhu daloolo oo dalbanaya gar gaar deg de ah Maxu’d Axme’d Yuusuf (Jabiye) oo ah aabe dhaliyay ilmo yar oo dhaqaatiirtu cadeeyay in uu daloolo wadnihiisu una baahan yahay in lasoo caawiyo cidii wax uqaban karta wiilkaas yare e xanuunsan . Ilmahan yar ayaa jira labo sano mana helin wiilkaasi yar caafimaad toos ah waxana uu intabadan ahaa ilmo dhul yaal ah waxaana dhaqaatiirta... 

GabdhahaToronto oo kaalmo lacageed gaarsiiyay Naafada ku nool Isbitaal Martiini

Nov 20, 2009
Gabdho Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Toronto ee dalka Canada oo kaalmo lacageed gaarsiiyay Naafada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku nool Isbitaalkii Martiini Gabdho Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa waxay kaalmo lacageed gaarsiiyeen Naafada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku nool Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho. Halkan kadaawo sawiro kale oo dheeraad ah Kaalmada... 
Halkudheg:

Kaalintii ay Soomaalidu ku lahayd madashii Sacuudiga iyo Bariga Afrika

Nov 19, 2009
(Addis Ababa ) Kulan ay soo qabanqaabisay Boqortooyada Sucuudi Carabiya oo ay iskaashi dhaqaale iyo ganacsi kula yeelaneyso dalalka Bariga Afrika ee kala ah Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Ruwanda, Soomaaliya, Yugandha iyo Tanzaaniya, oo soconayay 14kii illaa 17kii November 2009 ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Addis Ababa. Waxaa shirkaasi ka soo qeybgalay madaxweynayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya, Raysal-wasaarayaasha... 
Halkudheg:

Ciidamada Faransiis-ka oo Burcad badeeda ku wareejiyey Maamulka Puntland

Nov 18, 2009
Ciidamada Faransiis-ka oo Burcad badeeda ku wareejiyey Maamulka Puntland Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah (Hub, qalab) Ciidamada Faransiiska ee jooga Xeebaha Somaliya ku dhaw dhw ayaa waxa ay Gacanta ku soo dhigeen 12 Burcad badeed oo ay ku soo Warejiyeen Cidamaada Ilaalada Xeebaha Puntland, waxayna sidoo kale Ciidamada Faransiska ee Markaakiibta dagaal ee jooga Xeebaha Somaliya 12 burcad baddeed... 
Halkudheg:

warsaxaafadeed : Ujeedo Jiritaanka TFG-da & dhibaatada ay ku heyso shacabka Somaliyeed

Nov 18, 2009
Shir ay isugu yimaadaan qaar ka tirsan odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye oo laga soo saaray qodobbo iyo baaq dhinacyo badan taabanaya gabagabadii shirka ayaa xooghayahay guud ee golaha sheekh isxaaq ayaa aqriyey warqada sidaan u qoreyd: warsaxaafadeed : Ujeedo Jiritaanka TFG-da & dhibaatada ay ku heyso shacabka Somaliyeed 18/11/2009 ,shair balaarqan oo ay isugu yimaadeen Golaha dhexe... 
Halkudheg: ,

Siminaar Soconayey Sadex Maalmood Oo Ay Ka Qayb Galeen Odayaal Dhaqameed Soomaaliyeed Oo Maanta Soo Gabagaabobay

Nov 18, 2009
Siminaar Soconayey Sadex Maalmood Oo Ay Ka Qayb Galeen Odayaal Dhaqameed Soomaaliyeed Oo Maanta Soo Gabagaabobay Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Siminaar soconayey mudo sadex maalmood ah oo ay soo qaban qaabiyeen ururka xisbul islaami islamarkaana ay ka qayb qaadanayeen odayaal dhaqameed soomaaliyeed oo ku baranayey xoojinta iyo ku dhaqanka shareecada islaamka ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada... 
Halkudheg:

Baaq uu soo saaray af-hayeenka beelaha kuul carre

Nov 18, 2009
Baaq uu soo saaray af-hayeenka beelaha kuul carre Bismillaahi raxmnnaani raxiim. Anigoo ah, af-hayeenka beelaha Kuul Carre mudane Maxamed Jaamac Cawil. Waxaan ku wargelinayaa dhammaanba beelaha Kuul Carre, ee ku kala hoyda dunida hareereheeda Inay u dyaargaroobaan sidii ay uga qayb gelilahaayeen shirweynaha, ka dhici doon magaalada Burco Somaliland 20/1/2010. shirkaasi oo beelweynta Habar Yoonis ku... 
Halkudheg: ,

Minister Asha Ghelle Dirie in Virginia,Washington DC

Nov 18, 2009
Minister Asha Ghelle Dirie: Women Development and Family Affairs of Somalia is in town and addressing the community this Friday. Below is some more info for the mentioned event. Also, a flayer is attached for more detailed info. When: Friday November 20Friday November 20thth, 2009 Time: 7:00 p.m-10:00PM Where: Meeting Room 196 Meeting Room Northern Virginia Community College Alexandria Campus... 

Dowlada Sucuudiga oo ku dhawaaqday Nov 27, 09 inay ciidtahay

Nov 17, 2009
Dhalashada Bisha Dul-Xija oo laga arkay Sucuudiga Waxaa u cadaatay Maxkammada Sare arigtida bisha Arrafo -Dul-Xija- galabta oo Talaado ah oo taariikhdu tahay 29 bisha Dul-Qacda sanadka 1430H, kadib Arigtada tiro Caadiliin ah kana arkay Gobolo kala duwan. Sidaa daraadeed maalinta barri ah -Arbaco- oo ku beega Nov 18,09 waa maalintii ugu horaysay Bisha Dul-Xija, Istaaga Maalinta Carrafana wuxuu noqonayaa... 
Halkudheg:

Ergeyga Gaarka ah ee Qarammadda Midoobay oo ku baaqay in si wadajir ah loo wajaho taageerida Soomaaliya

Nov 17, 2009
WAR-SAXAAFADEED 031/2009 Ergeyga Gaarka ah ee Qarammadda Midoobay oo ku baaqay in si wadajir ah loo wajaho taageerida Soomaaliya Nayroobi, 16 November 2009 – Ergeyga Gaarka ah ee Qarammadda Midoobay u Qaabilsan Arrimmah Soomaaliya, Ahmedou Ould-Abdallah, SRSG, ayaa kulan la yeeshay Louise Arbour, oo ah madaxweynaha iyo CEO-da Kooxda Caalamiga ee meelaha qalalaasaha (ICG) uu ka jiro. Kulanka wuxuu... 
Halkudheg:

Madax horay uga tirsanayd TFG oo Booqasho ku tegey magalada London iyo warar kale

Nov 17, 2009
Xaflad casho lagu soo dhoweynayo madax horay uga tirsanayd TFG oo lagu qabtay magalada London. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Xafladan oo ay soo qabanqabiyeen ururka Somali Peace Council (S.P.C) aya Kadhacday Makhaayada Blue Ocean ee Kutaal Xaafada shepherd bush Dadka lagu casumay xafladan ee martida ahaa waxaa ka mid ahaa wasirki hore ee arrimaha gudaha iyo amniga Maxamuud Ahmed Guuled Gacmo dheere... 
Halkudheg:

Soomaaliya Siyaasadda Dunida Caalamka Maxaa kaga kordhay? | Eng. Cabdulqaadir

Nov 17, 2009
Dowladda FKMG ee Soomaaliya ayaad waxaad moodaa inay ku guulaysatay Dhinacyada Xiriirka Dunida Caalamka ay la leedahay iyo sidii ay u soo celin lahayd Sharftii iyo Qaranimadii uu Dalku lahaa taasina waa wax lagu ammaani karo doorkaa weyn ee ay ka ciyaartay waqtigii yaraa ay Xilka haysay iyo sida ay u suura gelisay inay soo celiso adeegyo fara badan oo ay Ummadda Soomaaliyeed ay u baahnayd muddo ka... 
Halkudheg:

Hagardaamada reer Yurub, Habacsanaanta TFG iyo Hurdada Shacabka | Aw-Osman

Nov 17, 2009
Hagardaamada reer Yurub, Habacsanaanta TFG iyo Hurdada Shacabka. “Sir Culus” AGREEMENT between the European Union and the Somali Republic on the status of the European Union-led naval force in the Somali Republic in the framework of the EU military operation Atalanta Shalay waxay ahayd iibka Xuduud-badeedka Soomaaliyeed ee soohdin beenaanka aan la wadaagno Kenya, waxaa ku xigay khayaanadii Norway... 
Halkudheg: ,

Soomaalidu waa Dad is leh, Hogaamiyana waa Daneyste!!!. | Najax

Nov 17, 2009
Soomaalidu waa Dad is leh, Hogaamiyana waa Daneyste!!!. Puntland ma Suuqa Somali Galbeed lagu gadaa?. W/D: Najah Mohamed Ali. Dalka Soomaaliya oo ku yaalo Geeska Africa waa Dal ay Dagan yihiin Dad isku Af, isku Diin iyo isku Dhaqan ah, waxeyna yihiin dadka Soomaaliyeed kuwa anan meelna ku kala harin oo Walaalo ah waana Dad 100% ah Muslim Sunniyiin ah. Sidoo kale waxey wadaagaan dhamaan Dadka Soomaaliyeed... 
Halkudheg:

Sucuudiga oo bilaabay dhoofintii xoolaha Soomaaliya oo xayirneed mudo 9 sano ah

Nov 17, 2009
Sucuudiga oo bilaabay dhoofintii xoolaha Soomaaliya oo xayirneed mudo 9 sano ah Dowladda Sucuudiga ayaa dhawaan waxay ku dhawaaqday in ay xayiraaddii ka qaaday dhoofinta xoolihii Soomaliya kaas oo xayirnaa mudo 9 sano ah, waxayna arrintaani ku timid kadib markii codsiyo fara badan ay gaareen Dowladda Sucuudiga oo looga dalbanayo in ay xayiraadda ka qaadaan Xoolaha Soomaaliya, maadaama ay yihiin xoolo... 
Halkudheg:

