Home » Archive Qoraaga
Farmaajo “Far kaligeed Fool Ma Dhaqdo”
Waxay aheyd Fiidnimo taariikhdu ku beegneyd 8 Feberaayo 2017, Markii
lagu dhawaaqay guusha Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo noqdayMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ,guushaas oo aheyd lama filaan, ayaa farxad aan la qiyaasi Karin ku abuurtay Dadweynaha Soomaaliyeed qeybahooda kala Duwan.
Dariska ah ee faraha kula jira arrimaha siyaasadeed ee Soomaaliya oo
Door aad u xooggan ku leh waa...
Midnimadu xaggee ka bilaabataa?
Markay ceelalyo heshiiso ayaa reer guri biyo cabbaan. Saldhigga midnimada soomaaliyeed waa in ay isku duubmaan madaxda dalka gaar ahaan baarlamaanka dhexdiisa iyo, Baarlamaanka iyo madaxtooyada , iyo madaxtooyada iyo golaha wasiirad.
Waxaa iyana saldhig ah in madaxda dowlada dhexe oo isku duuban xiriir adag la leeyihiin madax goboleedyada oo aysan dhicin in la isu adeegsado golayaasha dowlada ama...
Warasi Dr. Sulub oo talooyin muhim ah usoo jeediyay Madaxweyne Farmaajo iyo Shacabka
Dr. Abdurahman A. Noor Sulub oo talooyin muhim ah usoo jeediyay Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Shacabka Soomaaliyed
February 10, 2017. Waxaa maanta igu soo booqday xafiiskayga Dr. Sulub. Aniga oo ka faaideysanaya fursadaas ayaan Aqoonyahan Dr. Sulub weeydiyay sadex su’aalod oo kooban. Waxaa wareysigii aan la yeeshay Dr. Sulub uu u dhacay sidaan.
Waa maxay Hoggaamintu?
Pof....
Sababaha ugu waaweyn ee madaxda soomaalidu la fashilmaan
Waxaan ugu horrayn eegaynaa sababaha daakhiliga ah oo labo qaybood kala ah: in laga waayo waxqabadkii laga filayey ama ay balanqaadeen ama masuuliyadooda shaqo ahayd iyo inay galaan gafaf waaweyn oo aan meekhaankooda u qalmin ama aan marna laga filaneyn.
Qeybta 1aad: inay ka soo bixi waayaan xilkii saarnaa ama laga waayo wixii laga filayey ama ay balanqaadeen.
Waxaa madaxdeenii kala dambeysey wada...
Yididdiillada Dadkeenna
Ololihii doorashada madaxtinnimada Soomaaliya iyo loollameyaashii tartamay iyo xildhibaannada baarlamaanka ee codeeyay iyo madaxweynihii hore oo aqbalay tirsigii looga badiyay ayaa dhammaantood ah isbeddel siiyaalku tixgelin doono oo waayo badan la xusuusnaan doono. Qaabkii ay doorashadii 8-da bisha labaad, 2017-ka, ay u dhacday baa ahaa mid si walba u qurxoonaa oo qaarad walba, dal walba, magaalo...
Isbadal iyo Rajo Soomaaliyeed
Maqaalo taxane ah oo ku saabsan talooyin xukuumadda soomalia
Qeybtii Koowaad
Waxaa Soomaalidu ku taahaysay ama Ilahay ka baryeysay ISBADAL khayr qaba muddo dheer. Hadaba waxaa xildhibaanadii Soomalida oo loo bixiyeye Xildhibaanada ISBADAL-DOONKA ah waxay uga jawaabeen rajadaas in ay doortaann Madaxweyna Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ballan qaadiyey...
Farmaajo oo ku guulaystay doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya 2017
Maanta oo Abaco ah , Febaraayo 8,2017 waxaa ku guulaystay doorashada Madaxwayanaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxwayne Farmaajo ayaa 184 cod kaga guulaystay Mudanae Xasan Sheikh Maxamud, oo helay 97 cod. Madaxwaynihii hore ayaa tanaasulay in doorashadu u gudubto wareega sadexaad, sidaas ayaa Farmaajo ku noqday Madaxwaynihii Jamhuuriyada Faderaalka ee Soomaaliya. Isla goobtii...
Muqdisho oo Markii Koowaad Noqotay Magaalada Akhristayaasha ugu badani ka soo Booqdaan AqoonKaal.com
iyo Hargeysa notay magaalada labaad…. Hargeysa waxay kaalinta koowaad haysatey 2013 ilaa 2015, waxaase hadda xiin ku dhaaftay Muqdisho.
Haddaba markii aan dib u jalleecay sannadkii la soo dhaafay ee 2016, islamarkaasna xisaabiyey magaalooyinka ay akhristayaasha ugu tirada badani ka soo booqdaan website-ka AqoonKaal.com, eegayna 1968 oo magaalo (130 dal) oo 2016 laga soo booqday AqoonKaal, waxaa iiga...
Sheekadii Badda ee Gen. Jaamac Maxamed Qaalib iyo Qoraa Amiin Yuusuf Khasaaro
Arinta muranka dhinaca Badda ee Soomaaliya iyo Kenya u dhexeeya waxaan ka hayaa labo sheeko oo xiiso leh.
Sheekada Koowaad.
Gen. Jaamac Maxamed Qaalib oo ka mid ahaa saraakiishii ugu saraysey ee soo mara ciidamada Soomaaliya gaar ahaan Booliiska iyo Nabad sugida, ayaa maalin maalmaha ka mid ah waxa uu iiga sheekeeyey halka ay salka ku hayso Sheekada muranka dhalisay ee Soohdinta dhimaca Badda...
War Saxaafadeed (Faafin Degdeg ah) – BADDA
Tr. September 19, 2016
Muqdisho – Soomaaliya
Todabaadkaan oo billaabanaya 19-ka September 2016, Dowladda Soomaaliya waxaa ay soo-jeedin afka ah ka samayn doontaa Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (“Maxkamadda”) ee Magaalada Heague, Dalka Netherlands, taasoo qeyb ka ah diidmada hordhaca ah ee 7-dii October 2015 ay soo jeedisay Jamhuuriyadda Kenya (“Dowladda Kenya”), ee ka dhanka ah...
FADLIGA 10KA HORE EE BISHA CARAFO
Walaalkey iyo walaashey muslimka ahow! Waxaa fadli idiin ku filan 10kaan maalmood ee bisha Carafo in uu Allaah ku dhaartay oo Allaah yiri: ?Eebe wuxuu ku dhaartey waabariga. Iyo Habeennada tobanka ah ( Carafo).?
Ibnu Abaas, Ibnu Zubeyr, Mujaahid, Ibnu Kathiir iyo Culumo kale waxey ku fasireen in ay tahay 10ka hore ee bisha Carafo.
Rasuulka SCW waxaa kasugnaadey in uu yiri: “Maalmo Allaah camalka...
Ra’iisul Wasaare Cumar oo ka Tacsiyeeyey geerida Marxuum Cali Samatar
Muqdisho, August 20, 2016…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke wuxu tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo shacabka Soomaaliyeed, geerida ku timid S/Guud Maxamed Cali Samatar oo ku geeriyooday dalka Mareykanka, Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu si gaara uga tacsiyadaynayaa qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Marxuumka.
Ra’iisul Wasaaruhu...
Dacwad ku Saabsan Laba Hotel oo Caan ah oo Hortaala Xeer Ilaalinta Qaranka
Iyadoo Maxkamadaha Dalka intooda badan waxay mudooyinkii ugu Dambeeysey ay qaadayeen Dacwadaha la xiiriira Dhulalka iyo Guryaha la isku haysto maadaama Dalka Soomaaliya uu ka dhacay Dagaal Sokeeye kaasoo sababey in Xoog lagu haysto Dhulal iyo Guryo ay lahaayeen dad Soomaaliyeed iyadoo taasi ay jirto ayaa Xeer iaalinta Qaranka ee dalka ka furantey Dacwad la xiriirta laba Hotel oo Caan ahaa...
