:::CILMI-BAARISTII SOMALITALK EE XUDUUDAHA
BADAHA SOOMAALIYA - Akhri Halkan
Codadka
iyo Video Ku Saabsan Heshiiska Is-Afgarad ee Ku Saabsan Badda ee Dhex maray
DFKMG iyo Kenya....
Kulankii
Golaha Baarlamaanka KMG ee Looga Hadli Lahaa Arrimaha Heshiiskii Badda oo
"Koronto La'aan u Baaqday"
Sidaas waxaa SomaliTalk.com u sheegay Gudoomiye Kuxigeenka labaad ee
Baarlamaanka KMG ah, Cismaan Cilmi Boqore....
Akhri... June 15, 2009

Guddoomiyaha Baarlamaanka DFKMG oo Shaaca ka Qaaday
in Heshiiskii Dhexmaray Soomaaliya iyo Kenya uu Ku Saabsan yahay Xadayn
Badaha...
iyo in Isniinta June 15, 2009 uu Baarlamaanku ka doodi doono heshiiskaas..
Akhris/Dhegeysi
Walad
Cabdalla oo sheegay in uusan ka war hayn Akhbaarta ku Saabsan Qalfoofka
Qaaradda Badda ee Soomaaliya u Gudbisay Qarammada Midoobay... waa akhbaartii hore loo sheegay in uu
isagu bilowgeeda lahaa... iyo in shirkadda batroolka Norway ay..
Video/Akhris
Faarax
Qare: Calaamada Kenya iyo Soomaaliya waa Xariijin kala cad..
iyo Kenya & Soomaaliya oo Raadinaya Xallinta Muran
Dhuleedka...: Admiral Faarax Qare oo Sheegay in Bedka Badda Soomaaliya yahay
2,000,000 km2, Xuduudda Baddeenuna ay Caddahay....
Akhri/Daawo

Sh.
Aaden Madoobe oo Sheegay in Baarlamaanka DFKMG yeelan doono kulan ku saabsan
Heshiiska is-afgarad
"Guddoomiyaha
Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe, ayaa sheegay in xildhibaanno ay mooshin
ka keeneen in laga hadlo is af garadkii dhawaan dhexmaray Kenya iyo
Soomaaliya" waraysi uu siiyey Yuusuf Garaad....
Dhegeyso
ama soo
rogo (mp3)
Dowlada
KumeelGaarka ah oo Markale Heshiiskii Nairobi Difaacday, Qirtayna in Kenya
Badda Soomaaliya Kusoo Xadgudubtay
"Waa run (Kenya) badda Soomaaliya khalad bay ka gelayaan oo waa soo
gelayaan." "Waa RUN iyada hadda xarriijinta ay samaysay ee hadda map-yada
addunyada la soo geliyey kii (Kenya) wuu ka soo durkoo toos ayuu u socdaa,"
Prof. Ibbi Akhri/Daawo...
:::JWXO oo Digniin u Dirtay Shirkadda
Batroolka Baarta ee Petronas
:::Kenya
oo 2005 arinta badda kala Xiriirtay Xukuumaddii C/laahi Yusuf
:::UN
& Norway Lugta ay ku leeyihiin Gudbinta Akhbaarta Sharciga
Badda
:::Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda Soomaaiyeed
-Yurub
:::Kenya oo $9 million oo doolar ku
bixisay Cabirkii Badda ay Gudbisay
Kenya
oo 2005 la soo Xiriirtay DFKMG ayadoo Doonaysay in ay la bilaabaan wada hadal ku
saabsan sheegasho qayb ka mid ah Badda Soomaaliya.... Taasi xilligaas uma
hirgalin...
"...si "hints" ah (guud-mar) ama wax xoogaa weydiin ah ayaa markii hore hadalku
nagu soo gaaray, kabacdina si rasmi ah." Dr. C/casiis
Dhegeysi/Akhri
UN iyo Norway Lugta ay ku leeyihiin Gudbinta Akhbaarta Sharciga
Badda Soomaaliya oo su'aalo ka taagan yihiin....
Shirka Jaraa'id ee Xoghaynta Guddiga Xadaynta Badaha - oo Sheegay
Hadallo Daaha ka Rogay Arrintii ay Cagta Saarayeen Madaxda DFKMG...
Akhri/Daawo
Oomaar:
inaga iyo Kenya laba xuduud ayaa inaga dhexeeya, mid waa tan berriga, midina
waa tan badda... wax la xallilay oo dawladihii hore xalliyeen
oo kuwa badda ah ama kuwa berriga ah qoraaladoodii waa in maanta laga daba
tago, la helo, la xaqiijiyo....
Dhagayso/Akhri...
Prof.
Dalxa oo Radio DANAN ku eedeeyay Ka hadalka heshiiska badda Somalia iyo
Kenya
Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee baarlamanka Soomaliya Prof: Maxamed Cumar
Dalax, oo shalay ka hadlayay xaflad lagu maamuusayay maalinta saxaafadda
adduunka ee 3-da May, xafladaasoo ka soconeysay hotelka Sahafi ee magaalda
Muqdisho.... Akhri... May 4

Hadalladii Kala duwanaa ee Prof. Dalxa
ka yiri Heshiiska Is-afgarad ee dhexmaray DFKMG & Kenya:
Soo rogo(mp3) ama
Dhagayso ama
Halkan(mp3)
Isha: BBC-Som, CodkaBeesha & DananRadio

Barnaamij Taariikhi ah oo Radio Codka
Beesha ka Diyaariyay Xuduudaha Badda Soomaaliya
-Hadalladii madaxdii hore ee Soomaaliya iyo wixii dawladihii Soomaaliya soo
maray ay ka aaminsanaayeen xuduudaha Dhulka Soomaalida.....
Akhri...
Sheikh Shariif oo
Noqday Madaxwaynihii ugu horeeyay Taariikhda Soomaalida oo Khilaaf Galiyay Badda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha DFKMG: "baddana waxaa waaye KHILAAF ayaa ka jira. Marka Khilaafkaasi
in uu jiro in la muujiyo meesha ayay soo gashay, Akhri..
- Apr 29
 Xildhibaan
Tarsan iyo Afhayeenka Ahlu suna wal jameeca ee Yurub oo difaacay Badda
Soomaaliya
Xildhibaan Maxamuud Axmed Nuur Tarsan: DF in ay iska indha tireyso la
tashi ay kala sameyso dadka aqoonta buuxda u leh arrimaha Badaha heshiiskii ay
la gashay dowladda Kenya.. Yurub Maxamed Xuseen Owliyo oo ugu baaqay
baarlamanka Soomaliya iney waddaniyad muujiyaan marka ay ka doodayaan mooshin ku
saabsan heshiiska xuduud badeedka ah ee dowladaha Soomaliya iyo Kenya..
Akhri... April 29
Wasiirkii
Heshiiska u Saxiixay Kenya oo Qiray in "Dawladda Kenya Kusoo Xad Gudubtay Qayb
Kamida Badda Soomaaliyeed"...
C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in heshiiska ay DFKMG la gashay
Kenya in sida ugu dhaqsaha badan loo horgayn doono Baarlamaanka...
Akhri... - Apr 28
 Arigtada
Shariifka iyo Faroole ee Heshiiska is Afgarad ee Kenya Lala Galay.
Sh. Shariif: kuwa ka soo horjeeda heshiiskan inay sinaba u akhrin
Dr. Faroole" (Maqabo) in ay cid xaq u leedahay wax dalka Soomaaliyeed qayb ka
mid ah cid kale heshiis lagula geli karo
... Akhri.. Apr 27
FAALLO:
Dowladda Sheekh Shariif oo Meelo badan ka shaabahda Manhajka
Maafiyada
Heshiiskii Is-afgarad ee Caruusha (Oct 28, 1967)
Tanaasulkii ay dowladda Soomaalidu samaysay waxna kagama eeyan beddelan
dowladdii Keenya.
Dr. Saadiq Enow
Heshiiskii Xadeynta Badda ee Kenya iyo Soomaaliya: Hagardaamo
Halisteeda leh
Axmed Cali Khayre oo ah Garyaqaan ku takhasusay qawaaniinta caalamiga ah,
horeyna uga mid ahaa macalimiintii Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed, Kuliyaddii
Waxbarashada Lafoole ayaa digniino culus iyo talooyin ka soo soo saaray
heshiiskii is-afgaradka dhexmaray Kenya iyo Soomaaliya
Akhri....
Wasiir
ka tirsan DFKMG oo Sheegay in uu Gebi ahaanba ka soo Horjeedo Heshiiskii Badda
ee Soomaaliya la gashay Kenya, kuna tilmaamay layaab, sheegayna in uu
aad uga xunyahay...
Waraysi wasiirka Jaaliyadaha -
Apr 19
Axmed Walad Cabdalla oo la
weydiiyey waxa uu ka ogyahay
heshiiska Is-afgarad ee badda ee
Somalia iyo Kenya
iyo Kenya oo Markale ka
hadashay Heshiiska is-Afgarad ee
ay la gashay DFKMG..
Akhri... Apr 23
"Burcadda Qalinka: Norway, UN, iyo Kenya oo Qorshaha Xuquuqda Shidaal Qodista ka wada Xeebta Soomaaliya"
"Qarammada
Midoobay waxay ka qayb qaadanaysaa Norway iyo
Kenya gacan ku dhigidooda xuquuqda shidaal qodista ee badda Soomaaliya"
InnerCityPress....
