Home » Qoraallada Halkudhegga "xawaalad"

Burburkii Xawaaladii Qaran oo Go’aamo Laga soo saaray

Jul 26, 2012
Waxaa shir jaraaid si wada jir ah ugu qabtay Magaaladda Dubai qaar ka mid ahaa Masuuliyiintii Shirkadda Xawaaladda bur burtay ee QARAN iyo Gudi ka koobnaa Culimo kuwaas oo horay loogu xilsaaray in ay hawsha shirkadaas galaan isla markaana go’aamo ka soo saraan. Go’aamadii Halkan ka akhri (waa PDF). Dhinaca Culimadii loo xilsaaray waxaa goob joog ka ahaa Sh. Maxamed Cabdi Umul & Sh.... 
Halkudheg: ,

Minneapolis: Boqollaal Soomaalida deggan Minnesota oo mudaharaad ka dhigay Xawaaaladahii laxiray

Jan 1, 2011
Boqollaal Soomaalida deggan Minneapolis ayaa Jimcadii 30-ka December 2011 waxay mudaharaad ballaaran ka dhigeen magaalada Minneapolis, kaas oo la xiriira xawaaladaha Soomaaliyeed ee Minnesota oo la xiray Jimacadii. Xiritaanka xawaaladaha oo sababay in ay istaagaan dhammaan lacagahii ay dadku ehelkooda uga xawili jireen magaalooyinka mataanaha Minneapolis/St. Paul ee gobolka Minnesota, arrintaas oo... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...