Daryeelka Af-Soomaaliga iyo Dugsiga Hooyada
SIMINAAR AY SOO QABAN-QAABIYEEN AKADEEMIYE GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA IYO HAWEENKA G/BANAADIR OO LAGU QABTEY MAGAALADA MUQDISHO.
Kulan aqooneed aad u balaaran oo lagu baranayay daryeelka af-Soomaaliga iyo kaalinta ay hooyadda ka qaadan karto horumarinta afka ayaa maanta lagu qabtey xarunta Aqalka Dawladda Hoose ee Magaalada Muqdisho.
Madal aqooneedkaasi oo si wadajir ah ay u soo qaban-qaabiyeen Akadeemiye...
Soo rogo Windows 10 ka hor July 29, 2016 – wixii ka dambeeya waxay noqon Lacag
Haddii aad weli adeegsatid compuer ku shaqeeya Windows 7 iyo Windows 8.1, waxaad fursad u haystaa ilaa laga gaarayo July 29, 2016 in aad lacag la’aan kusoo rogatid Windows 10.
Wixii ka dambeeya July 29, 2016 markaas Windows 10 waxay noqon doontaa lacag.
Sidaas daraaded yeysan ku dhaafin fursaddaasi haddii aad adeegsatid Windows 7 ama Windows 8.1 si aad u cusboonaysid oo u soo rogatid Windows...
Naqtiin Buug “Afar Waraabe: Sheekooyin Soomaaliyeed oo Hidde Ah”
Waxaa had iyo jeer iga cadheeysiiya kolkaan Website-yada faraha badan ee Internet-ka Soomaalida galo oo aan akhriyo wararka ama maqaallada afka Soomaaliga ku qoran oo aad iyo aad qoraalladoodu u kharribanyihiin, ama ha noqoto xagga naxwaha ama ha noqdeen xagga higgaadda ereyada, ama xagga dhismaha iyo xulashada weedhaha.
Habeeyey oo Tarjumay: Georgi Kapchits
Daabacday: Kooxda Madbacadda URSS; Daabacaadda...
Soomaaliya oo beenisey kulanka la sheegay in uu dhexmaray Madaxweynaha DFS iyo Ra’iisul Wasaaraha Israel
“Wasaaradda (Arrimaha Dibadda) waxa ay xaqiijineysaa in kulanka la sheegay ee dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Israel aanu qabsoomin.”
Tr. July 06,2016
Muqdisho – Soomaaliya
War Saxaafadeed (Faafin Degdeg ah).
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ka shaqeyneysaa si aan habacsanaan ku...
Xisbi Cusub oo Muqdisho lagu Daahfuray
Magaalada Muqdisho waxaa looga dhawaaqey ama lagu Daahfurey Xisbi SIyaasadeed oo lagu Magacaabo Xisbiga WADAJIR oo Haldhigiisu yahay Asal iyo Iftiin waxaana Munaasabadaas ka qayb galey Xildhibaano, Wasiiro,, Madaxda Xisbiyada Siyaasada Dalka, Odoyaasha Dhaqanka, Culimada’udiin, Ganacsato, Haween, Dhalinyaro iyo Marti Sharaf kale
“Xisbiga Mabaa’iidiisa waa Dhowrista Madaxbanaanida Wadajirka...
Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyey weerarka hotel Ambassador, kana taciyadeeyey geerida xildhibaanada
Muqdisho, June 1, 2016—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa cambaareeyey weerarka argagixiso ee galabta lagu qaaday hotelka Ambassador, kaasoo ay waxyeelo ka soo gaartay shacab iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliyeed, kuwaasoo u adeegayay bulshada.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed...
