Home » Warar
Hayadda SWDC oo Dad Tabaaleysan u Qaybisey Deeq ay soo Dhiibeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada London
Hayadda Somali Woman Developments Center ( SWDC ) ayaa waxay Magaalada Muqdisho ka qaybisey Deeq ay soo dhibeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku Dhaqan Magaalada London ee Cariga Ingiriiska waxayn Deeqdaas ay ka Koobneyd Noocyo kala Duwan oo Dhar ah oo isugu jira Dharka Haweenka ,Ragga , Caruunrta , Kabo iyo Bustayaal
Read More →
Xukuumadda oo ka dalbatay dhinacyadda ku dagaalamaya Kismaayo inay si deg deg ah u joojiyaan dagaalka
“Waxaa ay Dawladdu aad uga xuntahay in dad badan oo rayid ah oo aan waxba galabsan ay ku dhintaan dagaaladda kismaayo kasoo cusboonaaday oo ah kuwo marar badan ay ka digtay Dawladda isla markaana aan loo baahnayn xiligan muhiimka ah, taariikhiga ah ee dalku uu kasoo kabanayo burburkii iyo dagaaladii gaaray 22-kii sano. Ilaahay ha u naxariisto intii ku dhimatay dagaaladdan, kuwii ku dhaawacmayna allaha...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Xafiiska Ku Qaabilay Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada Puntland Iyo Galmudug
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada Puntland iyo Galmudug oo maalinnimadii shalay aheyd soo gaaray magaalada Muqdisho.
Read More →
Heshiis uu Goob Joog uu ka ahaa Madaxweyne Xasan Shiikh oo ay kala Saxiixdeen Dowladaha Soomaaliya iyo Norway
Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan “Waa Jiraan Dowlado Dan ka leh Soomaaliya laakiin Norway wax Dan ah oo ay ka leedahay Soomaaliya Ma jirto”
Waxaa maanta oo Taariikhdu tahay 27-da Juune 2013 Magaalada Muqdisho Heshiis ku kala Saxiixdey Dowladaha Soomaaliya iyo Norway kaasoo lagu Tilmaamey Heshiis Dhinacayo Badan taabanaya , waxaana heshiiskaas Dowladaha Soomaaliya iyo u kala Saxiixey Wasiirada Arrimaha...
Warbixinta DFS ee Shirka Brussels ee 16ka September iyo Qorshaha “New Deal”
“Soomaaliya oo maanta mareysa marxalad ka soo kabasho iyo bilow horumar waxey u baahantahay kaalmada caalamka, oo ma jiro dal sida Soomaaliya u burburtay u burburay, mana jiro dal ka soo kabtay dhibaatooyinkii soo maray oo aan caalamku ka saacidin.
“Maanta waxaan mareynaa marxalad shacabka, dowladda iyo xaaladduba ay diyaar u tahay in dalka dib loo dhiso oo shacabka Soomaaliyeed ay helaan fursado...
Khudbadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Ee 26ka June (Qoraal+Cod)
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed wuxuu ku talinaya, in is-dhexgalka iyo isusocodka bulshada, wada xiriirka dhaqaale, ku dhaqanka iyo xormaynta Diinta Islaamka iyo maamusidda xeer-dhaqameedka soomaalida, ilaalinta midnimada dhulka iyo gobannimada umadda soomaaliyeed, wadar ahaantooda waa dhaqammo isku dhafan iskuna dhidibbo aasan, oo xiriiriya bulshada soomaaliyeed oo ay dheer tahay hal luqad ay...
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo magacaabay Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa u magacaabay Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Ridwaan Xaaji Cabdiweli oo ah waaya arag dhanka warbaahinta ah.
Dikreetada magacaabista oo warbaahinta loo qeybiyay ayaa ku taariikheysan June 23, 2013, waxayna u qorneyd sidan hoos ku qoran.
Read More →
Boqor Cabdulaahi (King-Kong) oo ku geeriyoday dalka Finland – June 24, 2013
Taariikh nololeedkii Boqor C/laahi Boqor Muuse oo kooban –
wuxuu ku dhashay Degmada Jeriiban Gobolka Mudug Sanadka markuu ahaa 1937 .
Wuxuu Dugsi dhexe iyo dugsi sare ku qaatay College Somali Caasimada Muqdisho.
1967 Boqorku wuxuu ka soo qalin jabiyay Jamacada modena ee Itali, wuxuu takhasus ku sameeyay Sharciga Penalka iyo civilka Sanadki .
1969 wuxuu ahaa Gudoomiyaha Maxkamada Gobalka Banaadir...
Baarlamaanka Oo 30,000$ Ugu Deeqay Agoonta Ay Ka Geeriyoodeen Askartii Booliiska Kadib Kulan Ay Xildhibaannada Iyo Taliska Booliiska Yeesheen Maanta
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lacag gaareysa 30,000$ (Soddon kun oo Doollar) oo ay gunadooda bishan ka jarayaan ugu deeqay carruurta agoonta ah ee ay ka geeriyoodeen askarta Booliiska ah ee naftooda u huray dalkooda,dadkooda iyo diintooda kadib kulan ay Mudaneyaasha Baarlamaanka iyo Saraakiisha Booliiska ku yeesheen magaalada Muqdisho.
Read More →
Machadka Express ee Luqadaha oo ay ka Qalin Jabiyeen Ardeydii ugu Badneyd
Xaflad si heer sare ah loo soo Agaasimey islmarkaana ahayd Xaflad ay ku Qalin Jebinayeen Machadka Express ee Magaalada Muqdisho 120 Arday oo dhameysatey waxbarasho Laba Sanno waxaana ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada waxaana Dhamaan ka Qaybgalayaasha ay haayeen ku u riyaaqay Cilmiga Baaxadda ee ay ka barteen Machadka Express oo isugu jirey Luuqadda Ingiriiska Computer_ka.
Read More →
Wasiirka Khayraadka oo Baarlamaanka u Gudbiyey Sharciga Kaluumeysiga ee Baddaha Soomaaliya.
Waxaa maanta kalfadhigii Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka horyimid Wasiirka Khayraadka ee Dowladda Federaalka Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed , waxaana uu Xildhibaanada Baarlamaanka uu u Akhriyey Sharciga kaluumeysiga ee Badaha Soomaaliya ,waxaana kalfadhigii maanta soo xaadirey Golaha Shacabka Xildhibaano gaaraya 142 Xildhibaan , waxaana Shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Shiikh...
Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ma waxaysan hayn Boggii labaad ee Qoraalkii ay saxiixday March 31, 2013
Fowsiya oo markale arrintii Saxiixa Badda ku eedaysay Websiteyada Soomaaliyeed, ayadoo aan waxba ka dhehin saxiixii ay soo bandhigtay Jariidadda Standard
Jariidadda ka soo baxda Nairobi ee Daily Nation ayaa caddaadkeedii June 18, 2013 qoraal ay cinwaan uga dhigtay “The warring parties” waxay ku qeexday in Go’aankii Golaha Wasiirada Soomaaliya ka soo saareen Badda uu ka dhigan yahay...
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Ansixiyey heshiishkii “Coutonu”, una Gudbinaya Baarlamaanka si loo meelmariyo
Warsaxaafadeed ka soo baxay kulankii Golaha Wasiirada DFS ayaa tibaaxay “golaha ay ansixiyeen heshiishka “Coutonu” oo ay Soomaaliya dhowaan saxiixday, waxaana qorshuhu yahay in xukuumaddu ay dhowaan heshiishkan u gudbiso baarlamanka federaalka ah ee Soomaaliya si uu u meelmariyo.”
Read More →
Waxbarashadu ahmiyad gaar ah bey noo leedahay
“Waxbarashadu ahmiyad gaar ah bey noo leedahay, waxaana mahad gaar ah u soo jeedinayaa Wasaaradda Horumarinta iyo Adeega Bulshada oo shirweynaha Qaran ee dib u habeynta waxbarashada soo qabanqaabisay.
“Siyaasadda Dowladda ayaa ah in dib-u-habeynta hay’adaha dowliga ah laga qeybgaliyo oo talo ay ku yeeshaan bulshada qeybaheeda kala duwan oo shirkan waxbarashada iyo kii garsoorkaba ay...
Xildhibaan Maxamed Faarah Jimcaale oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho
Xildhibaan Maxamed Faarax Jimcaale waxa uu kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Federaaliga ah ee Soomaaliya. Waxaa uu maanta ku geeriyooday isbitaalka Madiina ee magaalda Muqdisho saacado kooban kadib markii halkaas loo keenay xanuud kusoo boodo ah oo dhanka caafimaadkiisa la xariira.
Read More →
Hadalladii ay Madaxda DFS ka yiraahdeen Qaraxii iyo Weerarkii Xarunta Qaramada Midoobey ee Muqdisho
“Waxaa la caddeeyey inay qaraxan ku dhinteen 8 qofood oo afar ay ahaayeen Soomaali. Anigoo ku hadlaya magaca shacabka iyo kan dowladda Soomaaliyeed waxey tacsi u dirayaa eheladdii iyo saaxiibadii ay ka geeriyoodeen, isla markaana EEBBE uga baryey in inta dhaawaca ah uu EEBBE u fududeeyo dhaawacooda.
“Waxaan la hadlay Ban Ki Moon, Xoghayaha Guud ee QM iyo Nick Kay, Ergeyga Gaarka ah ee...
Wafdi Ka Socda Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ka Qeybgalay 20 Sano Kadib Shirka ACP-EU Oo Brussels Ka Furmay
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay bur burkii kadib ka qeybgalay ACP-EU oo ka furmay magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub.
Wafdiga ka socda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa hogaaminaya Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar waxaana wafdigan ay shirka horgeeynayaan hormarradii ugu dambeeyey ee...
