Home » Warar

Mid ka mid ah Ergadii Ansixisay Dastuurka Federaalka,Soona Xuley Xildhibaanada Baarlamaanka oo lagu Diley Muqdisho.

Aug 25, 2013
Kooxo Bastoolado ku Hubaysan ayaa Gurigiisa oo ku yaala Degmada Dharkeenleey ee Magaalada Muqdisho ku Dilay Marxuum Sulddaan Amiin Cali Muumin oo ka soo jeeda Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose kana ka mid ahaa Ergadii Ansixisay Dastuurka Federaalka Soomaaliya.Sulddaanka ayaa sida ay ku warameen Qaraabadiisa xiliga la dilayay wuxuu ka yimid Masaajidka oo uu Salaaddii Maqrib soo Tukaday halkaasoo... 

Xukuumada oo Golaha ammaanka ka codsatay in xayiraada laga qaado Ganacsade Axmad Nuur Jimcaale

Aug 23, 2013
Warsaxaafadeed Muqdisho -Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyagoo uga hadlay qodobo dhowr ah oo la xariira amniga, falkii shalay lagu dhaawacay haweeney u dhalatay dalka Sweden iyo codsi ay u jeediyeen golaha ammaanka ee Q/midoobay... 

Halkee Marayaan Wada Hada Hadaladii ay Garwadeenka ka ahayd Dowladda Itoobiya ee u Dhexeeyey Dowladda Federaalka iyo Axmed Midoobe

Aug 22, 2013
Weli Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa ka soconaya Shirkii iyo wada hadaladii u dhaxeeyay Xukuumadda Fderaalka Soomaaliya iyo Maamulka uu Hoggaamiyo Axmed Madoobe ee la magacbaxay Jubbaland Wada hadaladan oo dhinaca Dawladda ay u Matalayaan Xubno ka socda Dawladda federaalka Soomaaliya iyo Xubno ka socda Maamulkaas oo uu Horkacayo Axmed Maxamed Islaam ayaa illaa iyo iminka waxaa soo baxay... 

Raiisul Wasaare Saacid oo sheegey in ay Adag tahay Meel Marinta Dimoqraadiyada inta ay jiraan Kooxaha Caqabadda ku ah Xukuumadiisa

Aug 22, 2013
Cabdi Faarax Shirddoon oo hadlay ayaa sheegay in Dawladnimada Dalka weli aysan wada shaqayneyn Hay’adihii Dawliga ahaa isagoona arrintaa ku macneeyay in weli ay jiraan Dad Hubaysan, falal Amnidarro oo ay sameynayaan Kooxo uu ku sheegay Argagixiso ku Xooggan Dalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare saacid oo Shalay Xafiiskiisa kula hadlayay Guddi loo Xil saaray soo Ururinta Tacadiyada Dalka ka jira ayaa... 

Dallada Dhalinyarada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya (SOCSOYU) oo Qabtey Kulan Wacyigelin ah oo ku saabsan Khatarta Cudurka Dabeysha

Aug 22, 2013
Dallada Dhalinyarada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya (SOCSOYU) oo Todobaadadii dambe waday Olole ay shacabka kaga Wacyogalinayaan sidii looga Hortagi lagaa Cudurka Dabeysha waxaa Xaflad ay kasoo qeyb galeen Dhalinyarada Dalada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, Ardayda Jaamacadaha ee Barta kuliyada Caafimaadka, qaar kamid ah Ururdada Blshada Rayidka iyo Marti Sharaf kale ayaa lagu qabtay Magaalada... 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xariga ka jaray Iskuul laga furay Jazeera oo ay carruur Soomaaliyeed ka heli doonaan waxbarasho tayeysan.

Aug 22, 2013
Madaxweynaha oo munaasabadda ka hadlay ayaa yiri “Waxbarashadu waa aasaaska horumarka bulsho walba, carruurta Soomaaliyeedna waxey xaq u leeyihiin inay helaan waxbarasho tayeysan si ay u helaan mustaqbal iftiimaya. Waxbarashadu waa iftiin, rajo, iyo mustaqbal wanaagsan. Carruurteenna waa mustaqbalkii hoggaamiyeyaasha dalka.”  Read More →

Munaasabad lagu so Dhaweynayey Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Galgaduud (Xuseen Cirfo) oo uu Dhawaan Magacaabey Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka Dhacdey Muqdisho

Aug 22, 2013
Munaasbad si Heer sare ah loo soo Agaasimey oo lagu soo Dhaweynayo Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Galgaduud Mudane Xuseen Cali Wehliye (Cirfo) oo uu Dhawaan u Magacaabey Gobolkaas Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa lagu qabtey Hotel City Palace ee Magaalada Muqdisho waxaa ka soo qayb galey Xildhibaano , Siyaasiyiin , Odoyaasha Dhaqanka , Culimaudiin ,Ganacsato . Ahlu –Suna Waljameeca , Gudoomiyayaasha... 

Barnaamijka Higsiga Cusub ee (New Deal ) ayaa maaanta ka furmay Magaalada Galkacyo ee Maamulka Gal-mudug

Aug 20, 2013
Warsaxaafadeed kasoo baxay DFS: Shir looga hadlaayo Barnaamijka Higsashada Cusub (New Deal) ayaa maanta ka furmay magaaladda Galkacyo, barnaamijkan oo ah wada-tashi ayaa socon donaa labo maalmood , waxaana shirka furay Wasiir kuxigeenka Wasaarada Maaliyadda Qorsheynta mudane Abukar Sheikh Cabdi Ibrahim oo hormuud u ahaa waftigii dowladdu u xilsaartay New Deal-ka iyo Madaxweynaha maamulka Galmudug... 

Faahfaahin Dheeraad oo ku saabsan Howgalkii Ciidamada Dowladda ka Geyteen Machadka Al-Sunnah ee Barashada Diinta Islaamka iyo Dhaqanka

Aug 19, 2013
Saalax Maxamed Yuusuf “Dowladda Fedeeraalka waxaan u soo jeedineynaa in ay sii Deyso Ardey weli u Xiran Maadaama Imtixaanaadkii ay soo Dhow yihiin Ugaas Mahada Ugaas Maxamed “Dowladda iyo Talafishinka Qaranka (SNTV) Waa Inay Cudur-Daar ka Bixiyaan Muuqaalkii kale ee ay Machadka u yeeleen) Mar aan Saakey Booqdey Machadka Al- Sunnah ee Barashada Culuunta Islaamiga iyo Dhaqanka waxaa si caadi ah... 

Guddigii loo xil saaray baarista eedeynta kufsiga oo maanta howlgalay

Aug 17, 2013
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa magacaabay 15-kii bishan laba guddi oo heer wasiir iyo mid farsamo ah kuwaas oo soo baara eedeynta la xariirta fal kufsi ah oo lagula kacay gabar Soomaaliyeed. Guddigan oo ay madax u tahay Wasiirka Adeega Bulshada Drs. Maryam Khaasim Axmed ayna xubno ka yihiin Wasiiro iyo saraakiil ciidan ayaa saaka... 

Wariye Axmed Shariif oo Shaqeynayey Radio Muqdisho oo lagu Diley Magaalada Muqdisho

Aug 17, 2013
Kooxo ku Hubeysan Bistoolado ayaa maanta Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir ku dilay Axmed Shariif Xuseen oo ka mid ahaa shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta. Axmed Shariif Xuseen oo ahaa Eng guud ee Farsamada idaacada Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa la dilay xili uu ka soo baxayay Gurigiisa kuna soo jeeday shaqada. Eng Axmed Shariif Xuseen oo horey uga soo shaqeeyay idaacadii Hornafrika iyo idaacado kale... 

Shirkii Golaha Wasiirada oo lagu soo qaaday Haweeney Soomaaliyeed oo la sheegey in ay Kufsadeen Ciidamo ka tirsan AMISOM

Aug 16, 2013
Kulankii Golaha Wasiirada ee maanta oo Khamiis ayaa waxaa uu ka dhacay Xafiiska Raiisul Wsaaraha ee Dowlada Federaalka waxaana Goob joog ka ahaa Golaha wasiirada oo Diirada lagu saarey Fal Kufsi ah oo lagula kacay Haweeney soomaaliyeed Maalintii Ciida kaasoo ka dhacay Xerada Maslax oo ay degen yihiin Ciidamo ka tirsan kuwa Amisom Golaha wasiirada ayaa Cambaareeyey falkaas waxayan ku Tiilmaameen in... 

Ururka PASWA oo Dood u Qabtey Haween kala socdey Degmooyinka Goboka Banaadir taasoo ku Saabsaneyd Gudniinka Fircooniga iyo Waxbrashada

Aug 16, 2013
Waxaa Xarunta Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Dood ku saabsan Doorka Gabdhaha Soomaaliyeed uga qayb qaadan karaan Dhinaca Waxbarashada iyo Dhibaatada Gudniinka Fircooniga, waxaa Doodaan soo qaban qaabiyey Ururka Haweenka ee Positive Action for Somali Women Association oo Magaciisa loo soo Gaabiyo i waxaana ka soo Qayb galey Haween ka kala socdey Degmooyinka Gobolka Banaadir.  Read More →

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Wadda Qorshe ay Wax Kaga Qabanayso Ammaanka Muqdisho.

Aug 13, 2013
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Cabdikariin Xuseen Guuleed oo Saxaafadda la hadlay ayaa ka Warbixiyay Kulan Saacdo dheer qaatay oo Golaha Wasiiradu ay ku yeesheen Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in kulankii ay yeesheen Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya looga dan lahaa sidii wax badan looga qaban lahaa Xaaladaha Amnidarro... 

Warbixin hor-dhac ah oo laga soo saaray shilkii diyaaradeed ee ka dhacay garoonka Muqdisho

Aug 13, 2013
Guddigii loo xil saaray inay soo baaraan xog rasmi ahna ka keenaan qaabkii ay ku burburtay diyaarad ka soo degeysay garoonka diyaaraddaha ee Aadan Cabdulle International, waxaana gudigan oo uu madax u ahaa Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Cabdishakuur Cali Mire ay soo saareen warbixin horudhac ah, waxayna u qorneyd sidan:- Dayuuradda oo ahayd Ethiopian Air Force, waxaa nooceedu ahaa Antonov An-12, waxaa... 

Hooyo Amran oo Sheegtey in Ciidamo ku Labisan Dareyska Dowladda ay Xoog ku Kaxaysteen, islamarkaana lageeyey oo lagu Kufsadey Xero ay Degen yihiin Ciidamada AMISOM

Aug 11, 2013
Hooyo leh Afar Caruur oo mid ay Nuujineyso ayaa iyadoo oo Miyir La’ waxaa la keeney Isbitaalka Xayaad ee Magaalada Muqdisho ka dib markii Ciidamo ku labisan Dareyska Ciidamada oo ku sugnaa Agagaarka Isbitaalka SOS ay Joojiyeen maalinkii Koowaad ee Ciidul Fidriga markii lagu Amrey in ay qaado Niqaabka ama Indha Shareerka , markii ay iska qaadey ayaa lagu yiri waxaa laguu qabaa Dacwad ee waa in aad... 

Maamulka Axmed Madoobe oo Col. Barre Hiiraale ku Eedeeyay inuu ku Biiray Xarakada Shabaab.

Aug 11, 2013
Afhayeenka Maamulka uu horkacayo Axmed Madoobe Raas-Kaambooni Cabdinaasir Seeraar ayaa ka hadlay Xaaladda guud ee Magaalada Kismaayom,Wuxuuna sheegay in Ammaanka Guud ee Magaalada Kismaayo uu haatan yahay mid la isku halleyn karo isla markaana ay wax badan ka qabteen.  Read More →

Puntland oo Markab Turkish ah oo sidey Raashin dib ugu Celisey Muqdisho

Aug 10, 2013
Warsaxaafadeed kasoo baxay maamulka Puntland ayaa tibaaxay in markab raashin sidey oo Turkey ah oo ka yimid Muqdisho in dib looga celiyey Dekeda Boosaaso, waxaana warsaxaafadeedku sheegay in raashinka uu sidey markabkaasi “uu qeyb ka yahay siyaasad jahwareersan oo Dowladda Federaalka ay ka wado gudaha Soomaaliya, taasoo khilaafsan Dastuurka Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo jiritaanka iyo Dastuurka... 

Mutamarkii 13aad ee Masjidka Abubakar As-Saddique Islamic Center ee Minneapolis, Minnesota: August 30, 31 iyo Sept 1st, 2013

Aug 10, 2013
OGAYSIIS: Waxaan ugubishaaraynayaa bulshawaynta Somaliyeed ee ku nool Waqooyiga Amerika in Abubakar As-Saddique Islamic Center iyo Golaha isutaga Culimada Soomaaliyeed ee waqooyiga Amerika ay soo qaban qaabiyeen Mu’tamarkii 13aad ee sanadalaha ahaa oo Hal ku dhigiisu yahay  Read More →

Ra’iisul Wasaaraha oo la ciiday Ciidanka iyo Naafadii xoogga dalka

Aug 9, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya oo Hambalyada Ciida u diray shacabka Soomaaliyeed — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa maanta booqasho ku tegay xarumo ay ka mid yihiin Isbitaalka Martino ee ay ku nool yihiin Naafada ciidanka xoogga, Wasaaradda Gaashaandhigga, Dugsiga tababarka ee Jazeera, iyo xarunta Villa Baydhabo ee taliska ciidanka... 

R.Wasaaraha ayaa u diraya hambalyo ku aadan Ciidul Fidriga dhamaan shacabka Soomaaliyeed

Aug 7, 2013
Kulu Caam Wa-antum Bikhayr. Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa halkaan caawa Hamabalyo uga diraya dhamaan shucuubta islaamka gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.  Read More →

Hayadda HARO oo Sakaatul Fidri u Qaybisey Dad Indhoolayaal ah iyo kuwa Barakacayaal ah oo ku sugan Gobolada Banaadir iyo Jubbada Hoose.

Aug 7, 2013
Hayadda Humanitarian African Relief Organization (HARO) ayaa Gargaar Raashin Sakaatul Fidri ah ka qaybisey Gobolka Banaadir gaar ahaan Degmada Wadajir iyo Gobolka Jubada Hoose gaar ahaan Magaalada Kismaayo, waxaana Sakaatul Fidrigaas loo qaybisye Dad Danyar iyo dad Lixaadkoodu Dhiman yahay , waxayna Gargaarkaan oo ay qaybisey Hayada HARO ayaa waxaa uu ka koobnaa Bur , iyo Bariis.  Read More →

Dawladda Federaalka oo Heshiis la gashay Shirkad lagu magacaabo Soma Oil and Gas Exploration ltd oo fadhigeedu yahay dalka UK

Aug 7, 2013
Shirkaddan waxaa UK laga diiwaan geliyey 15 cisho ka hor, taariikhdu markay ahayd 22/07/2013 (July 22, 2013). Sidoo kale website shirkadda waxaa la diiwaan geliyey March 26, 2013.  Read More →

Xildhibaano ka Tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo Shaaca ka Qaaday in Ammaanka Magaalada Muqdisho Gacanta uu ka Baxay

Aug 5, 2013
Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka waramay xaaladda Amni ee Magaalada Muqdisho oo ay sheegeen in iminka faraha ay ka baxday, ka dib markii ay ku soo bateen Qaraxyada iyo Dilalka Xildhibaan Maxamed Iidle oo ka mid ahaa Xildhibaanadii shirkaa Jaraa’id ka hadlay ayaa si cad Afka ugu Bayaanshey in Amniga Magaalada Muqdisho... 

Puntland oo Xiriirka u Jartay Dawladda Federaalka Soomaaliya

Aug 5, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay maamulka Puntland ayaa tibaaxay in Puntland ay joojisey gebi ahaanba wada shaqayntii iyo xiriirkii kala dhaxeeyey Dawladda Federaalka Soomaaliya. Warsaxaafadeedkaas oo ku qornaa Ingriisi – Official Position of Puntland Government on Relations with Federal Government of Somalia PRESS RELEASE 05 August 2013  Read More →