Tahniyad dhalasho|Qoyska Abdi Hakeem

Nov 16, 2009
Tahniyad Kal iyo Laab ah oo ay Dirayaan Qoyska Hassan Mataan iyo Qoys ka Abshir Abdi Osman Sweden:- Tahniyad Balaaran oo Kal iyo Laab ah ayaa waxaa loo dirayaa Qoyska Abdi Hakeem Mohamed Abshir iyo Marwo Adna Hassan Mataan oo November 15 keedii 2009 Wiil ugu dhashay Dalka Sweden Magaalada Gothenburg wiil kaas oo loo bixiyey Saabir. Tahniyadaan ayaa waxaa diraya labada waalid ee wiilka iyo gabadha... 
Halkudheg:

Tacsi Ardayda China|Xildhibaan Ibraahim

Nov 16, 2009
Tacsi ka timid Ardeyda Soomaaliyeed ee waxkabarata wadanka Shiinaha INNAALI LLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Anagoo ah ardayda Soomaaliyeed ee wax kabarata, dalka China gaar ahaan Kulliyada caafimaadka ee jamacada Jilin, magala madaxda goblka waqooyi bari ee Shiinaha ee Changchun. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladii uu ka geeriyooday Walaalkeen nalafasal ahaa abihiis oo xlay... 

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden oo Dugsi Qur’aan ka hergelisay Deegaaanka Waxara-cadde ee Huriwaa, Muqdisho

Nov 16, 2009
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah ee dugsiga Waxaa maanta si rasmi ah loogaga furay deegaanka Waxara-cadde ee degmadda Huriwaa ee magaladda Muqdisho Dugsi Qur’aan oo ay wax ku baranaayaan arday Soomaaliyeed oo iskugu jira Agon iyo Masaakiin kaaas oo ay halkasi ka dhiseen Gabdhaha Jaaliayadda Soomaliyeed ee ku dhaqan dalkaasi Sweden Gaar ahaan magaaladda Yatakoori, kaas oo ay haatan wax ka abartaan... 
Halkudheg: , ,

Horukac laga muujiyey waxbarashada carruurta Puntland iyo Maamulka G/Nugaal oo dhismayaal burburiyey

Nov 16, 2009
Ururka Wadatashiga Ardayda Puntland ee PSCA ayaa horukac ka muujiyey barnaamijka wadashaqaynta carruurta Puntland, Maamulka Gobolka Nugaal oo hawlo dhisme burburin ah ka sameeyey Gudaha Magaalada Garoowe. Dakada Magaalada bosaaso oo laga Dhoofiyey Xoolo Nool. Wasiirkuxigeenka Beeraha ee Puntland oo oo lagu soo dhaweeyey Leicester. Ururka Wadatashiga Ardayda Puntland ee PSCA ayaa horukac ka muujiyey... 
Halkudheg:

Ururka Xisbul Islaam Oo Siminaar Lagu Baranayo Shareecada islaamka U Qabtay Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed

Nov 16, 2009
 Halkan ka daawo sawirro dheeraad ah Siminaar ay soo qaban qaabiyeen ururka xisbul islaam oo loo qabtay odayaasha dhaqanka soomaaliyeed oo ka koobnaa ilaa konton oday dhaqameed ayaa (Nov 16, 2009) ka dhacay magaalada caasimada ah ee muqdisho kaasoo lagu soo bandhigay ku dhaqanka shareecada islaamka . Siminaarkan oo uu gudoominayey madaxa arimaha bulshada ururka xisbul islaam sh.salmaan sahal Muuse... 

Cidlaa laga kaxaystaye miyaa, Cudud la ii sheegtay | Zaki

Nov 16, 2009
Cidlaa laga kaxaystaye miyaa, Cudud la ii sheegtay !!! Horta yaa dajiya Man’haj wax barasho oo looga dan leeyahay in wax lagu baro ubad lagu fulin doono siyaasadaha dal leeyahay kuwiisa dhaw iyo kuwa fog ? yaa xaq u leh bar baariya gurboodka la is leeyahay Barri ha noqdaan hoggaanka Dalka? Kuwa la doonayo inay noqdaan cududda Difaac ee habayn iyo maalin u taagan inay ka ilaaliyaan ciiddooda... 

Nuur Cadde oo Lagu Abaal Mariyey in Soomaalidu aysan Xuquuq yeelan

Nov 15, 2009
Nuur Cadde oo Lagu Abaal Mariyey in Dadka Soomaaliyeed aysan Xuquuq ku yeelan Dhulka Soomaaliyeed? Dhammaadkii sannadkii 2008, ayaa heshiis waxaa kala saxiixday xukuumaddii uu ra’iisul wasaaraha ka ahaa Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) iyo Midowga Yurub. Waxaa heshiiskaas DFKMG u saxiixay safiirka u fadhiya Nairobi. Sida aan hoos ku arki doono waxaa heshiiskaas la saxiixay xilli aan DFKMG lahayn... 
Halkudheg: