Home » Qoraallada Halkudhegga "syl"
Waa maxay casharada iyo tusmooyinka aan ka qaadanayno 15-May ?
Ascm.
Mahad oodhan illahay bay usugnatay naxariis iyo nabad geliyona suubaneheena kor kisa ha’ahaato . Intaa kadib.
Taariikhdu waa tiir
Tagto weeye dheef iyo
Toolimaad ka buuxoo
Runta lagu tisayaa.
Tusmo aad u wacaniyo
Tajruubooyin mahadha ah
Dadka uga tagtaayoo
waxkastoo la toolmoon
lagu taabo geliyaa.
Waxaan jecelahay inaan wax yar ka dheho 15/5/2012 oo ah malin taariikh iyo tusmo weyn ummad...
Qaybtii Afaraad Taxane Guddigii Mideynta Soomaaliya.
Aasaasayaashii Ururka Midnimadda Dhalinyaradda Soomaaliyeed (S Y L )
Read More →
Sanad Guuraddii 51kii Xornimada iyo Mideynta Soomaaliyeed
By Abdulkadir Ali Bolay
Email: bollay@hotmail.com
July 1, 2011
______________________________
Waxaa ii faraxd ah in aan maanta halkaani hambalyo iyo boogaadin ba u diro dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kast oo ay joogaan, munaasabadda maanta oo ah sannad guuradii 51aad maalintii xornimadda iyo mideynta shacabka soomaaliyeed , waxaan ilaahay ugu baryeenaa dhamaan geesiyaddii naf iyo maal ba u...
15ka May Dhallinyaradii S.Y.L iyo Dhallinyarada Maanta
Hordhaca taariikhda Soomaaliyeed ayaa waxaa ka muuqanaya hormoodkii xurnimada Soomaaliyeed inay ahaayeen 13kii asaasay ururkii S.Y.L ee ay hoggaanka u ahaayeen dhallinyarada Soomaaliyeed bishii May 05/15/1943kii, halgankii ay bilaabeena uu noqday midkii dhaliyey xornimadii bishii July 07/01/1960kii taariikhda ay xambaarsabn tahay iyo qiimaha ay leedahay 15 May laguma soo koobi karo faalladani hase...
Sannad Guuradii 68aad ee Halgankii XIsbigii SYL – 15 May 1943
Qore : Abdulkadir Ali Bolay
Waxaa maanta ii faraxad ah in marka hore aan hambalyo iyo boogaadin ba halkaani uga dirayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kast oo ay joogaan, maanta oo ah sannad guuradii 68aad ee ka soo wareegta xisbigii gobanima doonka ahaa ee S.Y. L 15 May 1943, waxaan ilaahay ugu baryeenaa inuu u naxriisto inta ruux ee ku shahiiday oo naftoodda u soo huray xornimadda...
Qofkii ugu danbeeyey ee ka tirsanaa Asaasayaashii ururkii SYL oo maanta ku geeriyoodey Nairobi.
Star FM. November 10, 2009. Nairobi, Kenya.
Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyoodey ALLAHA u naxariistee Cali Xasan Cali oo kamid ahaa aasaasayaashii ururkii SYL.
Cali Xasan ayaa in muda ah xanuun sanayey, waxaana la keenay magaalada Nairobi dhawaan si cudurka hayey dawo loogu helo.
Uggu danbeyntii Cali Xasan Cali wuxuu ku geeriyoodey magaalada Nairobi isagoo ay dadiisu aheyd...