Ra’iisul Wasaaraha oo dhalinyarada ku booriyay inay la yimaadaan Midnimo iyo Wadajir
Muqdisho, May 15, 2016—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa maanta hambalyo u diray dhamaamba dhalinyarada Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan, Munaasabadda sanadguurada 73-aad ee aas aaskii ururkii dhalinyarada ee SYL kuwaasoo horseeday gobanimadii dalka.
“Ugu horeyn waxaan hambalyo u dirayaa dhalinyarada Soomaaliyeed meel...
Soomaaliya oo ka jawaabtey qoraalkii Washington Post ee sheegashada caruurta da’da yar ee ah in xuquuqdooda aas’aasiga ah ay ku xadgudbeen ciidammada ammaanka Soomaaliya
Tr. May 11,2016
Muqdisho – Soomaaliya
War Saxaafadeed
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga walwalsan tahay sheegashada caruurta da’da yar ee ah in xuquuqdooda aas’aasiga ah ay ku xadgudbeen ciidammada ammaanka Soomaaliya, sida lagu sheegay war lagu daabacay wargeyska The Washington Post , 7-da May 2016.
Annaga oo ka mid ah dowladaha saxiixay cahdiga Qaramada...
Arrdeyda 18 Gobol oo ka tirsan dalka Mareykanka oo tartan qur’aan akh-ris uga furmey Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota!
Sheekh Faysal Camuudi oo wareysi gaar ah siiyey Somalitalk “waalidiinta waxaan ka codsanayaa in caruurtooda aysan maclimiinta keliya kudeynin”.
In ka badan 240 arrdey oo ka kala socda 18 gobol oo ka mid ah dalka Mareykanka, ayaa tartan xifdinta Qu’aanka Kariimka uga furmey Masjidka Karamel ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota 07/05/2016. Tartankan oo socon-doona todobaad ayaa waxaa...
R.Wasaaraha oo guddi xaqiiqo raadin ah u magacaabay eedaha loo jeediyay Hay’addaha Amniga
Muqdisho, May 8, 2016—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa guddi xaqiiqo raadin ah u magacaabay eedo loo jeediyay hay’addaha amniga dalka.
Guddigan oo ah guddi heer wasiir ah ayaa ka kooban 4 xubnood oo kala ah.
1. Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Mudane Cabdullaahi Axmad Jaamac (Ilka-jiir)
2. Wasiirka Wasaaradda Arr. Gudaha iyo Federaalka...
Xasuustaydii Nabad Sugiddii (N.S.S 1976 – 1991)
1 Janawari 1974 tii laba gu’ ka hor intaan la igu biirin Xoogaggii Nabad ilaalinta N,S,S waxaan Xabsiga u taxaabnay 2 Askari oo Ameerikaan ah iyo Qof u dhashay Boqortooyada Ingriiska , waxaan qabanay ayagoo saaran Gaari-Dameer , waxay ku socdeen siday sheegeen Xeebta, labada Askari mid ayaa feera qaawanaa , waxay soo fuudeen kana soo dhargeen khamri, hab dhaqankooda wuxuu ka caraysiiyay shacab...
Qaybtii 3-aad ee Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY W.q Qareen/Khadar Aar.
Mid ka mid ah Dhalinyarada sida dirqiga uga samatabaxay masiiboyinkaasi Tahriibka ee marba marka ka danbaysa kasii daraya,ayaa waxa uu iiga sheekaynayaa dhibatadii aadka u xumayd ee uu lasoo kulmay intii uu Tahriibka kusoo jiray .
Intinii sheekada Qaybteedii hore la socotay waxa ay inoo maraysay iyada oo wiilkii dhalinyarada ahaa iyo dhamaan Akhayartii ay Tahriibka isku barteen Habeen madaw laga carabiyay...