Khudbadii Ra’iisal Wasaaraha ee furitaankii Shirkii Waxbarashada: Dib-u Noolaynta Waxbarashada Soomaaliya
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta [June 18, 2013) magaalada Muqdisho ka furay shir Qaran oo looga arrinsanayo dib-u-habaynta waxbarashada Soomaaliya. Waxaana soo qabanqaabiyey Wasaaradda Horumarinta iyo Adeegga Bulshada, Hay’adaha UNESCO iyo UNICEF.
Hoos ka akhri khudbaddii Ra’iisul wasaaraha DFS iyo warbixin:
Read More →
Shir Sanadeedki Beesha Karanle oo lagu soo Gabagabeebey Magaalada Bristol ee Cariga Ingiriiska
Shirweynihi Beesha Karanle oo Sannadlaha ahaa ayaa waxaa Sanadkan Martigelyey Jaaliyadda Beesha ee Magaalada Bristol,shirkaas oo ay ka soo qeybgaleen Dhamaan Ergooyinka Gobolada Wadanka Uk, Shirkaas Ajendayaasha looga hadlayey ay ka mid ahaayeen
Dib u eegidda waxyaabihii u qabsoomay beesha Snadki la soo dhaafay.
Warbixnno laga Dhageystay Gudigi hore iyo Gudoomiyahooda.
Doorashada Gudoomiyaha Sanadka...
Kusimaha Madaxweynaha Oo Maanta Ka Qeybgalay Geedi Socodka La Tashiga Dadweynaha Ee Dastuurka Oo Lagu Marti Qaaday Qeybaha Bulshada “SAWIRRO”
Warsaxaafadeed:
Kulankan oo ay soo qabanqaabiyeen gudiga la socodka,dib u eegista iyo dhaqan gelinta Dastuurka ee Baarlamaanka ayaa waxaa shir gudoominayey Kusimaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayadoo kulankana ay sidoo ka qeybgaleen intabadan xubnaha gudiga Dastuurka iyo Xildhibaannada Baarlamaanka qaarkood.
Read More →
Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo Sheegay in ay Dadaal ugu jiraan sidii Sharciga Badda ee Law No. 37 Loogu dari lahaa Dastuurka Qaranka
iyo Norway oo Dawladda Soomaaliya kala shaqaynaysa dib u eegista Lagu samaynayo Dastuurka Qaranka — Ra’iisul Wasarahii hore ee Norway oo booqsho ku tegey Muqdisho, lana kulmay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Norway ay Soomaaliya kala shaqaynayso Dastuurka Qabyada ah (Drafting). Sidoo kale Jawaari oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyey in Norway kala shaqaynayso dib...
Madaxweynaha oo ka qeybgalay xafladdda Boqoradda UK, kana hadlay shirka hordhaca G8, kulana la qaatay David Cameron
Warsaxaafadeed: Madaxweynaha DFS ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron, isla markaana ka qeybgalay xafladda dhalashada Boqortooyada UK, isla galabtanah khudbad ka jeediyey shirka hordhaca G8 oo looga hadlayey arrimaha canshuuraha, ganacsiga xorta ah iyo maamul wanaaga.
Read More →
Xubno ka socda Wargeyska Somali Tribune ee ka soo baxa Wadanka Canada oo soo Booqdey Xarunta Wargeyska Xamar ee Muqdisho
Waxaa Xarunta Wargeyska Xamar ee Magaalada Muqdisho soo Booqdey Xubno ka tirsan wargesyka Somali Tribune ee ka soo baxa Magaalada Toronto ee dalka Kanada waxaana Hogaaminayey Xubnahaasi Cabdiraxiim Cali Raage
Read More →
Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay R.Wasaarihii hore ee Norway
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway Kjell Magne Bondevik oo hada ah gudoomiyaha Xarunta Oslo ee dimuqraadiyadda iyo xuquuqda aadanaha oo la asaasay sanadkii 2006.
Ra’iisal Wasaare Saacid ayaa kulankii uu la qaatay uga warbixiyey xaaladaha dalku marayo, iyo horumarada ay dowladdu ka samaysay dhanka xuquuqul insaanka, dowlad...
Ra’iisal Wasaaraha oo soo dhaweeyay go’aanka Qaramadda Midoobay ay ku taageertay dadaalka dawladdu ugu jirto xasilinta Jubboyinka
Warbixintan ayaa Golaha Amaanku ka soo saareen xaalada Jubboyinka iyo xasilinta dalka guud ahaan, kadib markii uu golaha u warbixiyay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM mudane Taye-Brooke Zerihoun. Waxayna golaha qoraalkan ku cadeeyay sida ay uga walaacsan yihiin xaalada amniga ee Jubbooyinka. Ayagoo dhanka kalena goluhu muujiyeen inay taageerayaan dadaalka dawladda Soomaaliyeed ay ku doonayso inay gobolada...




