Home » Archive Maalinta October 31st, 2009

Wareysi: Maamulaha Jaamacadda Baladweyne Maxamed Aadan Xaadoow

Oct 31, 2009
Wareysi aan la yeelaney Maamulaha Jaamacadda Baladweyne Maxamed Aadan Xaadoow, Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Su’aal: Jaamacadda B/weyn goormaa dhidibada loo taagay oo la furay? Jawaab: Waxaa dhidibada loo taagay bishii Lixaad ee sanadkan 2009-ka, waxbarashaduna waxay bilaabatay bishii 9aad ee isla sanadkan oo ah xilliyada Jaamacadaha Soomaaliya waxbarashadu u bilaabato, ilaa iyo haatanna waxbarashada... 
Halkudheg:

Caweyskii Cumar Sharmaake ee London iyo Ceebihii ku Gaddaan | Muxyadiin

Oct 31, 2009
CAWEYSKII CUMAR SHARMAARKE EE LONDON IYO CEEBIHII KU GADDAANAA Waxa ay aheyd dharaartii iigu horeysay oo aan tago fagaare ay imanayaan Madaxda Dowlad Soomaaliyeed, tan iyo 1991-kii marna iima suuragalin in aan majlis iskugu tagno rag sheeganaya Hogaanka Soomaaliya, balse waxaan usoo hubqaatay 28/10/2009, u kuurgalka masuuliyiintan iyo indha indheynta dareenka guud ee Bulshaweynta Soomaaliyeed, kuwaasoo... 
Halkudheg:

Dowladda FKMG oo Qiratay in lagu Khiyaamay Heshiiskii Badda

Oct 31, 2009
VIDEO Qirashadii DFKMG in la khiyaamay Halkan ka daawo…. Cumar C/rashiid: Kenya waxay VIOLATION (Xad Gudub) ku samaysay International Law (ee xuduudda badda) – maqal iyo muuqaal C/raxmaan C/shakuur: Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke amarkiisa ayaan aniga ku saxiixay heshiiska ( ku saabsan badda)…. Oct 28, 2009: Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo muujiyey in lagu Khalday heshiiska Is-afgaradka Oct... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...