Home » Archive Maalinta April 3rd, 2013

Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo u Dhoofay Dalka Norway.

Apr 3, 2013
Dowladda Noway oo Dooneysa in ay Dib u soo Nooleysa Heshiiskii Fashilmey ee Dhinaca Badda Waftiga Jawaari waxaa uu ka kooban yahay 17 Xubnood oo ay Shan iyo Toban ay yihiin Gudoomiyayaasha Guddi Hoosaadyada Baarlamaanka iyo Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka. Wafddi ka socda Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Por. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa maanta (April... 

Shirdoon oo Gaarey Jabuuti, kuna sii jeeda Itoobiya, Uganda iyo Burundi

Apr 3, 2013
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada oo maanta la kulmay madaxweynaha Jabuuti, kalana hadlay xaaladda dalka Jabuuti, April 03.2013—–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta safarkiisii ugu horeeyey uga dhoofay magaalada Muqdisho, ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.  Read More →

Shirkadda Central Air oo Muddo Gaaban Horumar ka sii Gaareysa Duulimaadyada Gudaha iyo Dibadda.

Apr 3, 2013
Tan iyo markii Xukuumaddii Dhexe ee Soomaaliya ay meesha ka baxday waxaa Gebi ahaanba la waayay oo iyaguna Daaqadda ka baxay Adeegyadii kala duwanaa ee Xukuumaddu u qaban jirtay Shacabka, sida Isgaarsiinta, Ganacsiga, wax soo saarka, Kalluumaysiga, Waxbarashada, Caafimaadka iyo dhamaanba Adeegyada kale ee ay Bulshadu ay kuu tiirsaneyd.  Read More →

Mu’tamarkii 1aad ee Kampala oo soo gabgaboobay

Apr 3, 2013
Waxaa caawa la soo gabagabeeyay mu’tamarkii dacawiga ahaa ee 1aad ee kampala oo soo billowday 29/3/2013, kulamo Diimeedkaas[Nadwa] taasi oo ay ka qeyb galeen Guud ahaan Soomaalida ku nool dalkan Uganda, Nadwadaan ayaa waxaa soo jeedinayey Culuma’aduun Soomaaliyeed oo caan kuwaas oo ka kala yimi Dalka Yurub,America iyo weliba Africa.  Read More →

Jawaari “Baarlamaanka Marnaba ma Ogolaan doono in Faragelin ama Faafreeb lagu sameeyo Xorriyadda Saxaafadda”

Apr 3, 2013
Waxaa Hotelka Palace ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad ku aadan Sannad Guurradii Koowaad ee ka soo wareegtey Idaacadda Dalsan , waxaana Munaasbadaas ka qayb galey Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Dowlada Federaalka, Xildhibaano, Wasiiro, Siyaasiyiin, Waxgarad, Culamu’diin , Qaybaha kala duwan ee Saxaafada Shirkadaha Ganacsiga ee ka jira Dalka , Haween iyo Dhalinyaro  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...