
June 15, 2013: Ra’iisul Wasaare Shirdoon oo xiiskiisa ku qaabilay R.Wasaarihii
hore ee Norway

Go'aankii baarlamaanka Soomaaliya ku diidey heshiiskii MoU halkan ka daawo

Ra'iisul Wasaare Shirdoon: Baarlamaanka ha la Weydiiyo in Dastuurka Qaranka
lagu daro Xeerka Badda Soomaaliyeed ee Law No. 37

Wareegtadii Ra'iisul Wasaare Cumar C/rashiid ku wargeliyey QM in baarlamaanka
Soomaaliya diideen MOU-gii badda

Jariidadda Standard oo soo Bandhigtay Caddaynta Saxiixii Labada Wasiir
(Fowsiya & Aamina), kuna tilmaantay MoU ay kala saxiixdeen labada wasiir ee
Arrimaha Dibadda

Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya waxay aqoonsan tahay sharciga qaran ee
badaha Law No. 37. ee qeexaya dhererka xadka badda “territorial water” ee
gaaraya 200 mayl-badeed iyo continental shelf . Waxay dawlada Soomaaliya
ogolaatay xeerka badaha aduunka ee ay wax ka saxiixday 24kii Luuliyo 1989 ayadoo
aan ka tanaasulin sharciga qaran.
akhri....

SomaliTalk.com miyaa Buun-Buunisay Badda Soomaaliya, mase Fowsiya Xaaji
ayaan ku Baraarugsanayn waxa ku Qoran Heshiiska ay la Saxiixday Kenya

Xildhibaanada ka hadlay xeerka badda Soomaaliya ee Law No. 37

Sharciga cusub
ee Kalluumaysiga ee horyaalla baarlamaanka Soomaaliya halkan ka eeg

|