SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Waa markii ugu horeysay ee soomalida reer Minnesota dhawaaqoodu uu gaaro dunida oo dhan.

Waxaa ka dhacay Magaalada StPaul ee caasumada Gobolka Minneosta Mudaharaad aad loo soo agaa simey kaa soo ay ka sooqaybgaleen somali aad ufaro badan oo lagu qiyaasey ilaa 500 oo qof.
mudaharaadkaas, oo ku soo beegmey maalintii ugu horeysey ee bisha barakeysan ee Ramadaan taariikhduna ay ahayd sep 1 2008.

mudaharaadkaas ayaa waxa ka sooqaybgaley dad ajaanib ah oo garaya ilaa 50000 oo ah dad kala duwan oo mareykan ah dhagaysteyna khudbadii gudoomiye ku xigeenka Somali Cause Mohamed Gudbaaye
halkaas oo uu ka jeedidyay dhibaatooyinka ay Ethopia ku hayso Somalia iyo waliba khasaaraha ay geysatey inta ay xooga ku qabsatay.

dadkii halkaas isugu yimid waxaa u cadaatey in dhaqaalahoodii lagu leynayo dad masaakiin ah oo somali ah waxayna umadda soomaliyeed ubalan qaadeen in ay lashaqayn doonaan lana xiriiri doonaan dhamaan xafiisyada dawlada ee goboladooda.

hadii aad dooneyso fadlan daawo c-span.org sep 1 rally

Erayadii lagu dhawaaqayay waxaa kamid ah
Ethopia out of Somalia
Ethopia Out of Somalia



Mohamed A Wardere
Wardere99@hotmail.com
Somali Cause
Minnesota

Shirka ururka Jamhuuriga Marakanka oo lagu mudaharaaday - Sept 3


Antiwar Interview with Somali Cause chairman - Abdulkadir Abdirahman "Utah"
Below is the link to above titled interview.
http://antiwar.com/radio/2008/08/27/abdulkadir-abdirahman/

Faafin: SomaliTalk.com |  Sept 4, 2008

BAARID | SEARCH


yusufPuntland oo Ganafka ku Dhufatay Heshiiska DFKMG La Gashay Shirkadaha Batroolka
Wasiirka Tamarta DGPL ayaa waxba kama jiraan ka dhigay heshiiskii Eng. Kaanje la soo galay shirkadaha KEC iyo Medco Akhri Aug 22

Hayadda batroolka SoomaaliyaDFKMG oo Heshiis u Saxiixday Shirkadaha Batroolka ee Kuwait Energy iyo Medco Energi...
Maadaama shirkadahaasi jaal la ahaayeen Geeddi ma lagu macnayn karaa in la soo celinayo Geeddi Akhri

Sheikh Shariif “ciidamada bixitaankooda wuxuu bilaabanayaa markii la sixiixey heshiiska, laakiin…” Shir jaraa’id
Warbixin arintaas ku saabsan Akhri Aug 22


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS