Home » Qoraallada Halkudhegga "somali week"

Ciyaarihii ugu Danbeeyey ee Somali Week oo ay iskugu soo hareen 4

Aug 14, 2009
Semi finalkii Somali Week London oo ay iskugu soo hareen kooxaha AL-HIJRA, HILTOP,ILAMOS & LIECESTER STARS. London 13.08.2009. Koobkii xiisaha badnaa ee ka socday magaalada London ee Somali Week London 2009 ayaa soo gaarey heerkii ugu dambeeyay kadib markii wareega labaad ay ka soo gudbeen 4 kooxood . Ciyaaro aad u xiisa badnaa oo dhaxmarey kooxaha kale ah: Ilamos v Milton Keynes Ilmos V Milton... 
Halkudheg: ,

Somali Week London oo maalintii Shanaad ka soconaya

Aug 10, 2009
Somali Week London oo maalintii Sadaxaad ,Afaraad iyo Shanaad ka soconaya Garoonka New River . London 09.08.2009: Garoonka New River ayaa waxaa si habsami ah uga socda ciyaaraha Somali Week London oo ka furmay asbuucii hore bartamihiisa Waqooyiga magaalada London. Ciyaaro aad u xiisa badan ayaa waxaa isaga hor yimid kooxaha kale ah : Holand B V Ilamos, Liecester Stars V Nabadda, Wembley United... 
Halkudheg: ,

Koobka Somali Week London 2009 oo maalintii Labaad ka socda magaalada London.

Aug 7, 2009
Koobka Somali Week London 2009 oo ay isaga hor yimaadeen kooxaha Holand iyo Wembley United, Kooxda Finland iyo Milton Keynes. Sawiro kaloo badan daawo Totenham 07.08.2009. Waxaa garoonka New River Stadium oo ku yaal Waqooyiga magaalada London si habsi ah uga socda koobka Somali Week London oo ay ku loolamayaan 12 kooxood ayaa maalintii 2aad lagu qabtey labo ciyaarood oo aad u xiisa badnaa oo ay... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...