Home » Islam

Jihaadka Suuqa Madow ah|Warsame Gaabane

Aug 4, 2009
Jihaadka Suuqa Madow ah Waxa dadka xaq doonkaa lagu gartaa markii la hor dhigo qodob gar ah dib ayey u joogsadaan wayna gar qaataan. Dadka ahlul baadilkaana waa is maqiiqaan oo isla waynankoodaa denbi ku xanbaara (Haddii la yiraahdo alle ka cabso, islaweyni buu danbiga ugu sii bareera) Albaqara 206. Xadiithka rasuulkana csw wuxuu yiri : (haddii uu muran ama dood galo waa xadgudbaa) oo calaamadaha... 

Calankii Nabigeenu (scw) caynkee buu u ekaa|abdibashir

Aug 4, 2009
Calankii Nabigeenu (scw) caynkee buu u ekaa? Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Ilaahay ayaa mahad oo dhan iska leh. Naxariis iyo Nabadgelyo ha u sugnaadeen Nebi Maxamed (scw) iyo intii isaga raacday. Aamiin. Muran badan ayaa ka dhashay calanka madow ee ururada islaamiga ahi ay ka taagaan goobaha ay joogaan. Dad badan ayaa ka qarracma marka ay arkaan calankaas oo babanaya. Laakiin qaar kale ayaa ku farxa... 

Calanka Madow ee Alshabaab|Bilaal

Aug 4, 2009
Calanka Madow ee Alshabaab xaguu kasoo jeedaa, Muxuuse ka turjumayaa?!! Ilaah baa mahadleh naxariis iyo nabad gelyo nabi muxamed korkiisay ahaatay, Intaa ka dib, Calanka madaw ee afargeeska ah isla markaasna ay dhexda kaga qorantahay kalmada tawxiidka oo khad cad ahi, waa calan waayadan dambe lagu yaqaano meelaha ay joogaan mujaahidiinta xarakada alshabaab, marka laga hadlayo gudaha Soomalida. Walaalahayga... 
Halkudheg:

Mutamaradii hore

Aug 2, 2009
Mutamarkii 9aad ee Minneapolis ka akhri halkan  Read More →

Bani’aadamku wuu ka sarreeyaa kana fadli badan yahay Qur’aanka|Nuradin

Jul 31, 2009
Bani’aadamku wuu ka sarreeyaa kana fadli badan yahay Qur’aanka. Heerka hooseeya ee qiimaha bani’aadamka maanta lagaadhsiiyay waa mid iyaga dhexdooda kayimid ee aan meelkale uga iman. Tusaale waxaa u ah, dulleysiga bani’aadamka lagu dulleystay magac diin/kitaabka alle, magac midab/midab sooc, magac awoodeed/dowladnimo, iyo magac hanta/taajir iyo faqiir. Dhamaan qaab dhismeedka bulshooyinka... 

Sh.Qardaawi | Sabriye

Jul 31, 2009
SHEEKH DR. YUUSUF AL-QARADAAWI TAARIIKH NOLOLEEDKIISII OO KOOBAN DHALASHADIISII IYO WAXBARASHADIISII Sheekh Dr. Yuusuf Mustafa Al-Qaradaawi wuxuu 9/9/1926kii ku dhashay tuulada Safat Turaab oo ka tirsan degmada Al-Maxalla Al-Kubraa, gobolka Al-Gharbiya ee dalka Masar. Sida Al-Xaafid Ibnul-Xajar iyo qaar kale ay sheegeen tuuladaas waxaa ku dhintay asxaabtii Nabiga (SCW) ninkii ugu dambeeyay ee dalka... 

Siiradii Nebi Sulaymaan|A. Albannaa

Jul 31, 2009
Siiradii Nebi Sulaymaan(CS) iyo xikmada ku qarsoon Qaybtii labaad Sidaasi ayaa looga baahanyahay qofka muuminka ahi inuu ku dhex noolaado cabsi iyo rajo oo aanu talo saaran salaad badnidiisa ,soonkiisa waayo waxaasoo dhan hadii laguugu xisaabiyo xubin ka mid ah jidhkaaga waxay ku ag noqonayaan waxba ilaa ay dhacdo in adigaba lagugu yeesho deyn, haddii aynu u fiirsano suuradu Mulk ilaahay wuxuu sheegay((si... 

Mutamarkii Rochester Minnesota

Jul 28, 2009
Mutamarkii Magaalada Rochester oo Si Habsamiya ku soo gaba gaboobay Mutamarkii saddexda maalmood ka socdey magaalada Rochester ee Gobolka Minnesota ayaa Axadii (July 26, 2009) si habsami ah kusoo gabagaboobay.  Nin goobta ku Muslimay ayaa asna dad ka la hadlay nin kaa ayaa Shaqaalo ka ahaa Goobta Mutamarka Laakiin markii uu ku arkay dad kala midab ah oo is jecel sida uu sheegay jelaaday Diinta Islaamka... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...