Apr 22
RA'ISUL
WASAARAH & WASIIRKIISU INDHA ADAKAA!!!
- Sh. Muxamad Idris
Wasiirkii
hore ee Gaashaandhigga "Xukuumaddu awood sharci uma laha inay
xuduud-badeedka dalka wax ka badasho"... Akhri...
:::Iftiimin: Heshiiska is-afgaradka Badeed ee Kenya iyo Soomaaliya, iyo
Kaalinta Norway. - Farah Aw-Osman - May 8
:::Haloow Baarlamaan - W/D: Cabdiqani
Makhtal
:::Dowlada Walad Cabdullaah maba ay dareemin dareenka kacsan iyo cadhada
shacabka Soomaaliyeed inta ay le’egtay!!!
- Essa Mohamoud - May 4
:::Marka Shariifow Meeshaad Kenya dhulka maqan kala hadli lahayd
miyaad badiina ugu dartay? -
C/qaadir May 4
:::Somalia's Southern
Marine Boundary - by Saalihi - May
4
Maqaal: Qalin Qaran Ku Difaac - Caanageel - 25
Gabay: Xeer-badeed - C/salaam Cismaan X.Cige.-
Apr 21
Wasiirka Saxiixay Heshiiska Badda waa Inuu is Casilaa si aan uga noqono
heshiiska -
Xuseen Cabdi - Apr 20
DAGAALKU LACAG BUU
DHALAA, Qaybtii 2ad (waa wareey, waa
wareey: ‘Baddii la qaadayee’) -Apr
20
Ka dar, oo dibi dhal - Cabdifataax Janagale -
Apr 20
Gabay: NFD ninkii boolyadee, burada loo siiyey
-
Maxamud Axmed Cabdalle (Shiine) - Apr 20
FAALLO: Dowladda Sh. Shariif oo Martay Waddadii
Maxamed I. Cigaal 1967-dii- Yuusuf Cali Qammaan - Apr 19
Kenya
iyo Uganda oo ku Muransan Jasiirad Ka Tirsan Harada Victoria
Uganda waxay Kenya ka difaacanaysaa 240 mitir oo
Jasiirad ah, halka DFKMG ay muran galisay
dhul-badeedkeedii
Akhri
PRESS RELEASE : ARS condemns the illegal signing of
a so-called Nairobi ‘Memorandum of Understanding’ - Apr 19
Waawarey! Waawarey! Kenya oo la siiyey tan iyo
xeebta Muqdisho -Nafiso Jaamac Nuur - Apr 18
Ra'iisul Wasaaraha DFKMG oo Qarammada Midoobay u Gudbiyay Akhbaar
Muujinaysa in Badda Soomaaliyeed Lagu Muransan yahay.. Akhri..
:::Heshiiskii Is Afgarad ee Kenya iyo
Soomaaliya: Af-Soomaali | English Version
:::Wasiirkii Heshiiska is Afgarad
Saxiixay
DHAGAYSO ama
soo rogo
Hubsiimo hal baa la siistaa: Xeerka cusub ee badda
Soomaaliya- Abukar Y. Warsame - Apr 16
Aragtida Kenya ee "Heshiis Xuduudda Badda" ee ay la Gashay
"Jamhuuriyadda Soomaaliya" iyo Jawaabta Ra'iisul
wasaaraha DFKMG
Ku-takrifalka
dhul-badeedka iyo Berriga Soomaliya waa xaaran - Dr. Maxamud M Culusow
Heshiika Dawlada Soomaaliya iyo Kenya -
Abdisamed M.Noor - Apr 15
:::DHAXALWAREEG
(Gabay Cusub) - Eng. Cibaar
SomaliTalk
oo Gaarsiisay Dowladda Soomaaliyeed warbixintii Dhul-Badeedka Ka hor
intaysan saxiixin heshiiskii Is-Afgarad ee Nairobi...
iyo Heshiiskii Is-fahamka DFKMG iyo Kenya oo Af-Soomaali loo rogay...
Akhri halkan
ama halkan
ama halkan
::: Heshiis khaldan, erraybixin gurracag iyo mid
qeexan oo lagu bililiqeysanaayo xudduud baddeedka Somalia - Apr 14
::::MUDANE WASIIR ADAABA DIB U QORSHEYN U
BAAHAN!!!! - April 13
::: Aragtida Garabyada Siyaasadda
& Aqoonka Soomaaliyeed
::: Xuduudda Badda iyo Soomaaliya -
W/Q Cumar M. Maxamed
::: Waraysi:- Dr. Cumar Iimaan“Cid 4 KM
ku xabisan inay ka taliso Aayo Soomaaliyeed iyo Umad Masiirkeeda Danbe Caqliga &
Sharcigaba ogolaan maayo”
Cilmi
baaristii badda oo luqadda Carabiga lagu soo koobay.. Fadlan halkan ka...
akhri.. (HornAfricaOnline.net)
QEYLO DHAAN WAA WAREEY: Dalka
Soomaaliya Bad iyo Beriba badbaado ayuu u baahan yahay, Dalka yaa u maqan?
aaway dadkiisii?- April 12
Is
Badalkii DFKM ahi ma waxa uu noqday Iibsiga Badda Soomaaliya?
