Home » Qoraallada Halkudhegga "Raage"

Saameeynta Saxaafadda Weriyaha xaqdhowr(Qalinkii Maxamed Xaaji) Qaybtii 2-aad

Aug 28, 2011
Warbaahinta caadiga ah (Conventional media) sida TV-yada, Raadiyoowga iyo Wargaysyadu waxay aalaaba door wax ku ool ah ka ciyaaraan arimaha bulshada maxalli ahaan iyo caalamiyan ahaanba balse marka ay timaaddo ujeedadii rasmiga ahayd ee loo dhisaalay oo lagu tilmaamo codsiinta inta cod la’aanta ah iyo tabareeynta inta taag la’aanta ah ama hadii aan sida kale u iraahdo waa maxkamad iyo booliis aan... 
Halkudheg: ,

Warba mahayside maxaad werisaa WERIYE?

Aug 21, 2011
50-kii sanadood ee u dambeeyey saameynta warbaahinta (MASS MEDIA) ama sida lagu naaneyso MASS MANIPULATION way boqol jibaarantey taasoo ay gacan wayn ka gaysaneyso horukaca balaaran ee ay farsamada casriga (Technology) ihi sameeysay, ugu horeeyntii waxaa lagu dhagax dhigay telegraph (halow halow) deeto waxaa xigey Raadiyo, Warside/Wargeys, majallado, Idaacadda la isk arko (TV) iyo hada oo uu wixiiba... 
Halkudheg: ,

Yaahuu……! Bal Madaxaaga Shiiloo Magac Xumo Maxaa Haray…!

Jun 6, 2010
Waxaa xaqiiqa ah in mudo rubuc qarni ka badan aanay Soomaalidu helin wixii ay mudnaayeen sababtu si kastaba haku timaaddee, wax kastana waan filanayay aniga iyo inta igu maanka ihiba laakiin wax aanan u fadhiyin balse cashar wax laga barto noqon kara ayaa ah in Yuhuud markii la yiri halagu caayo kelmadda ugu sareeysa ee la is yiri malaha waa lagu aflagaadeyn karaa ay noqotay “`waxaad la mid tihiin... 
Halkudheg:

Dayr ay dadka Soomaaliyeed la dagaalamaan diinta Islaamka..!

May 20, 2010
Diinta Islaamku waxay dalka Soomaaliya soo gaadhey mudo aan sidaa ugaba durugsaneyn markii ay soo caga dhigatay Jasiiradda Carabta iyadoo ay mu’arikhiinta ku xeel dheer Soyaalka in badan oo ka tirsani ay ku doodaan in qarnigii 8-aad ay diinta Islaamku timid xeebaha Soomaaliyeed.- Dadka qaar baa xitaa sheega in Asxaabtii Nabiga (NNKH) ee usoo haajirtey dhulka Xabashida ay kasoo degeen magaalada dhacda... 
Halkudheg:

Ma Dalkii Soomaaliya ayaa burbursan mise dadka Soomaaliyeed………!

Apr 10, 2010
Qore: Maxamed Xaaji Xuseen Raage Nin baa waxaa la yiri dhaanshey markaas baa Haani ka biya deysey markaas ayuu mudo la xarbiyay inuu haantii si wanaagsan u afduubo oo lingaxa ku adkeeyo isagoo quus jooga welise aan ka harin howshii ayaa waxaa biya deys bilowday Haan kale markaas buu yiri ”Ma Haan Haantan arkaysaa biya celineysa”.   Dal bur buray iyo dowlad la tuuray waa la arki jirey balse... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...