Home » Qoraallada Halkudhegga "Baydhabo"

Dallada Horumarinta Haweenka Baay (BWDN) oo Cambaareysey Xadgudubyo loo Geystey Qaar ka mid ah Shaqaalahooda ku Sugan Baydhabo

Apr 19, 2012
  Bishan 12-keeda waxaa magaalada Baydhaba agagaarka xafiiska Dalladda ka dhacay qarax, kaasoo loo qabqabtay dad ka ag dhowaa Nawaaxigaas oo ay ku jiraan afar qof oo mid dumar tahay lagala baxay xafiiska Dallada magaalada ku leedahay, waxaa ka mid ahaa shaqaalaha xafiiska Dallada Amiir Maxamuud Cali, Maryan, Manuur iyo Nuurow. Waxaa loo geystay dadkaas jir-dil ba’an oo naxariis darro ah. Mid... 
Halkudheg:

Qarax Is Miidaamin ah oo ka Dhacay Gudaha Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay

Apr 17, 2012
Baydhabo: Nin Dhallinyara ah oo isku soo Xiray Walxaha qarxa ayaa isku qarxiyay Fariisin Ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa DFKMG ay ku lahaayeen gudaha Magaalada Baydhaboo ee Xarunta Gobolka Bay. Warar Is Khilaafsan ayaa ka soo baxaya Qaraxaas iyo sidii uu u dhacay iyadoo wararka qaar ay sheegeen in Ninkaasi uu soo Aaday goob ay ku sugnaayeen Ciidamo kuwa Dawladda ah . Ninkan ayaa la sheegey in lagu... 
Halkudheg: ,

Ciidamo Itoobiyaan oo soo Buuxiyey Guriceel iyo Shariif Xasan oo ka soo horjeestey in Ciidamo AMISOM la keeno Magaaladda Baydhabo

Mar 25, 2012
Dowladda Itoobiya ayaa askar tira badan ku soo daad gureysay Magaalada Guriceel ee Gobalka Galgaduud ee Dalkeenna Soomaaliya, iyadoo ciidamadaasi halkaasi dhaqdhaqaaqyo ay ka wadaan ka dib markii Magaaladda Dhuuso mareeb ay ka dheceen Dagaalo Khasaaro badan dhaliyey. Cidamadaan qaarkood oo ka yimid Dhulka Soomaalida ee Itoobiya gumaysato ayaa soo maray Magaalada Balanbal ee Waqooyiga Gobalka Galgaduud... 
Halkudheg: ,

Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo Qabsaday magaalada Baydhabo

Feb 23, 2012
Arbacadii Feb 22, 2012 ayaa ciidamo Itoobiyaan ah waxay galeen magaalada Baydhabo ee magaalo madaxda Gobolka Bay ee dalka Soomaaliya ayagoo ka soo tallaabay xad beenaadka dhulka Soomaali galbeed ee ay gumaysiga ku haysato. Af-hayeen u hadlayey xarakada Al-Shabaab,  Shiikh Cabdicasiis Abuu Musca, ayaa sheegay in magaalada Baydhabo ay uga baxeen xeelad dagaal. Ma aha markii ugu horeysey ee Ciidamada... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...