Home » Qoraallada Halkudhegga "afsoomaali"

U hiilinta afka hooyo

Mar 29, 2013
Waxaa marag ma doonto ah in ummad kasta jiritaankeedu ku xiran yahay siday u xannaanayso una hor mariso dhaqankeedda, afkeeda iyo waxyaalaha ka marag kacaya jiritaankeeda, taasoo haaddii laga tago marag ma doonto ah inay ummadaasi ka baxayso taariikhda kuna biirayso bogagga dad laga sheekeeyo inay waayo hore jiri jireen, mark augu dambaysana noqda kuwo awoow ka sheekee ah. 17 ilaa 22kii December 2012... 
Halkudheg:

Guddoomiyihii hore ee Guddigii Qorista Af-Soomaaliga: Waa in la helo Far-Soomaali qoran oo cilmi ku dhisan oo wax lagu barto…

Dec 29, 2012
Ma Suurtoobeyso Labo Lah-jadoodd inaan rasmi ka dhigno oo is feer cararahayo, Waraaysi SomaliTalk.. Shariif Saalax Maxamed Cali, oo ah Guddoomiyihii Hore ee Guddigii Qoraalka Far-Soomaaliga, ayaa SomaliTalk waraysi kula yeelatay Jabuuti, isagoo ka qayb gelayey kulankii 40-guuradii ka soo wareeytay qoristii Afka Soomaaliya, (waraysigaas oo uu qaaday Maxamed Allman ka daawo Video hoose). Shariif Saalax... 
Halkudheg: ,

Afka ha la oon tiro!

Dec 21, 2012
Waxaan doonayaa inaan isweydiinno su’aalo dhawr ah, oo ku saabsan afkeena, af Soomaaligu ma cid gaaraa leh? Mise waa hanti qaranbaa iyo dowladeed? Aqristoow is weydii  yaa xil ka saaran yahay Afka Soomaaliga?. Aan ku billaabee, Soomaalidu waxay si toos ah u dareemaan baahida afka, markay qurbaha iyo waddamada dibadda yimaadaan ama mararka ay joogaan goobaha waxbarashada, ee intuu galo Maktabad,... 
Halkudheg:

Dhiillo Culus: Dhayalsiga Shibbanayaasha Labanlaabma

Aug 18, 2010
Qalinkii: Maxamed Baashe X. Xasan mohamedbashe@hotmail.com Qiiro ayuu af kastaa leeyahay. Waa qiiro weyn oo dadka qaarkii murugo ku beerta marka ay arkaan garwaaqsi ahaan gefafka, gawl gawlka iyo xadgudubyada dadka qaar afkaas ka gelayaan marka ay ku hadlayaan, gaar ahaanna marka ay wax ku qorayaan. Maalin baa meel Internet Café ah oo ku taalla magaalada London waxa soo gelaysa Islaan aad u da’... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...