Home » Qoraallada Halkudhegga "Kenya"
inka badan 20-ruux oo lagu xidhxidhay xeryaha qaxontiga dhadhaab.
Ciidamada Amaanka ee Kenya Ayaa Bilaaway Howlgalo aybandow ayku
Saarayaan Xeryaha Qaxoontiyada Dhadhaab,ayadoona Labadii Habeyn ugu
Danbeeyey ayey Xabsiga Dhigeen Dadka Dadan Labaadan Ruux Sida
Aysheegen Qaarkamid ah Dadka Eheladooda Laxiray.
Qaarkamid ah Qaxoontiga Deeganka Dhadhaab ayaa Sheegay in Ciidamada
Ayjirdilaan Ganacsatada Habeynkii ayagoo anku Wargalinin Inbandow
Kajiro Xeryahaasi Waxana...
Wasiirada Arimaha Dibadda iyo Gaashaandhiga ee Kenya oo Muqdisho kulamo kula qaatey Masuuliyiinta ugu sareysa Dowladda FKMG
Wasiirka Gaashaandhiga Kenya oo Markii uu soo Gaarey Muqdisho Beeniyey in Ciidamada Kenya ay galeen Soomaaliya
Xildhibaan Daahir Ciiro: ”Kenya waxay ka mid tahay Dowladaha Isbaarada u dhigtey Dowladnimadii Soomaaliya, Duulaankaan ay soo qaadey waa mid ay ku dooneyso in Dhul Badeedka Soomaaliya Shidaalka kala Baxdo”
Waxaa Magaalada Muqdisho Maanta (Oct 18, 2011) soo gaarey Wafdi ka socda Dowladda...
Ciidamada Kenya oo Maalintii Saddexaad ku jira Gudaha Soomaaliya iyo DFKMG oo Beenisey arrintaas
Ciidanka Kenya ayaa Axadii ka gudbey xadka, Kenya ayaana arrintaas xaqiijisay, laakiin DFKMG ayaa weli arrintaas beenineysa ayadoo sheegtay in aan ciidamada Kenya ka soo gudbin xadka…. Sii Akhri
Read More →
Ciidanka Dagaalka Kenya oo 100 km gudaha u galay Dalka Soomaaliya
Dowlada kenya waxa ayaa sicad ugu dhawaaqday inay gudaha ugashay kenya kudhawaad 100km oo “xuduudda” Soomaaliya, waxana talaabadani noqonaysa markii ugu horaysey ay muddo dheer masafo inta le’eg gudaha ugalaan ciidamada kenya gudaha Soomaaliya tan iyo intii ay kooxaha alshabab bilaaween dagaalada ay kaga soo hor jeedaan ciidamada dowlada KMG ah iyo siyasadda arimaha.
Kenya waxa...
Diyaarad Dagaal oo laga leeyahay Kenya oo ku dhacday Libooye
Midkamid ah diyaaradaha dagalka kenya ayaa galabnimadii Axadda galinkii danbe ku sodhacday degmada libooye oo kudhow “xuduudka” Somalia iyo kenya xili ay howl gal balaran Kenya ka waddo aaggaas.
Diyaradan oo ka kacday garoonka diyaradaha ee degmada libooye ayaa sodhacday xili ay ku guda jirtey dulimaad la sheegay in ay ku aadi lahayd casimada nairobi, inkasta oo aysan jirin war rassami...
Kenya oo Markii ugu Horeysey Soomaaliya ku Sameyneysa Faregelin Milatari
Labaatankii Sanno ee Soomaaliya ay ka jirtay Qalalaasaha iyo Fowdada Soomaaliya waxaa lagu sameeyey Dhowr Faregelin shisheeye ha noqoto mid Dibadeed iyo Mid Gudaha ahba , haddii aan Dib u qooraansano Feregelimihii lagu sameeyey Soomaaliya, Sannadkii 1992 Waxaa Soomalia faregelin ku soo sameeyey Wadanka Mareykanka oo markaa Hogaaminayey Isbahaysi ka koobnaa ilaa Afaratan Dowladood kuwaas oo markii hore...
Faahfaahin Dheeraad ah oo ka soo baxeysa Qarax ka dhacay Goob Basaska laga raaco oo ku taal Dalka Kenya
Goob laga raaco Baabuurta oo ku taala Magaalada Nairobi ayaa waxaa ka dhacay qarax aad u weyn waxaana markiiba ku dhintay 2 ruux waxaana ku dhaawacmay 41 qofood, iyadoo markii uu dhacay qaraxaasi ay goobta soo gaareen ciidamo ka tirsan Wadanka Kenya kuwaas oo xiray goobtii isla markaana ku dhaqaaqay baaritaan aad u balaaran.
Goobta uu qaruxu ka dhacay ayaa waxaa la sheegay in ay tahay goob ay ka baxaan...
Nin Soomaali ah oo lagu diley xaafada Eastleigh
Talaada: 23 November, 2010. Star FM. Nairobi, Kenya….
