Home » Archive Maalinta April 7th, 2013

Dhul-badeedka Soomaaliyeed Wuu Leeyahay Soohdin Cabbiran

Apr 7, 2013
May 07, 1979, markii uu Mudane Cabdulaahi Ciise (AHN) aaday waddanka Norway si uu u soo qalqaaliyo shirkaddii batrool baarista ee WESTERN GECO, waxaan ahaa mas’uulkii loo magacaabay inuu noqdo sii hayaha (Chargé D’affaires) ee safaaradihii nooga furnaa waddamada Sweden, Denmark iyo Norway (Eeg verbal note  Read More →
Halkudheg:

Obama oo Cusboonaysiiyey Cunaqabatayntii Saarnayd Soomaaliya in kasta oo ay Soomaaliya ka dhalatay Dawlad Cusub

Apr 7, 2013
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa Khamiistii waxa uu aqalka Congress-ka Maraykanka la socodsiiyey in uu doonayo in ay sii socoto cunaqabatayntii saarnayd Soomaaliya in kasta oo ay jirto in Soomaaliya ay 22 sano kaddib ka dhalatay dawlad dhexe, sidaas waxaa qortay Jariidadda The Hill ee ka soo baxda Congres-ka.  Read More →

Obama renews sanctions against Somalia despite new government

Apr 7, 2013
President Obama informed Congress on Thursday of his intention to renew sanctions against Somalia despite the country forming a central government for the first time in 22 years. The Obama administration recognized the government of President Hassan Sheikh Mohamud on Jan. 17. The move paves the way for a resumption of civilian and military aid and full diplomatic relations with a country that had operated...