Home » Archive Maalinta April 2nd, 2014

Dumarka iyo Dalka: Kacdoonka cusub ee mashruuca Haweenka maxaa lagu xaqiijinayaa?

Apr 2, 2014
Is-bedelka siyaasada & dowr-ka haweenka Tan iyo markii ay dhalatay ‘Soomaaliyada cusub’ oo aan uga jeedo isbeddelka siyaasadeed ee Dalka ka dhacay, kaas oo ka billowday doorashada golaha Shacabka Soomaaliyeed oo ku dhisan nidaamka federaalka bishii Agoosto 2012. Haddaba, golaha wakiillada shacabka soomaaliyeed (Baarlamaanka) sidaan sheegnay waxuu ku dhisanyahay nidaamka federaalka; nidaamkan... 

Press Release: ITALY DELIVERS A SIGNIFICANT AID PACKAGE TO SOMALIA

Apr 2, 2014
Mogadishu, 2nd April 2014 Today a significant aid package of Italy, consisting of 28 vehicles to be donated to the Somali police as well as in uniforms and equipment for the Somali Federal Forces arrived with a Hercules C130. The donation was delivered in Mogadishu during an official ceremony. The event took place in Mogadishu in the presence of the Prime Minister of the Federal Government of Somalia,... 

Siyaasiyiin iyo Ganacsato Caan ah oo Maalintii Saddexaad ku jira Xabsi ku yaal Magaalada Muqdisho.

Apr 2, 2014
Odoyaal Dhaqameed ay isku Hayb yihiin Siyaasiin iyo Ganacsto Dhawaan Dowladda Federaalka ay Xabsiga u taxaabtey oo Warbaahinta la soo xiriirey ayaa waxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka Codsadeen in la sii daayo Siyaasiinta iyo Ganacsatada oo ay sheegeen in si gardaro ah loo xirey iyagoo aan wax dambi ah gelin, islamarkaana ka qayb galayey waxay ku tilmaameen Kalfadhigii Labaad ee Maamulka Banaadir... 

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo dawladda Talyaaniga uga mahadceliyay Qalab ay ugu deeqday ciidanka Qalabka sida

Apr 2, 2014
Warsaxaafadeed Muqdisho, April 2, 2014——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa uga mahadceliyay dawladda iyo shacabka Talyaaniga taageerada ay u fudiyeen ciidanka Qalabka, wuxuuna ku tilmaamay ifafaalaha dib u soo laabashada xiriirkii soo jireenka ahaa ee ka dhaxeeyey dawladdaha Soomaaliya iyo Talyaaniga. Ra’iisul Wasaaraha oo... 

Qurbojoogta: Maxaa Ka Jira Dhaqan Xumada Lagu Sheego?

Apr 2, 2014
Marka hore iga gadooma afeeftaan: waxaan aaminsahaya in ALLAH uu na siiyey diin macaan, oo ay ku cadahay wixi xun iyo wixi fiican. Sidoo kalena, aan leenahay dhaqan ku saleesan diinteena, soo jireen ah, dhaqan la mida ahna uusan jirin. Hadii aan u soo noqdo warka muhimadiisa, sida ay aniga ila tahay, dhaqan gadoonka Soomaalida Qurbaha ku dhacay waxaa u sabab ah, qaxii ka dhashay dagaalkii sokeeye ee... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...