Akhri...
Ma Kenya Baa Xaqeennii Badda Noogu Maqan..
AKhri
Hogaanka baarlamaanka oo sharci darro ku
tilmaamay "calaamadeynta xuduuda badda ee Somalia iyo Kenya" Prof. DALXA
Apr 11
Wardheere: Waxaan cambaaraynayaa dawladda Kenya iyo UN ficilkooda ku aadan
badda Soomaaliya - apr 11
Xaajo nimaan ogeyn indhahuu ka
ridaa: Xeerka cusub ee
badda Soomaaliya
-
Apr
11
Dhulka Soomaaliya loo yaqaan waxa uu
20-kii sano ee ugu dambeysay ahaa meel cid maamusha aan la aqoon
Xildhibaan Caasho Axmed Cabdale oo ka mida xildhibaadan Soomaaliya oo si
wayn uga soo hor jeensatay heshiiska dowlada Soomaaliya la gaartay Kenya
- apr 10
Prof.
Cabdi Faarah Xasan, Guddomiyihii Jamacadda Ummada Soomaaliyeed:
Dadka Soomaliyeed waa in ay wada jir uga hortagaan heshiiska Lagu
Bililaqaysanayo dalka Soomaaliyeed..
Akhri....
Xildhibaan Caasho Axmed Cabdale oo ka mida
xildhibaadan Soomaaliya oo si wayn uga soo hor jeensatay heshiiska dowlada
Soomaaliya la gaartay Kenya - April 9
Heshiis
kasta oo xad gudub ku ah madax bannaanida Soomaaliya waa waxba kama jiraan
xitaa haddii ay saxiixaan 100 wasiir. (Xisbiga Hanoolaato)
Xeebaha Dalka Soomaaliya iyo Khiyaamooyinka Dowladaha
Shisheeye. - Eng. Daadurey
Ku xigeenka Xoghayaha Warfaafinta ARS Maxamed Xaashi ayaa
Arbacadii warsaxaafadeed ka soo saaray iibsashada Bada Soomaaliya.
ردود افعال منددة للاتفاقية البحرية المبرمة مع كينيا
Prof. Cabdi Faarah Xassan, Guddomiyihii Jamacadda
Ummada Soomaaliyeed, oo Bayaan ka soo saaray Heshiiska Kenya iyo Soomaaliya
Ku xigeenka Xoghayaha Warfaafinta ARS Maxamed
Xaashi ayaa Arbacadii warsaxaafadeed ka soo saaray iibsashada Bada Soomaaliya.
Ma Kenya Baa Xaqeennii Badda Noogu Maqan -
C/waaxid
Xeebaha Dalka Soomaaliya iyo Khiyaamooyinka
Dowladaha Shisheeye. - Eng. Daadurey
Xildhibaan Geelle Maxamed Aadan oo DFKMG ugu
Baaqay in ay ka Laabato Heshiiskii Xadaynta Badda ee ay la gashay Kenya...
DHAGAYSO ama
SOO ROGO
(HornAfrik)Barnaamij BBC Somali ka diyaarisay
Heshiiska Xuduuda Badda ee Kenya & Somaliya
DHAGAYSO ama
soo rogo
Dawladda
Soomaaliya oo saxiixdey heshiis Kenya muddo raadineysey (HorseedMedia)
::DFKMG
oo Kenya u saxiixday Heshiis ku saabsan Xadaynta Badda
::Kenya and Somalia sign Maritime boundary agreement - Nairobi, April 7
Waa Su’aal Da’weynee Dalka yaa iska leh? - A
Yabarow
Sawaaxilaga oo Raba Sidii Saancaddihii iney Soohdimo
Cusub noo Sameeyaan - C/waaxid Khaliif
DFKMG oo Sheegtay in
aysan Kenya la saxiixan Heshiis Is-afgarad oo ku saabsan Xadaynta Badda (Video)
Heshiis shaki huwan oo ay kala saxiixdeen Kenya iyo DKMG (Nairobi oo
lagu qaadayo canshuurta DKMG) - Saxansoxo
ENGLISH:
New Claim on Somali Territorial Waters (Executive
Summary) - by
SomaliTalk.com
Somalia must not sign maritime agreement with Kenya
at least for now - by
Engr Mohamud Hersi
Kenya, Somalia sign maritime boundary agreement
- www.chinaview.cn
Faafin: SomaliTalk.com | 2009
|