SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Dariiqyada Muqdisho oo dhiig iyo Meydad buuxiyeen Maanta (Sept 22, 2008)

Sawirada Halkan ka daawo (Sawiro Murugo  leh)

ka dib xalay duqeyn adag oo ku dhacday dadka dagan magaalada Muqdisho oo ay dad shacab ah oo badani ku dhinteen ayaa waxaa ku xigsaday duqeyn kale oo maanta (Sept 22, 2008)  ka dhacaday Muqdisho ka dib markii ay garoonka ka soo degtay diyaarad, garoonkaas oo ay horey u diideen in diyarado ay isticmaalaan.


Sawirada Halkan ka daawo (Sawiro Murugo  leh)

Arintaa ka dib ayaa waxaa bilaabatay duqeyn lala beegsanayey garoonka diyaradaha ee Aadan cade international airport waxaana xigay in ay duqeyn taa la mid ah ku bilaabato suuqa bakaaraha iyo hareerihiisa iyada oo ay eheyd goor ay aad u camirayd gudaha suuqa oo wax kala iibsigu si habsami ah uga socday waxaana durbadiiba bilaabatay in ay dadbadani waqti yar gudihiis ay dhintaan jawigii guud ayaa si deg deg ah isu bedelay.

Waxaana waraku sheegayaan in diyarada timid maanta ay dooneysey in horey u sii qaado Madaxweynaha dowlada fadaraalka KMG, laakiin lama xaqiijin in uu hore usii raacay.

Warar dheeraad ah oo ku saabsan Dagaalo ka dhacay Muqdisho iyo Duqeyn loo geystey Suuqa Bakaaraha

Muuse Maxamuud Jiisow
musejisow@hotmail.com
Muqdisho Bakaaro Somalia
00252-1-5576666
00252-50-907666

Australia: Cop in murder probe 'threat'...
Read More...

Faafin: SomaliTalk.com |  Sept 22, 2008


axmadXoghayaha Dibu-heshiisiinta Is-bahaysiga Dibu-xoreynta Sheekh Axmed "mana ahan waxa ay Soomaalidu ka fileysey, in aduunku gacmaha ka laabto" wareysi Sept 7

BAARID | SEARCH


UNWakiilka Qaramada Midoobey oo Maamulka Puntland ku eedeeyey Burcad badeedda
iyo Heshiiskii Shirkii Jabuuti oo Jahwareer culus soo food saartey... Akhri... Sept 20

yusufPuntland oo Ganafka ku Dhufatay Heshiiska DFKMG La Gashay Shirkadaha Batroolka Wasiirka Tamarta DGPL ayaa waxba kama jiraan ka dhigay heshiiskii Eng. Kaanje la soo galay shirkadaha KEC iyo Medco Akhri Aug 22

Hayadda batroolka SoomaaliyaDFKMG oo Heshiis u Saxiixday Shirkadaha Batroolka ee Kuwait Energy iyo Medco Energi...
Maadaama shirkadahaasi jaal la ahaayeen Geeddi ma lagu macnayn karaa in la soo celinayo Geeddi Akhri


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS