Home » Qoraallada Halkudhegga "Kalafoge"

Damiir La’aanta Madaxda Soomaalida iyo gumaadka foosha xun ee ragiimka etoobiya. | Kalafoge

Jul 17, 2010
Ugu Horeyn Waxaan Salaan Guud udirayaa dhamaan Shacab Weynaha Soomaaliya meel kasto ey Ka jogaan Aduunka. Dhab ahaantii Qoritaanka maqalkan, waxa ugu weyn ee igu qasbay waxey ahayd markii aan arkay gumaadka aan naxariista laheyn ee Ragiimka Etoobiya kula kacayaan Shacabka soomaaliyeed iyo Damiir La’aanta Hogaamiyaasha Somaaliyed iyo Ka Hadal la’aanta dhibaatada lagu hayo dalka iyo shacabka ku... 
Halkudheg:

Maxaa Hortagan Hormarka Xaga dhaqaalaha Iyo Waxbarashada Gobalka gedo? | kalafoge

Jun 23, 2010
Waxaa mahadi is kaleh Allah iisura galiyey soo diyaarinta maqaalkani ka hadlaya wadciga iyo xaalada uu ku sagan yahay gobalka gedo iyo shacabweynaha ku dhaqan, Waxan maqaalkan ku soo qadan donaa xog ka hadleysa dhamaan dhinacyada waxbarashada iyo dhaqaalaha gobalka gedo 20-kii sano aynu soo dhaafney waxii ku soo kordhay ama isbadaley.. Gobalka gedo waxaa lagu tiriyaa in uu yahay gobalka 2-aad ee ugu... 
Halkudheg:

Wadahadal iyo Colaad aan Dhamaad Laheyn…..

Feb 22, 2010
Guud ahan Marka laga hadlayo dhinaca wadahadalka iyo colaada ee dunida ,waxa  umad kasto ledahay qabab kala duwan ay ku xaliyan qilafadka ka jira markasi dhexdoda, waxane intoda badan  qababkas uu kusaleysan yahay dhaqanka iyo diinta, Inta badan sida lashego dhaqanka aya waxaa uu qeyb weyn ka qataa daminta qilafadka ka dhax aburma bulshada, dhinaca kale waxa hadane ladhihi kara umad kasta waxa ay... 
Halkudheg:

Doorka Dhalinta Somaliyeed Iyo Arimaha Cakiran ee Ka Jira Dalka | Kalafoge

Jan 9, 2010
Sidaan Wada ognahay, Waxa Su’aali Ka tagneyn in Dhalintu tahay ubaxa Dalkasta ee dunidaan aan kunool nahay,Waxase si kale loo dhihi karaa, in dhalintu tahay Mustaqbalka ummad Waliba kufaanto, Qaran Kasta inta uu Ka dhalin Badan yahay ayuu Ka hormar iyo mustaqbal Wanagsan Yahay Kuwa Kale, Inkastoo magaca Dhalinyaro siyaabo kala duwan loo isticmaalo, kuwaasi oo mararka qaar faa’ido weyn iyo hormar... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...