Home » Qoraallada Halkudhegga "Bosaso"

Nadwadii Shiicada Rowda Boosaaso ka socotay oo lasoo gabagabeeyay, bayaanna laga soo saaray

Apr 22, 2015
Waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada boosaaso Nadwadii 13aad ee ka scotay magaalada boosaaso. Waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada boosaaso Nadwadii 13aad ee ka scotay magaalada boosaaso. Ugu horrayn waxa ka hadaly madasha guddoomiyaha Mu’asasada Al-Minhaaj Sh.Maxamad Cabdulaahi, wuxuuna xusay nadwada xilligii lasoo bilaabay iyo sida magacanadwada sannadkan loogu doortay, inta kadib... 
Halkudheg: , ,

Guddi loo magcaabey masiibadii Bosaso ka dhacey

Dec 5, 2011
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr,Cabdiraxman Maxamed Maxamuud ayaa magaacabey guddi baaritaan iyo qiimeyn khasaare ka sameeya dadbkii ka kacey Bosasso 03 December,2011 iyo hantidii ku bas beeshey. Waxana ay u qornayd warqadan sidan hoos ku xusan: DOWLADDA PUNTLAND EE SOOMAALIYA XAFIISKA MADAXWEYNAHA Xeer Madaxweyne Lr,139 ee December 03,2011 kuna saabsan magacaabid Guddi. Madaxweynha Dowladda Puntland Markuu... 
Halkudheg:

Musiibaddii Suuqa Boosaaso: Maxaa la gudboon Reer-Puntland.

Dec 5, 2011
Waa wax laga naxo dhaawaca dhaqaale iyo ganacsi ee meeshaas ka dhacay, waana tacsi tiiraanyo leh oo ku habsatay kumanaan qof oo Soomaaliyeed kuwaas oo badankood ahaayeen dad juhdi badan la yimid, dhidid badana u sayray unkistii maalkaas malaayiinta lagu qiyaasay ee ku basbeelay Suuqii Dalka Soomaaliya ugu baaxada weynaa. Hadaba su’aasha meesha taala waxay tahay, side loogu gurmadaa shacabka ku cayroobay... 
Halkudheg:

Boosaaso: Guri ay Lahayd Shirkaddii Dalsan oo Xaraash ah

Mar 6, 2010
Shirkadda Kaamil consulting waxay Xaraashaysaa guri oo ay lahayd shirkaddii xidhantay ee Dalsan International. Gurigu wuxuu ku yaal magaalada Boosaaso, waxaana uu yahay hal dabaq, macluumaadkiisuna waa kan hoos ku qoran: Gurigu waxa uu dhacaa wadadda aada Airport-ka Magaaladda Bosaso. Waxa uu ka soo horjeedaa Hotel jubba & Shirkadda diyaaradaha Jubba Waxaa ka soo horjeedka bidix ka xiga xawaaladda... 
Halkudheg: ,

Xildhibaan C/lahi Cali Kaarad oo lagu diley Boosaaso iyo Macallin Dugsi Quraan oo lagu diley Garoowe

Jan 5, 2010
Xalay (Janaayo 5, 2010) Salaadii cishe ka dib waxaa magaalada Boosaaso lagu dilay Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Dawlad Goboleedka Puntland. Xildhibaanka ayaa magaciisu yahay C/laahi Cali Cismaan oo loo yaqaan Cabdulaahi Cali Kaarad. Xildhibaanka waxa uu ka mid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka DGPL ka soo gala Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari. Lama garanayo ujeedada ka dambeysey dilkaas. Waxaana... 
Halkudheg: ,

Bosaso: Tababar lagu baranayay Saxaafada oo ay soo qaban qaabisay Jimciyada Tadaamun oo la soo gaba gabeeyay

Dec 16, 2009
Tababar lagu baranayay Saxaafada oo ay soo qaban qaabisay Jimciyada Tadaamun oo ku soo gaba gaboobay Magaaladan Boosaaso Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Ku dhowaad 30 qof oo isugu jira Arday wax ka barata Dugsiyada Sare ee Magaaladan Boosaaso iyo Dad Aqoonyahno ah ayaa maanta waxaa uu siminaar ku saabsan Barashada Saxaada uga soo Gaba gaboobay Xarunta Hay’ada Tadamun Social Society ee Magaaladan... 
Halkudheg:

Dooni Weyn Oo Shixnad Siday oo ku Gubatay Dekeda Bosaso

Oct 10, 2009
— Dooni Weyn Oo Shixnad Siday oo Dekeda Bosaso ku Gubatay  — Siminaar looga Hadlayo Xaquuqada dadka Socotada ah oo Soconayey Mudo 2Casho ah oo ku soo geba geboobay Magaalada Bosaso. Dooni wayn oo xamuul u siday  Ganacsato Soomaaliyeed ayaa Sabtidii (Oct 10, 2009) ku Basbeeshay (Gubatay) Dekeda Caalamiga ee  Bosaso, isagoo dabkaasi baabiyay Doonidii iyo shixnadii ay sidayba. Waxaa ku... 
Halkudheg: ,

Somalia: Puntland Response to Seychelles-Kenya Pirate Smuggling

Sep 7, 2009
Government of Puntland State PRESS RELEASE 7 September 2009 Somalia: Puntland Response to Seychelles-Kenya Pirate Smuggling On Sunday, 6 September 2009, two light aircraft landed illegally at an abandoned airstrip about 12km south of a small village called Gara’ad located on the Indian Ocean coastline, particularly Puntland State territory near the southern boundary with central Somalia. The two... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...