Ninkan Soomaaliga ah ayaa waxaa diley tuugo, iyagoo toorey kala dhacey dhuunto, dhiig bax badan kadib halkii ayuu ku naf waayey.
Dadweynihii ka ag dhawaa halka uu falka ka dhacey ayaa aad ugga naxey, wuxuuna wakhtiga ku beegnaa xili hore oo aroortii ah, kaasoo dadka intiisa badan ay jiifeen.
Ninkan markii la dilayey waxa uu u socdey garoonka...
Kenya: Foreign Minister Resigns
Kenya’s Foreign Minister Steps Aside Over Alleged Embassy Scam…
Kenya’s Minister of Foreign Affairs, Moses Wetang’ula, was stepping aside on Wednesday, after legislators were recommending he leave his post ahead of investigations into an alleged scam, involving the purchase of foreign embassy buildings.
Wetang’ula talks at a news conference in the Kenyan capital, Nairobi:
[Moses...
Faarax Macallin “Waxay Soomaaliya ka degi la’dahay waa Dowladda Mareykanka”
Faarax Macalin Max’ed oo ah guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka dalka Kenya oo u waramayay warbaahinta Nairobi ayaa wax laga weydiiyey xaaladda murugsan ee Soomaaliya waxa uuna sheegay in Soomaaliya ay ka degi la’ dahay Dowladda Mareykanka oo faragelin ku haysa arrimaha Soomaaliya isagoo sheegay in mar kasta ka abuurto Soomaaliya dagaalo iyo in ay isku hubeysto dadka Soomaaliyeed oo iyagu mar kasta...
Safiirka DFKMG Kenya: Gurigii Safaaradda ee la iibsadey waa la soo celinayaa, waxaase weli ku muransan Hindigii iibsadey
“waxaan u sheegnay in sharciga dibloosiyada ay qalad tahay in dhul uu ay leedahay safarad milkiile uu iibsan karo” — Waxa kale oo Safiirku sheegay in Kenya ay furayso “xuduudda” ay la leedahay Soomaaliya…
Waraysi: Halkan ka dhegeyso ama soo rogo (mp3)
Safiirka Dowlada Fadaralka KMG u fadhiya dalka Kenya, Maxamed Cali Nuur (Cali Americo) oo qadka talephonka saxaafada...
Dr. Faroole iyo Sheikh Shariif oo Addis Ababa kula Kulmay Sayoum Mesfin…
iyo Dowladda Kenya oo diiday in Burcad badeeda lagu Maxkamadeeyo dalkeeda
Kenya ayaa sheegtay inay joojisay in dalkeeda la keeno, oo lagu maxkmadeeyo dadka looga shakiyo burcad badeedda ee laga soo qabto xeebaha Soomaaliya iyo Gacanka Cadan.
Wasiirka arimaha dibadda Kenya Moses Wetangula oo Saaka Shir Jira’id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa ku shaaciyey in ay dhaqan gelinayaan go’aan ay labo asbuuc...
Banaanbaxyo dhimasho iyo dhaawac sababay oo Jimcadii ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
Banaanbax looga soo horjeedo xariga Sheikh Abdullah al Faisal oo ay dowladda Kenya xirtay December 31, 2009 xilli uu ka soo baxayay masjid Jamia ee ku yaala Bartamaha Kenya ayaa ka dhacay Jimca January 15, 2010 magaaladda Nairobi kadib Salaadihii Jimcaha.
Banaanbaxan oo isku badalay mid rabshadeed ayay kadiba police-da dalka iyo dadkii banaanbaxa sameenaya isku dhaceen iyadoo la xaqiijiyay dhimashada...
Dhallinyaro reer Kenya ah oo loo qoray Dagaalada Soomaaliya oo waraysi siiyey Telefishanka Citizen TV
300 oo Dhallinyaro reer Kenya oo loo qoray in ay ka dagaalamaan Soomaaliya, labo kamid ah oo waramay Telefishan…
“Dhallinyarada la bartilmaameedsanayo waa dhallinyaro ka saaqiday iskoolada oo aan shaqo haysan” sidaas waxaa sheegay Xildhibaan reer Kenya ah…
Telefishanka Citizen-TV (Kenya) ayaa sheegay in dhalliyaro reer Gaarisa ah loo diiwaan gelinayo in ay ku biiraan ciidamo...
Madaxwaynaha Kenya oo xillka ka xayuubiyay Mejer General Mohamed Hussein Ali
Madaxwaynaha dalka Kenya oo xillka ka xayuubiyay Mejer General Mohamed Hussein Ali laguna eedeeyay danbiyo in uu galay.
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxwayaha dalka Kenya Mudane Mwia Kibaki ayaa lagu sheegay in Madaxwaynaha uu xilka ka xayuubiyay General-ka ugu sareeya police-ka dalka Kenya Mohamed Hussein Ali oo madax ka ahaa Police-ka dalka Kenya tan iyo sanadki 2004 iyadoo xilkaasi loo magacaabay...




